Dr_Osman Posted January 23, 2012 Turkiga oo Puntland ugu deeqay dhisme masjid oo dhawaan laga hirgalin doona magaalada Garowe. Mon, 23 Jan 2012 07:00:48 -0500 am -05:00 -18000 Garowe, Janu, 23 - Dawladda Turiga ayaa dawladda Puntland ugu deeqday dhisme ballaaran oo masjid kaasi oo dhawaan laga dhisi-doono magaalada Garowe. Wasiirka caddaaladda Puntland C/kariin Shiikh Xassan ‘Ajaayo’ oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa shaaca ka qaaday intaan la bilaabin dhismaha masaajidka in dalka Turkiga gaar ahaan caasumadiisa Istabul tababaro lagu soo siin doono culumaa'udiin iyo qaar-kamida shaqaalaha wasaaradda caddaaladda Puntland, si ay fikir iyo aragti fiican uga heleen masaajid-ya Turkiga iyo habka looga faa'iidaysto. Wasiir Ajaayo, ayaa sheegay in masjidkaasi uu ka koob-naan doono dhismayaal kale duwan oo u kala baxaya, sida goobo lagu cibaadaysto, goobo lagu shiro, goobo wax-lagu akhristo, goobo jimicsi, goobo waxbarasho, iyo goobo meherado ah. Wasiirka cadaalada Puntland C/kariin Shiikh Xassan 'Ajaayo' ayaa tilmaamay in mashaariicda dhismayaasha masaajida uu yahay mid ay dawladda Turkigu ugu yaboohday guud ahaanba dalka Soomaaliya maamulada ka jira, balse arrintaasi ay kala tashanayso DFKS. Jamhuuriyadda islaamiga ah ee Turkigu waxaa ay lagu xasuustaa taariikhda dawlaha islaamka dhismayaasha masaajida, tusaale ahaan dhismaha masjidka Maka Al-mukarama ee barakaysan iyo dhismayaal qadiimiya oo masaajid kuwaasoo ay ka dhistay qaaradaha dunida. Diiwaanka Wararka Daljir Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted January 23, 2012 garow does not need news mosques it needs hospitals, roads, libraries, schools, itc. these will be more beneficial than new grand mosques Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 23, 2012 Mashalllah guri alleh lugu cabuudo is the best wax la dhiso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 23, 2012 Ilaahoow khayr iyo xasanaad aan la tirin karin ugu beddel Turkiga. Inta ay na tareen so far ayaanba la xisaabin karin. Soomaalidu Turkiga ha xasuustaan waxay na tareen mar walba, hana kala dardaarmeen ubadkooda wanaagga ay na tareen wakhtigan aan ugu baahi badannahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 23, 2012 A good exercise in soft power Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 24, 2012 UZTAAD;778514 wrote: garow does not need news mosques it needs hospitals, roads, libraries, schools, itc. these will be more beneficial than new grand mosques mosques are important, but what's needed are public institutions, infrastructures, and investment in human capital. No worries though, in a few months, we will be able to do it ourself.:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 24, 2012 this is news worthy only they're gonna build one like this lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 24, 2012 ^^ i hardly doubt it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 24, 2012 me too, especially somali hade masuul loga dismaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 24, 2012 a water, sewage system for the State Capital would be great. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 24, 2012 why can't puntland do that itself Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 24, 2012 ^^^^It does not have enough money at this time. Soon things will change insha Allah.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 24, 2012 General Duke;778840 wrote: a water, sewage system for the State Capital would be great. my thoughts exactly. Quote Share this post Link to post Share on other sites