Sign in to follow this  
A_Khadar

Magaalada Caabudwaaq Oo Lagu Qabtay Xaflad Lagu Xusayo Khaatumo State Of Somalia (Daawo Sawirada).

Recommended Posts

A_Khadar   

Waxaa Maanta Magaaalad Caabudwaaq Ee Waqooyiga Galgaduud Ka Dhacday Xaflada Lagu Taageero Maamul Goboleedka Khaatuma State Kaasi Oo Looga Dhawaaqay Deegaanada Sool, Sanaag Iyo Ceyn.

 

Xalfaldan Oo Ay Soo Agaasimeen Bulshaweynta Ku Nool Waqooyiga Gobolka Galgaduud Ee Ka Soo Jeeda Deegaanda Sool, Sanaag Iyo Ceyn Ayaa Ahayd mid ay taageero ugu muujinayeen sida ay u taageersan yihiin maamulkas waxaana baaq ay u direen madaxdii galabta lagu dhawaaqay in ay yihinn Hogaanka Maamulkaas.

 

Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen Hooyo Siraad Abuukar, Maamo Samiira Iyo Hooyo Ruqiya Iyo Sidoo Kale Nabadoon Cali Axmed Iyo Saleeban Maxamed Ayaa waxaay Ahayd mid aad loo soo agaasimay waxayna ka dhacday Hotel Shirdoon ee Magaalda Caabudwaaq.

 

Dhamaan Dadkii Ka Soo Qayb Galay Ee Lagu Casuumay Ayaa Sidoo Kale U diray Baaq Taageero ah Dhamaan Shacabweynaha Ka Soo Jeeda SSC Waxana alle ay Uga Baryeen in uu uga dhigo maamul Wanaagsan.

 

Gabagabadiina Siraad Abuukar oo iyadu ka mid ahayd qaban qaabiyayaasha ayaa sheegtay in ay tacsi u dirayso dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartya iyo kuwii ku dhintya dagaalaki dhawaan ka dhacay deegaanka Buuhoodle waxaana ay sheegtay in maamulkaasi uu si daacad ah ugu shaqeeyo dadkiisa.

 

Waa Taageeradii Ugu Horeeysay Ee Maamulka Lagu Dhawaaqay Ee Khaatuma State Uu Ka Helo Waqooyiga Galgaduud waxaana Horay sidaan oo kale uga dhacay Taageero loo muujinayo shirarkii ka socday Taleex.

 

DSC07659.jpg

DSC07674.jpg

DSC076771.jpg

DSC07678.jpg

DSC07680.jpg

DSC07681.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ Saaxiib, I am satisfied all the way the 10th on the scale. Is it perfect? No, and there are so much work needs to be done. I am here to see this community united and mind its own business. This will help the region and the entire somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Who side you when you down indeed is the closest friend.. Both Galyacyo and Caabuduq communities are there for SSC communities during their strugle against the aggressions from the clan madness project of the north..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this