Maaddeey Posted January 23, 2012 ..... ragga kuwa ugu diricsanna doqon xagantinteed" Bull's eye! Waa ku kaa Samatar xag-xaganaya meel walba! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 23, 2012 Maaddeey;778649 wrote: Bull's eye! Waa ku kaa Samatar xag-xaganaya meel walba! I am glad in warkii kugu noqday oo aad intaas ka badin weysey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 23, 2012 We should respect the professors. They may have weaknesses but their contributions to Somali unity and history are of nonpareil. Besides, they are principled. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 23, 2012 Abwaan;778643 wrote: Maaddeey, Samatar waa nin Soomaali ah dan baana naga wada dhexaysa. Markii aad adigu shirarka qabiilka aadeysayna anigu kuwa Soomaalida ayaa mashquul ku ahaa, sidaas ayaana Samatar isku-keen keentay inaan arrimaha Soomaaliya kaga wada hadalno. Maaddeey;770267 wrote: Zack, I know inaadan tegeynin, waxan ula jeeday Abwaan, and I doubt he would go (he's in London and he didn't) marka muxuu ka rabaa Tolka ha isu camireene!. Abwaan;770273 wrote: I am not in London. Haddii aan joogana inaanan tegin bay u badnaan lahayd, sababtuna waxay tahay meel cid isku aragtay haddaan aadayo kan tolka ayaan aadi lahaa haddaan Kaas aadi waayeyna mid kale uma socdo! No comment! or we should call it: 'Abwaan refuting Abwaan' Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 23, 2012 The prof. has free to voice his opinion and I am not sure if also supports s/l succession though last time I knew he was opposed to. So no make sense if he is anti-succession to oppose awadal and Khatumo to have their own governance under the TFG and not join to the successionist lot. Can one clarify what he statement actual is all about. I am not getting it.. Is he for succession or unity? That is the first qeustion to be asked prof. inuu ka jawaabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 23, 2012 Maaddeey;778657 wrote: No comment! or we should call it: 'Abwaan refuting Abwaan' "haddaan aadayo kan tolka ayaan aadi lahaa haddaan Kaas aadi waayeyna mid kale uma socdo"! Af-Soomaaliga inuu kugu yaryahay ma ogeyn in Soomaalinnimadaadu sii naxuustan waanba arkayee oo wejiga duubatay! You wanna send this my good prof. Abdalla Mansuur hakuu turjumee? Isku soo duuduuboo ....Damiin FAR WAAWEYN baa wax loogu dhigaaye ee aan ku celiyee It means...Shir Beeleed uma Socdo, miduu yahayba! Waxaan la yaabanahay inaad wakhti ku dhumisay wax aan daliil kuu noqoneyn....Sheekadan ka dhamow, it is ok to loose a DEBATE and it is not the end of the WORLD! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 23, 2012 A_Khadar;778658 wrote: The prof. has free to voice his opinion and I am not sure if also supports s/l succession though last time I knew he was opposed to. So no make sense if he is anti-succession to oppose awadal and Khatumo to have their own governance under the TFG and not join to the successionist lot. Can one clarify what he statement actual is all about. I am not getting it.. Is he for succession or unity? That is the first qeustion to be asked prof. inuu ka jawaabo. This is the exactly the confussion that I was talking about....When I said wuu jahwareersan yahay!...One on day he says "There should be no Somaliland" and on another he says "Some part of Somaliland should not reunite with the rest of Somalia" I wonder what day was he correct? Haddii aysan sheekadu ahayn "Warkii hore iska dhaaf, kayga dambe la qabso" gooni;778633 wrote: koonfurta aadbuu uga hadlaa hadalka badana xikmaduu dadka ka qaadaa hadda ko horna tv baan ka daawaday asagoo snm hor fadhiya oo aad u hadal gaaban. Baa hadalku ku soo uruurayaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 23, 2012 The good professor is a human and therefore