A_Khadar Posted January 17, 2012 Taleex,(Lasanod Online)- Waxaa saaka sacab iyo sawaxan qaatay daqiiqado badan lagusoo dhowqeeyey ciidamo kasoo goostay.. Booliska ciidamada maamulka Somaliland ee magaalada laascaanood. Ciidamadan oo tiradoodu gaadhaysey 14 ayaa xalay soo gaadhay caasumadda maamulka Khaatumo ee Taleex. Mid ka mid ah ciidamdan oo hadal ka jeediyey shirka ayaa sheegay inay go'aan ku gaadheen inayan dib ula shaqeen maamul dad kale leeyahay ayn au yimaadeen inay ku biiraan ciidamada maamulka Khaatumo. Gudoomiyaha gudida fulinta Khaatumo2, Dr Cali Ciise Cabdi ayaa goobta uga mahadceliyey geesiyiintan qaatay go'aanka wadaniga ah, wyuxuuna sheegay inay tusaale u noqon doonaan qaar kale oo badan. Dhanke kalena waraka hadda ka imanya magaalada laascaanood ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay duqii magaalada laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 17, 2012 Saldhigyada Laascaanood Oo Qafilan, Taliyaashii Iyo Ciidamadii Booliska Ka Goostay Kuna Biiray Khaatumo State Of Somalia (Sawiro+Vedio) Taliyaha Kuxigeenka Gobolka Sool oo kasoo ayaa maanta kasoo goostay ciidan ka maamulka Soomaali land waxaan si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn. ugu horayna waxa ku kalifay inuu kasoo goosto maamulka uu ka tirsanaa. waxa uuna ugu baaqay ciidamadii ay wada shaqaynayeen Ee ku hadhay maamulkaasi inay ku soo biiraan maamulka Deegaanda Ssc ee Khaatumo State Of Somalia. Dhinaca kale waxaa Socdaalka ku weheliyay qaarkamida ciidamii uu taliyaha u ahaa waxayna sheegeen inay ka dhiidhiyaan dhibaatooyinka lagu hayo shacabka deegaanda Sool, Sanaag iyo Cayn. iyagoo xusay inay kago’antahay difaacida Qaranimada Maamulka Khaatumo State Of Somalia imika wixii ka danbaysana ay ku biirayaan Maamulka khaatumo Sate Of Somalia. Dhinacooda waxaa si aada usoo dhaweeyay qaarkamida dadka shacabka ah ee kudaqan magaalada Buuhoodle iyagoo ku tilmaamay arin Taariikhiya Ugu danbayn ayaa waxaa hadal ka soo afmeeray taliyaha Ciidan Daraawiishta Gobolka Cayn isagoo tibaaxay inay Hanbalyo udirayaan dhalinyaradan goorta dhow kasoo goostay maamulkaasi wuxuuna ugu baaqay kuwadku hadhay inay kafekaraan Masiirka Deegaanda Ay kasoo jeedaa. Dhinaca kale waxaa xalay magaalda Laascaanood kasoo goostay ku dhawaad 30 kamida ciidanka Police ka iyadoo lafiyalayo inay soo gaadhaan magaalada Buuhoodle Halka dadwaynaha reer Buuhoodle ay diyaar uyihiin inay si diiran usoo dhaweeyaan. By Axmed Darwiish Video http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=xduvuw-zNsg" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 17, 2012 Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Widh widh ee Gobobolka Cayn ayaa sheegaya in Ciidan halkaasi ku sugnaa islamarkaana lagu tirinayay in ay ka mid yihiin Maamulka Somaliland uuna horkacayay gudoomiyihii hore ee Gobolka Ceyn Keyse Cabdi yuusuf ay iminka Calanka Soomaaliya ee Xidigta Shanta geesleh ka daageen deegaankaas gubeena Calankii Maamulka . Wararka ayaa intaasi ku daraya in xaflado iyo dabaaldegyo ay halkaasi ka sameynayaan shacabweynaha iyo ciidanka iyagoona ku faraxsan go’aanka ah in ciidamada iyo maamulkii halkaasi ka jiraba qaataan in ay ka mid yihiin Calanka Soomaaliweyn. Lama garanayo Sababata keentay arintan balse waxaa laga warhayay in keyse Cabdi yuusuf oo horay uga sameystay Xisbi siyaasadeed dhanka Maamulka Somaliland islamarkaana lagu magacabay SSC ay halkaasi ku sugnaayeen . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 17, 2012 Khadar, aawey ciidankii qaranka oo Buhoodle ku hareereysnaa? raggan soo goostey maxay u qaban waayeen? Faankii iyo howhowdii badneyd wey joojiyeen koley. Shaqo fiican. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 17, 2012 ^^ Exactly Somalina. There is no such ciidamo qaran in reality but they may exist in the successionists hearts virtually. Warkoodu wuxuu ahaa propaganda and it's heartaching that likes of JB, Oodweyne and XX were clapping for the attacks of peaceful towns and burning poor somali people's homes in this day and age.. Alle ha sahlo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 17, 2012 Aamiin. Warka runta banaanka ayuu yimaadaa marwalba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 17, 2012 True! Have you seen them around esp Oodweyne? I am still shock about how exicted they all were.. Kuwan waa f******** alle ha soo celiyo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 17, 2012 wey wada carareen markey ogateen xaqiiqada! XX the General section ayuu ka qaraabanooya, wiilashiisana iskuulkii ayey ku laabteen, odeyaashana waxey dib ugu laabteen maqaayadihii ay ka soo kicitameen. LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted January 17, 2012 why you are welcoming them they are traitors and spies , you better imprison them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 17, 2012 If they joined their brothers after the community united, they are welcome. Part of the KH2 was to reconcile and sort the differences.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted January 17, 2012 They can not see the Dharoor pictures....and Cadde Muse doing business with white men.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 17, 2012 GaadhHaye;775998 wrote: They can see the Dharoor pictures....and Cadde Muse doing business with white men .... lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted January 17, 2012 A_Khadar;775991 wrote: If they joined their brothers after the community united, they are welcome. Part of the KH2 was to reconcile and sort the differences.. Exactly.They are coming back when their community needs them the most. Quote Share this post Link to post Share on other sites