Liibaan Posted January 23, 2012 Dhalasho Farxad Leh: Wiil Ku Dhashay Laascaanood Oo Loo Bixiyay Khaatumo…… USA:-(RT)cawo iyo ayaan leh Anagoo kala ayeeyo canab, ayeeyo khadiijo, ayeeyo xaliimo,hooyo aamina, hooyo saynab maxamed maxamuud goole iyo dhamaan reer maxamed maxamuud goole, habo ruqiya cali dheere, yurub cumar cali, xayaad maxamed axmed khadra c/kariim maxamuud iyo Farduus C/kariim Maxamuud iyo caruurteeda, farax cabdi cali,Nasra C/kariim Maxamuud, Fadumo Maxamed Cali, Xafsa Saleeban Cali, C/kariin Cali Maxamuud, Jamac Cumar Cali dhamaan reer Cali dheere dhamaan reer Maxamed Axmed dhamaan reer Xasan Qarash, Layla Xirsi Goox, Farxiya Xasan Dalmar dhamaan reer Maxamuud Wagad dhamaan reer Farax Bare iyo dhamaan reer Barre Diiriye. dadkaasi oo kala joogga dalka gudihiisa iyo dibaddaba,waxay dhamaantood tahniyad u dirayaan. C/weli Faarax Barre Iyo Xiis CaliMaxamuud Oo dhowaan wiil ugu dhashay magaaladda laascaanood.wiilkaas oo loo bixiyay:- wilkaa waxa loo bixiyay Maxamed Khaatumo Waxaanay leeyihiin ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. aammiin. Anana hadaanu nahay bahda Shabakada Realtaleex Waxaanu leenahay Khaatumow soo kor kii dadkiisa ,diintiisa&dalkiisaba anfaca allah hakaa yeelo Realtaleex News Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 23, 2012 Maxamed Khaatumo Ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 23, 2012 KHaatumo in Laasaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 23, 2012 Somalina;778559 wrote: Maxamed Khaatumo Ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. aamiin. Walaal Somalina, waa runtaa Maxamed Khaatumo, Allah haa ka dhigo kii Dalkiisa Soomaaliya, iyo Diintiisa Islaamka anfaca, amiin. amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 23, 2012 Kaa yar wuu sigtay, if he was born a month early he would've been called SSC! Liibaan, this side news naga daa and pass on the proper news of Khaatumo (so that Khadar does not have a go at me again). Maxa la yedhi? What plans were announced? Is any of the stuff Xaaji X posting about Khaatumo true? Wax sheeg, saaxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 23, 2012 Stick to your somaliland news outlets, khaatumo has nothing to do with you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 23, 2012 Dervish xamaasada yaree oo abtiyaasheen ha la mid noqon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 23, 2012 mohamed khaatumo alle haka dhigo kii walidkisa, umadiisa somaliyeed iyo dalkiisaba wax u qabta. So barbaar ayaanu leenahay... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites