Somalina Posted January 22, 2012 http://www.jowhar.com/?p=12073 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 22, 2012 Muqdisho: (Sh. M. Network) Wafdi isug ujira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa u duulay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Wafdigaani oo uu hogaaminayo Wasiirka qorsheyn iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowladda KMG Somaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa goor dhow waxa ay ka ambabaxeen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyagoo kusii jeeda Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle inta uusan ka duulan garoonka diyaaradaha ayaa waxa uu sheegay in qorshaha uu yahay sidii ay la tashiyo ula sameyn lahaayeen waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si goblkaasi loogu sameeyo Maamul loo dhan yaha. C/laahi Goodaxa Barre ayaa waxa uu intaasi ku daray inay rajaynayaan in wada hadaladaasi lagu guulaysto Maamulna looga dhawaqo Magaalada Baladweyne, oo maalmihii u dambeeyay uu ka taagnaa jahwareer ku saleysan dhinaca Maamul u sameynta ah ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 22, 2012 ^Kan macdanta & biyaha ayaa ku wehliya & xildhibaanno kale, kan lee maxaa u sheegtay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 22, 2012 Assagaa wada ayaga dhan. Wafdigaani oo uu hogaaminayo Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowladda KMG Somaaliya C/laahi Goodax Barre Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 22, 2012 Wafdi oo uu hogaaminayay wasiirka qorsheynta Qaranka iyo xiriirka caalamiga ah ayaa maanta u ambabaxay magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdigani oo uu hogaaminayay wasiirka Qorsheeynta Qaranka iyo xiriirka caalamiga ah ayaa waxa uu u jeedada socdaalkodu yahay sidii ay maamul cusub ugu sameyn la hayeen magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya wasiiro ka tirsan xukuumadda qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya iyo xubno kale. Mudane C/laahi Goodax Barre wasiirka wasaaradda qorsheynta Qaranka iyo xiriirka caalimaga ah oo intii uusan ka duulin garoonka la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in u jeedada safarkoodu yahay sidii maamul cusub loogu sameeyn lahaa Gobolkaasi oo dhowaan laga xoreeyay kooxda shabaab. Sidoo kale wasiirka waxa ugu baaqay dadka ku nool G/Hiiraan in ay ilaaliyaan amaanka magaaladasi si ay ugu soo dhuumanin kooxaha nabadiidka ah. Safarka mas’uuliyiinta ka tirsan xukuumadda ayaa noqonaya kiilabaad oo ay ku tagaan magaalada B/weyne mas’uuliyiin ka tirsan dowladda tan iyo markii laga xoreeyay magaaladaasi maleeshiyada kooxda shabaab. RM Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 23, 2012 Al Shabaab are losing big time... Of course they will blame foreigners, since the foreigners that support them are good ones I guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 23, 2012 ^Yes, they are. They are our Muslim brothers, wax fahan.! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 23, 2012 Maddeey, cimaamadii Al Shabaab iyo suwaalki Pakistani ma iska dhigtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 23, 2012 http://www.jowhar.com/?p=12150 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 23, 2012 Maaddeey;778345 wrote: ^Yes, they are. They are our Muslim brothers, wax fahan.! Not that one can take your word for it. Anyhow they are running like chickens and the murderous tourist fake Jihadis will be hunted down inside all of Somalia. Insha Allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 23, 2012 Maaddeey;778345 wrote: ^Yes, they are. They are our Muslim brothers, wax fahan.! Soomaalidu muslim brothers-ka miyaad ka saartay oo waa laga kaaftoomay miyaa? Ma waxaad naga dhaadhicinaysaa in Cantoobo waddammadoodii ka soo cararay oo afafka u duuban yihiin iyo cantoobo shilimaad qabiil iyo fanatic-nimo isku raacday oo Soomaali ah ka muslinsan yihiin ummadda Soomaaliyeed oo dhan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 23, 2012 Waryaa retard!, Duke baan u jawaabaayey, wuxuuna yiri sidan: Al Shabaab are losing big time... Of course they will blame foreigners, since the foreigners that support them are good ones I guess . Yes they are good ones because they are our Muslim brothers! ma fahantay hadda? Tan kale, Shabaabku qabiil inuusan ku shaqeyn Ajnabigaa og, before Somalis, waase gartaa oo reerkaaga reer Baraxleey iyagaa ugu yar, sababta aad ugu careysantahayna waa la yaqaannaa shiddadii & dhibkii aad Soomaaliay guud ahaan, koonfurta gaar ahaan aad ku heyseen bey idinka cunaqabateeyeen!. Isbaaro era is gone, sxb. Mehered kale raadso!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 23, 2012 maaddeey;778733 wrote: waryaa retard!, duke baan u jawaabaayey, wuxuuna yiri sidan: Yes they are good ones because they are our muslim brothers! Ma fahantay hadda? tan kale, shabaabku qabiil inuusan ku shaqeyn ajnabigaa og, before somalis, waase gartaa oo reerkaaga reer baraxleey iyagaa ugu yar, sababta aad ugu careysantahayna waa la yaqaannaa shiddadii & dhibkii aad soomaaliay guud ahaan, koonfurta gaar ahaan aad ku heyseen bey idinka cunaqabateeyeen!. Isbaaro era is gone, sxb. Mehered kale raadso!. nin carooday laga badi! Dad muxuu iska ogyahay keligii Mujaahidoow. Meeshaan wax walba laguma sheegsheegi karo ee sidaas ogow, sidaan wax u ogahayna uma sheegi karo ee ogoow...Waa bilaa reer, anigu reer Soomaaliyeed adigaas kuu caayi maayo, weligeyna ma samayn haddana igama suurtoowdo, haddii runta aan kuu sheegay ay ku dhibtay hakugu qalloocsanaato! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 23, 2012 ^ A simple 'waan qaldamay', 'si kalaan u qaatay', 'waan fududaday' would do!. tan waa ku leeftaye, mustaqbalka lee ka fiirso!. Quote Share this post Link to post Share on other sites