Dr_Osman Posted January 19, 2012 C/qadir Dhimbil: ‘Boqolkiiba 50 ayey dowlada TFG-da ku leedahay dhaqaalaha kasoo baxo shidaalka Puntland’ Updated:- 1 min ago| 0 Commnets Wasiirka Tamarta, macdanta iyo shidaalka dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqaalaha kasoo baxo shidaalka haatan laga qodayo Puntland ay laba qeyb marka loo dhigo ay qeyb leedahay dowlada TFG-da. Wareysi uu siiyey mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayuu Mr C/qadir Dhimbil ku sheegay in sharciga shidaalka Soomaaliya ee la qoray sanadki 2007 uu dhigayo in maamul goboleedki shidaal ka qota Soomaaliya ay xuquuqdiisa oo dhan leedahay dowlada KMG Soomaaliya ama dowlada Soomaaliya, dhaqaalaha kasoo baxana ay %50 u kala jabsanayaan labada dhinac. “Waxaa lagu dhaqmayaa sharciga shidaalka ee 2007 kaasi oo sheegaya in xuquuqda shidaalka ay leedahay dowlada dhexe ee Soomaaliya, gobolka qodonayana qaar buu leeyahay, Boqolkiiba 50 ayey leedahay dowlada dhexe, inta kalana waxaa iska leh maamulka soo saartay.” ayuu yiri. Dhanka kale wuxuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay bogaadineyso maamulka Puntland oo noqday maamulki ugu horeeyey ee shidaal qodis ka bilaaba Soomaaliya mudo 20 sana ah kadib, isaga ku dhiiri geliyey maamulada kale ee dalka in ay soo saartaan hadi ay helayaan amaan. Maamul goboleedka Puntland ayaa dhawaan ku dhawaaqay mashruux shidaal loogaga soo saarayo deegaanka Dharoor ee gobolka Bari, kaasi oo ay hada bilaabatay howshiisa shidaal soo saaritsta. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 19, 2012 What a disgrace waana in si xoogan looga jawaba. TFG doesnt deserve anything more then 5% fuel levy from Puntland's oil. I am insulted by the TFG demands and Puntland agrees to this nonsense we are insane. Gobollada Puntland maxa ka soo gali jiray dawladi hore ee siyad barre gaar ahan beeraha koonfuurta? NOTHING. Maxay inoo gabatay dawlada dhexe? hal laami, iyo deked aanan la dhamayn iyo hal airport in galkayo. No ways I reject the TFG claim on our oil and anything beyond a 5% fuel levy charge to the tfg is crazy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 19, 2012 Ya doctor, puntland is not on the moon, its a state in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 19, 2012 Dr_Osman;776647 wrote: What a disgrace waana in si xoogan looga jawaba. TFG doesnt deserve anything more then 5% fuel levy from Puntland's oil. I am insulted by the TFG demands and Puntland agrees to this nonsense we are insane. Gobollada Puntland maxa ka soo gali jiray dawladi hore ee siyad barre gaar ahan beeraha koonfuurta? NOTHING. Maxay inoo gabatay dawlada dhexe? hal laami, iyo deked aanan la dhamayn iyo hal airport in galkayo. No ways I reject the TFG claim on our oil and anything beyond a 5% fuel levy charge to the tfg is crazy Who paid the salaries of all those 3*** General uncles and other goverment employees in your family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 19, 2012 ^That really is sad that people today would put regional identification above national one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 19, 2012 Naxar Nugaaleed;776652 wrote: ^That really is sad that people today would put regional identification above national one. Nugaal waa intee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 19, 2012 There is no way that our oil is split half and half between the tfg. That is just absolutely insane. Majority of the oil waa inuu Puntland ku hara. I won't tolerate this wallahi haday dawlada puntland waxba ka oran im going to speak to my father who has influence there and say yaan laga oglaan tfgka sheekada daciifka. Wax ka badan 5% fuel levy lama siin karo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 19, 2012 I think it should be like 30/70 for the rest but thats just me. Carafat, dooxada nugaal ma garanayset miya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 19, 2012 Naxar 30% for puntland your insane. Waynu arki doona waxay puntland ka tirahdo sheekadan daciifka ka soo yeeray dawlada tfgka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 19, 2012 don't you think the whole country should share resource like this and if not what would the point of being one country Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 19, 2012 Glad we are not part of the weak TFG...When our oil lasoo saaro isha allah Somaliland oo kaliya ayaa iska leh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 19, 2012 I far as know, the oil is in the eastern regions. fyi xasidnemo lagu ma fano caano geelow Quote Share this post Link to post Share on other sites
yahya007 Posted January 19, 2012 Dr_Osman;776647 wrote: What a disgrace waana in si xoogan looga jawaba. TFG doesnt deserve anything more then 5% fuel levy from Puntland's oil. I am insulted by the TFG demands and Puntland agrees to this nonsense we are insane. Gobollada Puntland maxa ka soo gali jiray dawladi hore ee siyad barre gaar ahan beeraha koonfuurta? NOTHING. Maxay inoo gabatay dawlada dhexe? hal laami, iyo deked aanan la dhamayn iyo hal airport in galkayo. No ways I reject the TFG claim on our oil and anything beyond a 5% fuel levy charge to the tfg is crazy fair. stop crying about siad barre and what he did to others. we should learn from mistakes and should be able to o0ver come greed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
yahya007 Posted January 19, 2012 Naxar Nugaaleed;776665 wrote: don't you think the whole country should share resource like this and if not what would the point of being one country exactly Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 19, 2012 Naxar Nugaaleed;776670 wrote: I far as know, the oil is in the eastern regions. fyi xasidnemo lagu ma fano caano geelow Waa maxay xaasidnimada aad sheegaysa, anigu cidna ma xaasidin sxb, waxan idhi uun markaanu lasoo baxno cidna la share garayn mayno isha allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites