Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu united + Puntland Oil = what a week for the Republic

Recommended Posts

Taraafiko.JPG

 

Deg Deg: Al-shabaab oo Muqdisho laga xoreeyey

 

Updated:- 24 mins ago| 0 Commnets

 

Duulaan qorsheysnaa oo ay saakay ciidanka dowlada iyo kuwa Amisom ku qaadeen Al Shabab ayey kaga qabsadeen meelihi ugu danbeeyey ee ay kaga sugnaayeen magaalada Muqdisho.

 

Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo ay hor kacayeen taangiyo ayaa dagaal kaga saaray Al Shabab xaafadihi ay kaga sunaayeen degmooyinka, Yaaqshiid, Hiliwaa iyo Daayniile.

 

Meelaha ay hada joogaan ciidamada dowlada oo ay gacan ku dhigeen waxaa ka mid ah, xaafadaha Waxaracade, Suuqa Xoolaha, Qabuuraha Bakaraat, Xeradi Maslax iyo qeybo ka mid ah degmada Daayniile.

 

Taliyaha guutada madaxtooyada C/laahi Caanood ayaa u sheegay wariyaasha in ay ciidanka ay wada qabteen xaafadihi ugu danbeeyey ee magaalada Muqdisho.

 

Xarakada AL Shabab oo iyana la hadlay raadiyaha Andalus ayaa qiray in ay ka baxeen xaafadihi ugu danbeeyey ee ay ka joogeen magaalada Muqdisho, iyaga oo ku tilmaamay xeelad dagaal.

 

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Unionist forces are marching forward. A united capital for the first time, and the prospect of hydrocarbons in Puntland all taking place within a few days is dizzying , its amazing its wonderful. We needed a bit of luck may it bring a lasting change....insha Allah

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^lol. But the common thing here lad is the Somalia Republic flag is flaying from Bossaso to Mogadishu... Change is in the air, Mogadishu, Mogadishu, Mogadishu oh beloved Mogadishu...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

General Duke;777149 wrote:
^^^^lol. But the common thing here lad is the Somalia Republic flag is flaying from Bossaso to Mogadishu... Change is in the air, Mogadishu, Mogadishu, Mogadishu oh beloved Mogadishu...

Indeed, I second that. except its not such a good week for Bosasso with all the weekly nasty assasinations. or what is it Galkacyo? what is your take on these mass assasination of elders in Puntland?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this