Dr_Osman Posted January 20, 2012 DUABAI: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Dubai January 20, 2012 2:17 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print Dubai: (pp)- Waxaa xalay abaarihii 8 dii fiidnimo ka soo degey dubai International airport madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh M.M. Farole iyo wafdti ballaaran oo uu hogaaminayey, waxana si diiran nugu soo dhaweeyey magaalada Duabi jaalliyada reer Puntland ee ku dhaqan Isutagga imaaradka carabta. Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland oo gaaray Dubai Madaxweynaha oo ay wejigiisa ka muuqatey farxad ayaa isaga oo dhoola caddaynaya mid mid u gacan qaaday una mahadceliyey dad fara badan oo safnaa gudaha iyo debedda airporka . sidoo kalena jaalliyadda oo ku faraxsan soo dhaweynta madaxweynaha ayaa ugu hambalyeynayey guulaha xagga horumarka iyo siyaasadda ee madaxweynaha iyo maamulkiisu ku tillaabsaday dhawaanahan . Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku weheliyey xubna ka tirsan xukuumaddiisa oo ay mid yihiin wasiirka arrimaha guddaha iyo horrumarinta reer miyiga iyo dawladaha hoose Gen. C/laahi axmed jamac (Ilkajiir) iyo Agaasiamaha Hay’adda Petrolka iyo macdanta Puntland Dr. Ciise Dhoollawaa iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada puntland , sidoo kale waxa ka mid ahaa Waftiga madaxweynaha Murwada madaxweynaha marwo Amina Abiib, Waxaana loo sii galbiyey Hotel Crown Plaza oo ku yaal Magaalada dubai, halkaas oo la filayo inuu madaxweynuhu kula kulmi doono shirkado ajnabi ah oo gacan weyn ka geysan doona horrumarinta Puntland iyo weliba saraakiil sar sare oo ka tirsan dawladda Imaaraadka. Safarka Madaxwayne Faroole ayaa illo hoose waxay sheegayaan inay la xiriirto sidii loo hormarinlahaa siyaasada,horrumarka arrimaha bulshada iyo sidii looga guulgaari lahaa qayraadka dabiicga ah ee dhex ceegaaga deegaanada Puntland. Ciiro Axmed Hassan E-mail: ikhra2@hotmail.com Daabacaadda: Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 20, 2012 I am not happy with the accomodation farole is getting. Is he paying for this? no. The people of Puntland are, Its more preferrable that money goes into other things of importance for the people and book yourself into a motel Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 20, 2012 Farole is it fair u enjoy intercontinental hotels while our citizens are like this When all our citizens should be like this And it not you who makes it happen but the unsung heros As long as those sorts of conditions exist, we have nothing to talk about because lets be real who's city does it make look like a slum? ours. Fix it and stop living in crown plaza hotels and spend that money on community initiatives like below where a few nights at the crown money can be spent making 100 people secure accomodation!!! At least you started the off the road initiative which is long overdue but 13 million is not enough for the coastal towns, its needs alot more and thats your job to secure further investments for it. Go back to lootah and say sorry come back to Bosaso and manage the airport and port which you failed to do!!! and If you can score more coastal investment that will be a bonus. We are waiting for the outcome of this. But from your history wax la taban karo anigu man arag remember the instanbul pledge where is it and the completing of bosaso and garowe airports? Where is the $1 billion that was supposebly signd for somalia electricity investment. Where is Brussels 250 million piracy funds? most of farole oversea ventures has secured no investments. war anigu nin xun oo calol weyn talyani ba garowe yimi ha ii sheegin I want to see investments that change ppl lives Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted January 20, 2012 let's be fair osman. faroole is only working with limited resources and you know how that resources are spent by the state. how do you know faroole is paying for the cost? maybe, he is a guest of the government of dubai since it is they that called for the conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted January 20, 2012 The inviting party always pays for the accommodation...osman why are you always talking about bosaso airport? does your family live there? One minute you're praising Farole, the next condeming him...make up your mind. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 20, 2012 Dr osman so you wanted faroole to go to dubai and sleep in a tent Do you think only the kings should be allowed to sleep in luxury hotels Quote Share this post Link to post Share on other sites