Sign in to follow this  
Somalina

Wasiirka Qorsheynta oo Baledweyne booqdey

Recommended Posts

Abwaan   

Carafaat;778349 wrote:
Maddeey, cimaamadii Al Shabaab iyo suwaalki Pakistani ma iska dhigtay?

Did you answer this question?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;778743 wrote:
^ A simple 'waan qaldamay', 'si kalaan u qaatay', 'waan fududaday' would do!. tan waa ku leeftaye, mustaqbalka lee ka fiirso!.
:D

The only mistake I made here was inaan nin akhyaar ah kuu heystey laakiin markii Aala-Afduub la ceyriyey waad isku dhex yaacday and your true colour was shown! Wayska Xaal Adduun!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Did you answer this question?

^That is called evading! where did you learn this tactic?! Qaxootiga Beledweyne lee ha dhihin! :D

The only mistake I made here was inaan nin akhyaar ah kuu heystey laakiin markii Aala-Afduub la ceyriyey waad isku dhex yaacday and your true colour was shown! Wayska Xaal Adduun!

Sxb, sidaan kuugu sabraayey -from day one- I run out of patience!, haddana waxaad keentay inaad wax aan bari' ka ahay inaad igu tuhunto -qabyaalad & dhiig dad masaakiin ah! (weligey -halkan & meel kaleba- qabyaaladna layguma sheegin, dad aan wax galabsan layntoodana ma condone-gareyn, mushkilada adigay kula taallaa, been abuurka iska daa!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Xerooyinka Qaxootiga ee Beledwene. (ninkii ku soo koray aa nala jooga :D)

 

Ha igu soo weyrixin, reer B/weyne waxba kama sheegin yaah! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;778760 wrote:
^

Sxb, sidaan kuugu sabraayey -from day one- I run out of patience!, haddana waxaad keentay inaad wax aan bari' ka ahay inaad igu tuhunto -qabyaalad & dhiig dad masaakiin ah! (weligey -halkan & meel kaleba- qabyaaladna layguma sheegin, dad aan wax galabsan layntoodana ma condone-gareyn, mushkilada adigay kula taallaa, been abuurka iska daa!.

Like inaad baradho bisil tuurteysid...Xaggeed nagu aragtay anigoo Isbaaro raalli ka ah? Ama wax isbaaro dhigta u riyaaqaya...xitaa in la kala sooco ma qabo kuwa isbaarada dhigan jirey 20 years ago, within the last 20 years iyo kuwa maanta dhigtaba!

 

Qabyaalad layguma sheegin lol...it depends on who is around you....Soomaalidu badanaaba amase markii ay qabyaaladda iskugu nacamlaynayaan ma iyagaaba is dhaha aan qabyaaladda iska deyno, hebel waa qabyaaladloow iyo waxaas waxaa un la iskugu raaxeeyaa xaq baan ku taagannahay iyo annagaa daacad ah iwm.

 

Aanba warkaaga kuu raacee...Maxaa sheekada keenay qaxootiga Beledweyne iyo sheeko iska hallaasi ah haddii aadan haddaba dad dureyn?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this