Jacaylbaro Posted January 21, 2012 Hargeysa(HWN):-Wararka laga helayo magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya inay maanta ka dhaceen Mudaharaadyo rabshado wata, kadib markii ay Kooxo la soo abaabulay ay isku soo baxeen banaan-bax ay ku taageerayaan Goaanada Shirka Taleex, hase yeeshee waxa la sheegay in Ciiddamada Boolisku ay ka hortageen, isla markaana uu dhex maray isku dhacyo keenay Dhimasho iyo Dhaacba. Waxa la sheegay in magaalada Laascaanood uu ka dhacay Banaan-bax balaadhan oo ay Dadka reer Laascaanood ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin Goaanada shirka Taleex, waxaanay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ay ku muujinayaan sida ay Qarrannimada Somaliland muqadas u tahay, iyadoo sida la sheegayo ilaa hadda ay magaaladaasi qasan tahay. Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa wararka laga helayo ay tibaaxayaan inay wali sii socdaan Kacdoonada laga soo horjeedo Shirka Taleex, waxaana la sheegay in magaalada dhexdeeda lagu gubay Taayirro iyo Dhagaxaan, iyadoo ay Ciiddamada Ammaanku ay ku hawlan yihiiin sidii ay Xaalada u dejin lahaayeen. Ma jiro War rasmiya oo laga helayo magaalada Laascaanood, hase yeeshee ilaa hadda waxa la sheegayaa inay Saddex qof ku dhinteen, isla markaana ay ku dhaawacmeen 12 qof, waxaana xaalada magaalada lagu sheeegayaa inay Kacdoonadu sii xoogaysanayaan. Wixii warar ah ee ka soo kordha xaalada magaalada Laascaanood waxaanu idin soo gudbin doonnaa saacadaha soo inagu soo haya haddii Allle idmo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 21, 2012 Title-ka iyo shabakada qoraalka ku qoran isma laha. Midnaa waa Mudaharaadyo rabshado wata, kadib markii ay Kooxo la soo abaabulay ay isku soo baxeen banaan-bax ay ku taageerayaan Go’aanada Shirka Taleex, hase yeeshee waxa la sheegay in Ciiddamada Boolisku ay ka hortageen, isla markaana uu dhex maray isku dhacyo keenay Dhimasho iyo Dhaacba. Kan kalena waa Waxa la sheegay in magaalada Laascaanood uu ka dhacay Banaan-bax balaadhan oo ay Dadka reer Laascaanood ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin Go’aanada shirka Taleex, waxaanay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ay ku muujinayaan sida ay Qarrannimada Somaliland muqadas u tahay, iyadoo sida la sheegayo ilaa hadda ay magaaladaasi qasan tahay. AUN intii dhimatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 21, 2012 Jb what's the truth in the rumors that women where rounded up from burco and even hargeisa for a fake demonstration? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 21, 2012 Naxar...listen to the demontraters in the videos. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted January 22, 2012 Jb himself doesnt believe this story about some people supporting his enclave Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 22, 2012 Get those aids infested wenches from hargeisa out of ssc territory. Last thing we need is an infestation in the state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 22, 2012 Lol at Che, so where is the counter demonstration? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 22, 2012 Dervish, seriously, a little qonyar socodnemo goes a long way, stop with the name calling Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 22, 2012 dervish cant help it...lol..and seriously do you think we would bring women from other parts of Somaliland to demo..not Somalilander style im assuming you got it from the same source that said buhoodle was still not in the hands of Somaliland and that taleex conference was somehow gonna derail somaliland and that also said khatumo state was actually viable...looool...its amazing how you still relying on that source:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 22, 2012 Khaatumites want to live in peace with the neighbors but it takes to tango. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 22, 2012 Why r u always so defensive, simple question addressed to jb, a simple yes or no or I don't know would suffice. I wish people in this forum would stop with pretending to be spokespeople for anyone but themselves. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 22, 2012 Reer lasanood disappoints me smh. How do they let these creatures abuse them Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 22, 2012 Haabsade the scum bag rat will pay for bringing the infestation into the state. He should hang by the gonads Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 22, 2012 Dervish is hate is so funny to watch, keep hating bro cause the oh rat is. Y. O. Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 22, 2012 Naxar Nugaaleed;777950 wrote: Lol at Che, so where is the counter demonstration? It was there before both groups were dispersed ..... then the other one clashed with the Police Quote Share this post Link to post Share on other sites