Sign in to follow this  
Somalina

Wasiirka Qorsheynta oo Baledweyne booqdey

Recommended Posts

Somalina   

Muqdisho: (Sh. M. Network) Wafdi isug ujira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa u duulay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

 

Wafdigaani oo uu hogaaminayo Wasiirka qorsheyn iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowladda KMG Somaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa goor dhow waxa ay ka ambabaxeen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyagoo kusii jeeda Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

 

Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle inta uusan ka duulan garoonka diyaaradaha ayaa waxa uu sheegay in qorshaha uu yahay sidii ay la tashiyo ula sameyn lahaayeen waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si goblkaasi loogu sameeyo Maamul loo dhan yaha.

 

C/laahi Goodaxa Barre ayaa waxa uu intaasi ku daray inay rajaynayaan in wada hadaladaasi lagu guulaysto Maamulna looga dhawaqo Magaalada Baladweyne, oo maalmihii u dambeeyay uu ka taagnaa jahwareer ku saleysan dhinaca Maamul u sameynta ah ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Assagaa wada ayaga dhan.

 

Wafdigaani oo uu
hogaaminayo
Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowladda KMG Somaaliya C/laahi Goodax Barre

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Wafdi oo uu hogaaminayay wasiirka qorsheynta Qaranka iyo xiriirka caalamiga ah ayaa maanta u ambabaxay magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

 

Wafdigani oo uu hogaaminayay wasiirka Qorsheeynta Qaranka iyo xiriirka caalamiga ah ayaa waxa uu u jeedada socdaalkodu yahay sidii ay maamul cusub ugu sameyn la hayeen magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

 

Wasiirka ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya wasiiro ka tirsan xukuumadda qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya iyo xubno kale.

 

Mudane C/laahi Goodax Barre wasiirka wasaaradda qorsheynta Qaranka iyo xiriirka caalimaga ah oo intii uusan ka duulin garoonka la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in u jeedada safarkoodu yahay sidii maamul cusub loogu sameeyn lahaa Gobolkaasi oo dhowaan laga xoreeyay kooxda shabaab.

 

Sidoo kale wasiirka waxa ugu baaqay dadka ku nool G/Hiiraan in ay ilaaliyaan amaanka magaaladasi si ay ugu soo dhuumanin kooxaha nabadiidka ah.

 

Safarka mas’uuliyiinta ka tirsan xukuumadda ayaa noqonaya kiilabaad oo ay ku tagaan magaalada B/weyne mas’uuliyiin ka tirsan dowladda tan iyo markii laga xoreeyay magaaladaasi maleeshiyada kooxda shabaab.

 

RM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;778345 wrote:
^Yes, they are. They are our Muslim brothers, wax fahan.!

Not that one can take your word for it. Anyhow they are running like chickens and the murderous tourist fake Jihadis will be hunted down inside all of Somalia.

 

Insha Allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;778345 wrote:
^Yes, they are. They are our Muslim brothers, wax fahan.!

Soomaalidu muslim brothers-ka miyaad ka saartay oo waa laga kaaftoomay miyaa? Ma waxaad naga dhaadhicinaysaa in Cantoobo waddammadoodii ka soo cararay oo afafka u duuban yihiin iyo cantoobo shilimaad qabiil iyo fanatic-nimo isku raacday oo Soomaali ah ka muslinsan yihiin ummadda Soomaaliyeed oo dhan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waryaa retard!, Duke baan u jawaabaayey, wuxuuna yiri sidan:

Al Shabaab are losing big time...
Of course they will blame foreigners,
since the foreigners that support them are good ones I guess
.

Yes they are good ones because they are our Muslim brothers! ma fahantay hadda? ;)

 

Tan kale, Shabaabku qabiil inuusan ku shaqeyn Ajnabigaa og, before Somalis, waase gartaa oo reerkaaga reer Baraxleey iyagaa ugu yar, sababta aad ugu careysantahayna waa la yaqaannaa shiddadii & dhibkii aad Soomaaliay guud ahaan, koonfurta gaar ahaan aad ku heyseen bey idinka cunaqabateeyeen!. Isbaaro era is gone, sxb. Mehered kale raadso!. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

maaddeey;778733 wrote:
waryaa retard!, duke baan u jawaabaayey, wuxuuna yiri sidan: Yes they are good ones because they are our muslim brothers! Ma fahantay hadda?
;)

 

tan kale, shabaabku qabiil inuusan ku shaqeyn ajnabigaa og, before somalis, waase gartaa oo reerkaaga reer baraxleey iyagaa ugu yar, sababta aad ugu careysantahayna waa la yaqaannaa shiddadii & dhibkii aad soomaaliay guud ahaan, koonfurta gaar ahaan aad ku heyseen bey idinka cunaqabateeyeen!. Isbaaro era is gone, sxb. Mehered kale raadso!.
:D

nin carooday laga badi! Dad muxuu iska ogyahay keligii Mujaahidoow. Meeshaan wax walba laguma sheegsheegi karo ee sidaas ogow, sidaan wax u ogahayna uma sheegi karo ee ogoow...Waa bilaa reer, anigu reer Soomaaliyeed adigaas kuu caayi maayo, weligeyna ma samayn haddana igama suurtoowdo, haddii runta aan kuu sheegay ay ku dhibtay hakugu qalloocsanaato!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this