walaalkis Posted January 24, 2012 If Mogadishu is liberated from Alshabab why is ther constant attack on the goverment forces . Its either These African troops don't want Alshabab to be defeated so the pay cheques don't stop coming from u.s n eu countries Dagaallo saf-ballaaran oo ah xalay Muqdisho ku dhexmaray ciidamada DKMG, AMISOM iyo Xarakada Al-Shabaab * Talaado, Jannaayo 24, 2012 (HOL) − Sagaal qof oo ay ku jiraan dad shacab ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kale ay ku dhaawacmeen dagaallo saf-ballaaran oo xalay ka dhacay degmooyinka, Kaaraan, Yaaqshiid, Dharkeynley, Dayniile iyo Huriwaa oo dhammaantood ka tirsan magaalada Muqdisho. Dagaalladan oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG ah oo garabsanaya AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab ayaa billowdeen fiidnimadii xalay waxayna socdeen illaA saqdii dhexe, iyadoo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ay u badnaayeen labadii dhinac ee uu dagaalku u dhexeeyay. Afhayeen u hadlay Al-shabaab ayaa sheegay in dagaalladu ay ka dhasheen weerarro ay ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM kaga sugan yihiin degmooyinkii ay xalay dagaalladu ka dhaceen. "Dagaalladan waxay qayb ka yihiin kuwo aan ku doonayno inaan dib ugu qabsano Muqdisho, tiro badan oo ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ayaana ku dilnay," ayuu yiri afhayeenka howlgalada ee Al-shabaab, Sh. C/casiis Abuu-Muscab oo ka hadlay idaacadda Andulus ee taageerta. Xaafadaha ay dagaalladu saameynta ku yeesheen ayaa waxaa ka mid ahaa SOS, Xoosh, Jamhuuriya iyo weliba goobihii ay dhawaan qabsadeen ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM. Sarkaalka u hadlay Al-shabaab ma sheegin khasaaraha kasoo gaartay dagaalka, iyadoo dowladda KMG ah iyo AMISOM aysan ka hadlin dagaalladii iyo duqeymihii cuslaa ee xalay ku dhexmaray Muqdisho ciidamadooda iyo xoogagga Al-shabaab. Goobjoogayaal la hadlay HOL ayaa sheegay inay cabsi weyn dareemeen xalay ayna dagaalladu ahaayeen kuwii ugu xoogganaa ee degmooyinkaas ku dhexmara Al-shabaab tan iyo markii ay isaga baxeen caasimadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 24, 2012 They are still in Mogadishu they just wear regular civilian clothing not their Alshabaab overalls you can't identify them the TFG police and Amisom peace keeping forces have a hard time detecting them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 24, 2012 You have no idea about what you're talking about XX. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 24, 2012 ^^ Alshabaab are removed from Mogadisho there are no Alshabab head quarters or a district they run but they come in and go out hence the attacks here and there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted January 24, 2012 How about you educate us Somalina? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted January 24, 2012 walaalkis;778934 wrote: If Mogadishu is liberated from Alshabab why is ther constant attack on the goverment forces . Its either These African troops don't want Alshabab to be defeated so the pay cheques don't stop coming from u.s n eu countries Waxaa la yidhi Habar fadhida lagdini la fududaa...........This guys are trying to liberate our country, and in the process they are losing their life's everyday. Show some respect, and don't be ungrateful. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 24, 2012 ^^ Showqi, which guys are these saaxib? Hadalkaaga labada dhinac ayaa loo qaadan kara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 24, 2012 ^^ General bahuku and his boys Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted January 24, 2012 Ngonge, do I look like Maaddeey to you, or am I carrying a black flag. Of course the AMISOM Troops. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 24, 2012 ^^ its not a bad thing to carry the black flag with the shahaada on it its the Flag the Prophet Muhammad csw used to carry during the Jihaad against the infidels , but people now and days wax kasta qolada shabaab bay u nacaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted January 24, 2012 Then you can carry, and take it to Hargeysa Xaaji.........I have already a beautiful Calan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 24, 2012 I have no problem with that gurigayga baabaan ka taagi Magaalada hargeysa waba calanki dhame eh nabigeenu siidan jiray eh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 24, 2012 Xaaji Xunjuf;779036 wrote: ^^ its not a bad thing to carry the black flag with the shahaada on it its the Flag the Prophet Muhammad csw used to carry during the Jihaad against the infidels , but people now and days wax kasta qolada shabaab bay u nacaan. Spare us the matag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 24, 2012 Showqi;779035 wrote: Ngonge, do I look like Maaddeey to you, or am I carrying a black flag. Of course the AMISOM Troops. I was only trying to help so that passers by do not get the wrong message, saaxib. Maxaad ii maagaysa, ninyaho? Wayahay, bal car hadaan mar danbe wax kuula qabto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted January 24, 2012 Okay Ngonge, waayahay bal adiguna raali noqo sxb,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites