Showqi Posted January 17, 2012 Somalina;775978 wrote: wey wada carareen markey ogateen xaqiiqada! XX the General section ayuu ka qaraabanooya. LOL :D:D..........Runta ayaan kugu jecelahay. Shaleyto iyo doraad baq baqdoodii iyo bacaaaaaaaaaaaacdoodi ayaanu ka joogi weynay.:mad: Hadana waa u jeedaa the class room is very quiet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 17, 2012 http://youtu.be/xduvuw-zNsg" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 17, 2012 Ciidamo Kasoo Goostay snm Oo Lagusoo Dhoweeey Madasha taleex Waxaa saaka sacab iyo sawaxan qaatay daqiiqado badan lagusoo dhowqeeyey ciidamo kasoo goostay.. Booliska ciidamada maamulka Somaliland ee magaalada laascaanood. Ciidamadan oo tiradoodu gaadhaysey 14 ayaa xalay soo gaadhay caasumadda maamulka Khaatumo ee Taleex. Mid ka mid ah ciidamdan oo hadal ka jeediyey shirka ayaa sheegay inay go’aan ku gaadheen inayan dib ula shaqeen maamul dad kale leeyahay ayn au yimaadeen inay ku biiraan ciidamada maamulka Khaatumo. Gudoomiyaha gudida fulinta Khaatumo2, Dr Cali Ciise Cabdi ayaa goobta uga mahadceliyey geesiyiintan qaatay go’aanka wadaniga ah, wyuxuuna sheegay inay tusaale u noqon doonaan qaar kale oo badan. Dhanke kalena waraka hadda ka imanya magaalada laascaanood ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay duqii magaalada laascaanood yusuf taleex Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 17, 2012 just because a few men who come from the degaan left..means there is no national army...you know what get as exited as you want over your keyboards..but in a months time...reality will happily slap you in the face again...farole has nothing..and SSC is gone. farole has no infrustructure, no refinery, no nothing...hahaha...and this joke aka reer bax baax...SOMALILAND SITS IN LAS CANOD AND BUUHOODLE. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 17, 2012 Good news..hadii baaq nabadeed wax lugu wayey nina gurigiisa cidkale ma siinayo dadkina iyo magaloyinkina difaaca Guul iyo horumar Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 17, 2012 The Hermet;776029 wrote: SOMALILAND SITS IN LAS CANOD AND BUUHOODLE. Ku noqso.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 17, 2012 4 toothless las canoders from the somaliland army defected...hahahaah celebrate invite the easter bunny while you at it as well...this game is about to come to an end...:cool: katumo state...hahahahahaah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 17, 2012 Hermet reality already slapped you, your qaran-diin army failed not once but twice where buhodle is concerned ..marka nacnacda nala dhaaf Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 18, 2012 Aaliyyah;776037 wrote: Hermet reality already slapped you, your qaran-diin army failed not once but twice where buhodle is concerned ..marka nacnacda nala dhaaf if believing that helps you sleep at night go for it...the very army your critising is the same one yours crying tears of joy for when a few of them come to your aid...so whose deluding who. we both know the truth and in time...the truth as they say will set you free..KAtumoo state more like narnia state...unfortunatle no aslo here..just Galayd hahahaha. furthermore as i like to repeat...BUHOOODLE AND LAS CANOD ARE GOOOOOOOOOONE....were is katumo state markaaaa?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 18, 2012 not in my wardrobe i hope? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted January 18, 2012 Aaliyyah;776037 wrote: Hermet reality already slapped you, your qaran-diin army failed not once but twice where buhodle is concerned ..marka nacnacda nala dhaaf Actually its 3 times. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 18, 2012 Abdul this script just wants to talk lol...if buhodle was under the somaliland im sure mr odweyne would be here celebrating...bt I guess jac baa ku dhagtay.... Hermet nacnacdaada iska wado..but everyone including the somalidiid solers know that buhodle is not in the hands of their somalidiid militia. But, I guess you can keep dreaming if you choose to..sooner than later u will wake up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 18, 2012 Showqi;776008 wrote: :D:D..........Runta ayaan kugu jecelahay. Shaleyto iyo doraad baq baqdoodii iyo bacaaaaaaaaaaaacdoodi ayaanu ka joogi weynay.:mad: Hadana waa u jeedaa the class room is very quiet. ahah, classroom-ku marba nin buu quite ku yahay Showqiyow. Quote Share this post Link to post Share on other sites