A_Khadar Posted January 20, 2012 Waxaa Maanta Magaaalad Caabudwaaq Ee Waqooyiga Galgaduud Ka Dhacday Xaflada Lagu Taageero Maamul Goboleedka Khaatuma State Kaasi Oo Looga Dhawaaqay Deegaanada Sool, Sanaag Iyo Ceyn. Xalfaldan Oo Ay Soo Agaasimeen Bulshaweynta Ku Nool Waqooyiga Gobolka Galgaduud Ee Ka Soo Jeeda Deegaanda Sool, Sanaag Iyo Ceyn Ayaa Ahayd mid ay taageero ugu muujinayeen sida ay u taageersan yihiin maamulkas waxaana baaq ay u direen madaxdii galabta lagu dhawaaqay in ay yihinn Hogaanka Maamulkaas. Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen Hooyo Siraad Abuukar, Maamo Samiira Iyo Hooyo Ruqiya Iyo Sidoo Kale Nabadoon Cali Axmed Iyo Saleeban Maxamed Ayaa waxaay Ahayd mid aad loo soo agaasimay waxayna ka dhacday Hotel Shirdoon ee Magaalda Caabudwaaq. Dhamaan Dadkii Ka Soo Qayb Galay Ee Lagu Casuumay Ayaa Sidoo Kale U diray Baaq Taageero ah Dhamaan Shacabweynaha Ka Soo Jeeda SSC Waxana alle ay Uga Baryeen in uu uga dhigo maamul Wanaagsan. Gabagabadiina Siraad Abuukar oo iyadu ka mid ahayd qaban qaabiyayaasha ayaa sheegtay in ay tacsi u dirayso dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartya iyo kuwii ku dhintya dagaalaki dhawaan ka dhacay deegaanka Buuhoodle waxaana ay sheegtay in maamulkaasi uu si daacad ah ugu shaqeeyo dadkiisa. Waa Taageeradii Ugu Horeeysay Ee Maamulka Lagu Dhawaaqay Ee Khaatuma State Uu Ka Helo Waqooyiga Galgaduud waxaana Horay sidaan oo kale uga dhacay Taageero loo muujinayo shirarkii ka socday Taleex. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 20, 2012 A_Khadar, Abti, how satisfied are you with all this, in a scale of 1 to 10? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 20, 2012 ^^ Saaxiib, I am satisfied all the way the 10th on the scale. Is it perfect? No, and there are so much work needs to be done. I am here to see this community united and mind its own business. This will help the region and the entire somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 20, 2012 Thanks Caabudwaaq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 20, 2012 Mashallah aad ayeey u mahadsanyihiin. Sharaf iyo qiimo ayeey mujiyeen alle ha sharfo reer caabudwaaq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 20, 2012 Who side you when you down indeed is the closest friend.. Both Galyacyo and Caabuduq communities are there for SSC communities during their strugle against the aggressions from the clan madness project of the north.. Quote Share this post Link to post Share on other sites