NASSIR Posted January 25, 2012 Posted by Abu Mucaad on January 22, 2012 in Warar | 0 Comment Badhan : Waxa saaka subaxnimadii si rasmi ah loo furay kalfadhigii 2aad ee golaha degaanka ee degmada Badhan , waxana ka soo qayb galay xubno ka socdey xukuumadda PL oo uu ka mid yahay wasiir ku xigeenka wasaaradda Dekedaha Md. Abshir Siciid Saalax , Laamaha dawladda ee heer gobol oo uu u mudan yahay Guddoomiyaha gobolka Md. Maxamuud Siciid Nuur , xubnaha golaha degaanka , isimo , cuqaal , ganacsato , jaaliyadaha dibadda , culimaa’udiin ,aqoonyahan, dhallinyaro , haween iyo guddiyada xaafadaha . Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Maxamud Nuur Saciid [Dabayl] oo Kalfadhiga kasoo qayb galey. Madasha Kalfidhiga ee muqaalkeeda dibada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 25, 2012 So nassir back in the puntland seat again Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 26, 2012 ^If I don't get Maakhir, I'll either go with Puntland or Khaatumo state because I am a die-hard unionist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 26, 2012 Xaaji Xunjuf, Somaliland wexe ugu hanjabaan afka Puntland marna Somaliland baa isla nahay, reer Puntlandna wexe ugu hanjabaan Somaliland marka danta ugu jirtana Puntland ayaa la isla yahay. Maakhirians waa natural diplomats, you wont win from them. Siad Barre already ayaa khaatiyaan ka tagnaa, adigu waxba kama qaadisid. Laakinse anigu aad ayaan u tageraa, dantooda wee yaqaanan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 17, 2012 ^Cantarbaqash iga dheh. Waa lays yaqaan ee sheekada goosadka ee duugowdey yaysan qar kaa tuurin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 17, 2012 Hase ahaatee hadii taasu suurta galiweydo, markaa dabadeed arintu waxa ay noqoneysaa dagaal iyo kaa dhimey oo kugu dhimey. Says from not-that-distant dwellers of caves. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 17, 2012 Ciidamada Maamulka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 17, 2012 Carafaat, Pay attention to the first speaker in his remarks and how the current legislative council of Badhan city has contributed more than any other council since the collapse of the last regime. During the session, Abw. Cali Xuseen has crafted this poem for the council, which captures on the positive sentiment people have of the Badhan Territorial Council. Shaqsigii waxgarad ahi, runtii waa gam’ayaa Gaari carawiya, cid ka goobi maayaan Kuwa geenyo lacageed, gaadaaya maahan Masaakiinta gudahana , gargaar loogu talagaley Kuwa guri ku haystoo, u raadsada qabiilo, gadanaaya maahan Kuwa aan Iskuul gelin, garaneyn alifoo, gabgableeya maahan Kuwa Eebe gooyo, aan salaada gudanoo, gardar'oda maahan Kuwa galay wax hore, dhib u geystey Qarankoo, gof loo haysto maahan Idinkuna Goliyoo, geedigaan kaxeyseen ilaa guriga loo rarey Uu kagaari dooniyo, habka loo gol leeyahey Inu oodka guda iyo, galabtii caraawada, buuraha habeenkii Midna yaanu gamino, haloo giijo heesaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 17, 2012 Nassir, Abdwan Cali Xuseen waa runtii. cid loo heysto qaran dumay ma jirto. Anigu kolay Makhrians iyo cidkasta oo dantooda taqana waan tageersanahay. wax kasta siyasad iyo siiba diplomasiyad ayaan ku dhameeninaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 17, 2012 ^saasaa larabaa. Let's put the guns down. Quote Share this post Link to post Share on other sites