Somalina Posted February 6, 2012 Xaaji Xunjuf;785992 wrote: Somalina waxankalo la yaabay markay is leedahay shabaabtu kheyr sheeg , waxay tidha dagaal ba halka ka bilawday dagaal ba halka ka bilawday, Qofka ma fiicna inu khiyaali ku noolado waxbay maskaxdisa u dhimaysa marka dambe qofku khiyaaligisa wu iska rumeysta wa dhibaato marka dunida caadiga marka laa jaan qaadi kari meysid:D Shabaab Xamar waxa ugu danbeysey maalinti suuqaa bakaraha laga qabsaday maalinta wixi ka dambeysey meel aay jaan iyo cidhib dhigeen lama hayo. Walaalkeen maaday wa inaynu runta u sheegno oo indhahno war adeer meesha ka toos shabaab meesha walaga cadheyiye warar la qora nimanku ku so noqon mayaan eeh wa just words on a screen. lol@Hiiraannet.... How about straight from Mogadishu? a quick phone call will do the job. XX.... sidaan baa ka run ah qofkaan. Ciil iyo niyad jab ayaa meel xun geysey sidaad aragto. Waan ku qosli doonaa koley. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 6, 2012 ^Qosol gariir waaye waxaas!, website-yada dhan ayaa qora maalin walba, except ur favorite one Radiomuqdisho.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 6, 2012 I don't need a website waxay soo qorto. hahaaa Ceelayasha ayaa lagu naadiyaa, "waan jebiney, Villa Soomaliya ayaa 5km u jirnaa" lol.... Sawir soo dheji haddaad wax haysaan. Haddii kale beenta isku maawliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 6, 2012 Haye, Abaay () waa iga reysay!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 6, 2012 Inboow inaad mar hore ogolaatey in lagaa raayey ayaan u maleynaayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 7, 2012 ^This time its jowhar.com, enjoy Dagaalo faraha looga gubtay oo xalay mar kale ka dhacay Muqdisho Dagaalo culus ayaa xalay saqdii dhexe la isku miray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kadib markii Xoogaga Al-Shabaab ay soo qaadeen weeraro ballaaran. Sida ay sheegayaan wararka dagaalada ayaa xoogooda ka dhacay Xaafada Bagala ee degmada Dayniile iyo nawaaxiga Xaruntii Asluubta ee Ex Koontarool Afgooye. Dagaalada oo dhowr jeer ka dhacay aagagaas ayaa ahaa kii ugu xooganaa habeenadan dhaca, iyadoo xalay dad fara badan ay hurdada kaga salaleen madaafiicda iyo hubkii la is weydaarsanayay. Saraakiisha Dowladda oo saaka warbaahinta Muqdisho qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in dagaalada lagu soo qaaday, hase ahaatee ay iska difaaceen. Ciidamada AMISOM ayaa fariisimaha ay ku leeyihiin wadada Warshadaha ka ridayay madaafiic culus oo magaalada badankeed laga maqlayay. Dagaalkii xalay ayaa qeyb ka ah dagaalo xilliyada habeenkii ka dhaca, goobaha la isku hor fadhiyo, oo weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ku soo qaadaan Shabaab. 3,782 Ayaa aqrisatay 2 Halkan ka dalaco wararka dhan Halkan Riix Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com jowharnews@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 7, 2012 Faah Faahin kasoo baxday Dagaal Xalay Muqdisho ka dhacay. Tuesday, 07 February 2012 08:00 Editor Hits: 84 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhexeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa shisheeye. Xalay Fiidkii iyo saqdii dhexe ayay ciidamada Mujaahidiinta weeraro culus ku qaadeen dhowr saldhig oo ay cadawga shisheeye uga sugnaayeen magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in ciidanka shisheeye khasaara culus lagu gaarsiiyay dagaaladii xalay oo xoogoodu ka dhacay Jaalle Siyaad Bangala iyo wadada Warshahada ee magaalada Muqdisho. Dagaalkii xalay wuxuu gilgilay magaalada waxaana lamaqlay madaafiicda garbaha laga gemo oo ay mujaahidiintu ku garaacayeenb xarumaha cadawga. Saraakiil katirsan taliska mujaahidiinta oo lahadlay warbaahinta islaamiga ah ayaa sheegay in khasaara xoogan ay cadawga gaasiiyeen ayna sii wedi doonaan dagaalka. Dagaalkii xalay ayaa qeyb ka ah howgallo baaxad leh oo ay ciidamada mujaahidiinta wilaayada Banaadir ku doonayaan in ay cadawga ku wiiqaan awoodiisa. AmiirNuur Media Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted February 7, 2012 loool beledka xataa kuma dagaaloheysiin maxaa faanta duleedka aa weerar kaso qaadeysan naf la caari miiraan, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 7, 2012 ^Beledka soo kala baro, duqa! Kaaraan, Huriwaa, Ex-Control (Afgoye) & jidka Warshadaha duleedka maa u taqaannaa?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted February 7, 2012 hahaha sxb hadda dhow aan soomaliya ehelkey ila so hadleen waaxana weydiiyay dagaaladan la sheegaye dayniile iyo xerada asluubta aay yiraahdeen gaar ahan bangala iyo tiida lamadeena neh waa isla ognahay iney beled aheen meeshaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted February 7, 2012 Al-Shabab days are numbered. With no population support, no money, high numbers of desertion and very low morale they are really in deeep sh1t. Dhibkooda Allow na dhaafi Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted February 7, 2012 Ilaahay ha dhaafiyo Alshabaab umada somaliyed waayo wax xal ah uma hayaan. Waa dad lugooyo ka talis ah un. Amen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 8, 2012 Congratulations Maaddeey! 10 + Somali oo aan waxba galabsan ayaa la isku qarxiyey maanta at bar fatxi. Is qarxis kan ka daran waa la soo arkey, cid u joojisey hawshoodana ma jirto, infact dadaalkooda ayey sii laba jibaareen. Maanta dad Soomaaliyeed ayaad leyseen, maysan hubeysneen, hantidooda ayaad burburiseen; ninkii tima jaraha ahaa ee familkiisa biilaayey, barbershopkiisa waad burburiseen, ninkii taksiilaha shaqeysanaayey waad gowracdeen, ilmihiisa waa agoon, kii maqaayada lahaana hantidiisa ayaad burburiseen. Ilaahay ha u naxariisto, marxuumiintii ku shahiidey arxandarandaan is qarxinta ah ee sheydaanka khawaarijta kula beegsadeen. Janatul Firdowsa kuligood Ilaahay haka wada waraabiyo. Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun. http://www.jowhar.com/?p=13504 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 8, 2012 ^Masaakiinta Hosingo, Jilib & Gedo sanweynta gaalada caddeystay ah ay ku laayeen adoo ka naxaayo oo 'Alle ha u naxariisto' dhahaayo haddaan arki lahaa baroortaada waan u garaabi lahaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 8, 2012 Intaas waaye caqligaada dhan! waxaad ku hadasho markaad weyso ayaad la soo boodaa maalaayacni, title-ka aad qortey dib u aqri, Jilib miyaa ku qoran, speaking of Jilib. Somalina;775788 wrote: AUN to the dead. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61226-Breaking-news-Kenyan-jets-bombard-Jilib-Gosha!. Don't troll on your own thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites