Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Mudaharaado Lagu Tageeray Awdal State Midnimada Somalia oo Ka Dhacay Borama

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

January 22, 2012

Dhaq-dhaqaaqa Awdal State oo Guushii Ugu Horeysay Ka Soo Hooyay Magaalada Boorama.

Eyro Geel Haday Kuu Rintood, Waayo Badan Eegto,

Hadii Ibaha Naasaha La Jaro, Waa Afkala Qaade.

Nin Makhaayad Iibsaday, Hadii Loogu Iman Waayo,

Mar Hadii Albaabada La Xidho, Waa Afkala Qaade”.

 

Rajadii laga Qabay Somaliland oo Dal la Ictiraafsan Yahay Nooqota, Maantaa ayaa U Dambaysa - Ninka U Dambeeyoow, Nalka Dami

 

Boorama (Harowo) - Dabo dhili fkii Siilaanyo u soo diray Boorama si ay uga abaabulaan mudaharaad balaadhan oo lagu taageero maamulka beelaha dhexe ee Somaliland, ayaa maalintii labaad lagau guul daraystay, ka dib markii shacabka reer Boorama loogu taag waayay inay wax taageero ah u muujiyaan.

 

 

Guud ahaanba magaalada Boorama, ayaa laga dareemayaa nacayb xoogan oo loo hayo maamulka beelaha dhexe iyo inta ka agdhow ee sandareerada ka qaadata. Waxaana sii xoojiyay markii la ogaaday inay dhamaatay 45-kii casho ee la yidhi waxa lagu soo qabanayaa dadkii masuulka ka ahaa xasuuqii Seemaal, taasina may dhicin, waana ta sabobtay in shacabka Boorama quus ka noqdaan Somaliland iyo beelaha dhexe.

 

Warar aanu ka helnay ilo xog ogaal ah, ayaa noo xaqiijiyay inuu olole midaysani hoosta ka socday, kaas oo lagu tolayay kumanaan calanka Awdal State ah oo loo qaybiyay dadweynaha magaalada Boorama, kuwaas oo diyaar u ahaa hadii banaan bax SNM-ta cusbi magaalada ku dhex marto in loo raaciyo, oo shacabku la soo baxo calanka Awdal State, waana ta baajisay, isla markaana fashilisay qorshihii dabo dhili fkii iyo Taageerayaashooda.

 

Waxan 50 qof qaadhin oo ka kooban dabo dhili fkii Siilaanyo iyo qaraabadooda, ayaa saaka iskugu yimid khayriyada Boorama, halkaas oo ay ku xeernaayeen boqolaal ka mid ah maleeshiyada beelaha dhexe, oo ilaa shalay laga soo daabulayay Hargeysa iyo meelo kale.

 

Dabo dhili fkii iyo qaraabadooda, ayaa waxay khayriyada Boorama joogeen wax ka yar 30 daqiiqadood. Waxaanay ujeedada ugu weyn ee ay lahaayeen ahayd in la yidhaa way soo baxeen oo ay video iska duubaan.

 

Marka laga reebo dabo dhili fkii Siilaanyo, dadka la garanyo ee meesha ka hadlay waxa ka mid ah Suldaanka Gabooyaha (Ina Dacar) iyo Oday Taajaro, kuwaas oo an wax macnole sheegin.

 

Si kasto oo loo dhigoba meesha guul daro weyn ayaa ka raacday dabo dhili fkii Siilaanyo, waxana iska cad inay maanta guushii ugu horaysay Awdal State ka soo hooysay Boorama.

 

Xasan Faarax Cabdi

 

Boorama, Awdal

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

Ignore the larger demo that was done in centeral borrame but upload one done by ciyaal and women from certin sub clan opposed to the govenrment.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dervish   

AsadSL;778573 wrote:
Ignore the larger demo that was done in centeral borrame but upload one done by ciyaal and women from certin sub clan opposed to the govenrment.
;)

How many trucks did it take to transport all those people from the habar hinterlands

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this