he is liable to make mistakes and send sometimes conflicting signals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 23, 2012 Samatars always had a beef with Dr. Ali Khalif I remember when Dr Ali joined Humphrey Institute of U of M, one of the Samatar wrote an opinion piece on Star Tribune Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 23, 2012 loool...marka dadka degaankaas kulankooda iyo go'aankaba khilaafka Cali Kh. Galayr inuu hareereeyo ma ahayn ee waxay ahayd in loo hambalyeeyo lana yiraa Hargeysa, Burco, Berbera, Boosaaso iyo Booramana nabad kula noolaada Soomaaliyana kaalin mug leh ka qaata in nabad waarta, dowlad iyo caddaalad ka dhacdo ee ma ahayn in la yiraa "La jooga xaafad hebla, xoog ha idinku xukumeene". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 23, 2012 Abwaan;778693 wrote: loool...marka dadka degaankaas kulankooda iyo go'aankaba khilaafka Cali Kh. Galayr inuu hareereeyo ma ahayn ee waxay ahayd in loo hambalyeeyo lana yiraa Hargeysa, Burco, Berbera, Boosaaso iyo Booramana nabad kula noolaada Soomaaliyana kaalin mug leh ka qaata in nabad waarta, dowlad iyo caddaalad ka dhacdo ee ma ahayn in la yiraa "La jooga xaafad hebla, xoog ha idinku xukumeene". Well said, Brother Abwaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 23, 2012 Abwaan, I agree But Samatars are Samatars. Sometimes they make the wrong calls. At times they make good stances with respect to Somalia. I generally like them as they are a positive presence in Western media. In Somali gatherings, they don't fare well and never succeeded to command following. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 23, 2012 Mikrofoon uunbey hortaagan yihiin marwalba, aqoonyahanada Soomaliya wax u soo baratey waa kuwa jaamacadaha iyo isbitaalada meel walba ka furey, ayagoon thank you xataa sugeynin. Kuwan lacag waxay ku qaataan in Soomaalida aflagaadeeyaan on tv. Haddey run sheegaayaan mey la shiraan madaxda dalka oo ay ka shaqeeyaan midnimada dadkooda, nah why bother, face time on tv sure alters the bruised ego much more. Waqti in lagu dhumiye ma istaahilaan. Ciao Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 23, 2012 Oo ma khilaaf hoosaad ka dhexeeya Dr. Galaydh iyo Prof. Samatars baa Khaatumo galaaftay. Waa dab dhaxamooday, maxaa lagu diiriyaa! Somalina: Odayada burushka ..... -ka leh ka daa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 23, 2012 Somalina;778699 wrote: Mikrofoon uunbey hortaagan yihiin marwalba, aqoonyahanada Soomaliya wax u soo baratey waa kuwa jaamacadaha iyo isbitaalada meel walba ka furey, ayagoon thank you xataa sugeynin. Kuwan lacag waxay ku qaataan in Soomaalida aflagaadeeyaan on tv. Haddey run sheegaayaan mey la shiraan madaxda dalka oo ay ka shaqeeyaan midnimada dadkooda, nah why bother, face time on tv sure alters the bruised ego much more. Waqti in lagu dhumiye ma istaahilaan. Ciao Waa runtaa Somalina...laba asbuuc xitaa Jaamacadaha Soomaaliya meel kastaba haku yaalleene kamay dhigin. Axmed Samatar baan arkay isagoo leh 50 plus waddan baan tegey oo aan wax ka dhigis amase barnaamijyo u aadey. I know in Cabdi Samatar uu u badnaa tegitaanka dalka, Axmedse for the first time uu mar dhow un tegey for many years. Waxaan ka rajeyneynaa inay xoogaa isbeddelaan oo ay is-jilciyaan. Soomaali maanta waxaa meeshan ka saari kara Ilaah ka sokow waa iyagoo kale iyo inta wanaagga rabta, intii ay ku xiiqi lahaayeen annaga na dhegeysta haddii kale dhegooleyaal baad tihiin ha tegeen dadkana wax ha u sheegeen. They can visit Muqdisho, Taleex, Garoowe, Boosaas, Boorame Gaalkacyo iyo meelo kale. Wax badan bay dadka u faa'ideyn lahaayeen iyaguna marxaladda dalku marayo ayey si fiican u fahmi lahaayeen iyo qaabka Soomaali loo wejihi karo! Quote Share this post Link to post Share on other sites