Sign in to follow this  
Dr_Osman

Mogadishu Journalists Disgusting Smear Campaign against The P.M

Recommended Posts

Dr_Osman   

welicrime.jpg

 

This Garbage propaganda all over again

Amin-Amir-Arts-Puntland1.jpg

 

C/wali oo lagu eedeeyay inuu bixinayo qalab ay leedahay Dekada

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu amar ku bixiyay in ganacasato la siiyo biraha Dekada magaalada Muqdisho sida lagu sheegay war sir ah oo ay heshay Shabelle.

 

Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay soo ifbaxayeen khilaaf ba’an oo u dhaxeeya Maareeyaha guud ee Dekedda Muqdisho Sayid Cali Macalin Cabdulle iyo Wasiirka Dekeddaha iyo gaadiidka Badda Aadan Cabdullaahi Aadan ayaa waxaa soo shaac baxay sababta ka dambeysa khilaafkaan waxaana soo shaacbaxay Documenti uu Wasiirka Dekedduhu u saxiixay kooxo ganacsatado ah kuwaasi oo doonaya inay la wareegaan Biro lagu dhiso marsooyinka ay maaraakiibta kusoo xirtaan balse ay ugu magacdareen iskaraab ama (Scrap Metal).

 

Maareeyaha Dekedda iyo kuxigeenadiisa ayaa ku adkeystay inaan la rarin Birahan oo faa’iido weyn u leh Dekedda iyo Qaranka Soomaaliyeed

 

Wasiirka Dekeddaha iyo gaadiidka Badda ayaa 17-kii bishaan Janaayo 2012 waxa uu u saxiixay shirkadda Al-Shuwieb Star General Tradinga Company oo ay leeyihiin kooxo ganacsato ah inay qaataan Birahaasi dhex yaala mudadii 20-ka sano aheyd ee la soo dhaafay gudaha Dekedda Muqdisho iyo weliba Markab ku burburay xeebta Dekedda kaasi oo siday dhuxul, waxaana qiimaha lacageed ee Birahan lagu qiyaasay 5 Milyan oo Dollar.

 

Sida ku xusan Documentiga sirta ah ee ay heshay shabelle ayaa warqada Wasiirka oo tixraaceysay warqad ka soo baxday taariikhdu markay aheyd 05-01-2012 xafiiska R/wasaaraha oo loogu ogolaanayay ganacsatadan inay qaadan karaan Birahaas, inkastoo aysan inoo suuragelin inaan helno warqadaas hore ee R/ wasaaraha uu qoray .

 

Wasiirka Dekeddaha ayaa aad uga xumaaday sida ay shabelle xogta ku heshay is hortaaga Maareeyaha Dekeda uu ku sameeyay wuxuuna maanta wasiirku soo qoray warqad uu shaqada uga fariisinayo maareeyaha Dekedda Sayid Cali, inkastoo haddana uu dib uga laabtay markii culaysyo kale ay ku yimaadeen .

 

Birahan lagu dhiso dekadaha ee dhex yaala Dekada weyn ee Muqdisho ayaa waxaa la xasuusan yahay xilligii uu Soomaaliya Madaxweynaha uu ka ahaa C/llaahi yuusuf Axmed in la isku dayey sidan oo kale in la siiyo ganacsato hasa yeeshee arinkaasi ay diidmo ka muujiyeen dad badan oo Muqdisho ku nool.

 

Arrinta la yaabka leh ayaa ah in Ra’iisul wasaare Cabdiwali Max’ed Gaas oo ah nin Economist ah isla markaana balanqaaday inuu la dagaalamayo Musuqmaasuqa uu ogolaado qorsheyaal ceykan oo kale ah oo lagu dhacayo hanti Qaran.

 

Hoos ka aqriso Documentic-ga.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This is disgusting and i am sick of somali journalists making up news and then opening a word document with somalia government template and writing up junk thinking intelligent people will buy into that spew. The P.M is a patriot and doesnt care about regional politics

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abdiwali carries a great responsibility for Somalia in general and specificly he is the last hope to repair the reputation of his clansmate as leaders of Somalia. If Abdiwali becomes another clannist Yeey, Sharmarke, Abshir Farax or Faroole. Then he might be well the last Puntlander to lead Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somali PM is accused of handing out port assets to his native city bosaso

 

MOGADISHU (Mareeg.com)- The prime Minster of the Somalia’s Transitional Federal government Abdiweli Mohamed Ali, was accused of ordering to take out Mogadishu’s ports assets to another port in Bosaso city of Puntland administration.

 

According to a secret documents received by Shabelle Media station in Mogadishu, the prime Minster Mr. Ali has admitted businessmen from Puntland to take (Scrap Metal) possessed by the main dock of Mogadishu Somalia .

 

This followed an increasing row between the general manager of Mogadishu harbor Sayid Ali Mo’allin Abdullah and the minister of ports and sea transport, Aden Abdullah Aden over signing the deal allowing Somali businessmen to take the assets from Mogadishu port to Bosaso harbor in Puntland state of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this