Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2012 Waajid loo qaaday heestaan. My hooyo's hometown. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 19, 2012 MMA, waa fikir wanaagsan. Waxaan ku weydiiyay shekadaan maamul 6da gobol uu Sheick Hassan wado maxaa ka jira? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 22, 2012 Soomaaliya sideeda hore ku fiicneyd, 18 gobol, each with guddoomiye. Maamul goboleed qabiil lagu dhisay ma aaminsani shaqsi ahaanteeda, whether lix gobol yihiin ama laba tuulo yihiin. Federalism wax Soomaalida ku cusub ma'aha, in 1950s Soobe iyo xulafadiisa in his political party ayaa watay aragtidaan, it didn't work because very minority of the population supported it, which I still believe it is the case. ___________________________ Afmaay sahlan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 3, 2012 MMA, I recongnize the song. Liibaan sang it in Idols. amazing song indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 3, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted June 4, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;834332 wrote: Mid ka mid ah heesaha Maayga ugu caansan. Hurdurmeedii ooraad = hurdadii (riyadii) daraad Wal yaab leh haaytee = wax yaab leh ayee ahayd Hufeytoo kooytee = Xufeyto (shimbir) ii imaatay haanshoo iin sheentee = xaanshi ii keentay Huburoowdii geeraad = Huburoow (gabadha magaceeda) maalin hore Hårti la siiyee = Ninaa la siiye Hadagii lee dhimanmaa = Meherkii lee dhiman Habartiisaa nagatee = Habartiisa (xaaskiisa) noqotee MMA could you please finish translating , I have memorized most of this song when I was young and understood only few,,,it was in a tape so everytime it came up we listened, therefore I ended up memorizing it since I was young,,,10x in advance... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rose Posted June 4, 2012 Carafaat;775926 wrote: Lately I am in to Maay Maay languate. its nice language wich you speak with a friendlier and softer tone.. Agreed, Maay Maay is so beautiful. I may be biased though as it's my dialect Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 25, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Even an Italian are singing in Maay Maay. nice song. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 18, 2012 Incredible song Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 18, 2012 Incredible song, amazing voice, nice clib and the words come from the heart. I give it a 10. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 18, 2012 Carafaad, ereyada waa wada fahantay miyaa? Afmaay la jilciye waaye heesta and too much calaacal. Heesihii calaacalka torobo noqdeen sanadkaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 20, 2012 Amaanta ma diidaniye. The words are easy. But what I do not understand in the song is, does she or doesn't she want man? It's not clear, but I guess most women are not clear. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted August 20, 2012 Carafaat, hees maay maay ah aanku hayaa sxbkeey....oo waliba fudud nooh... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 20, 2012 Who is this Yusuf Elaayow? What a joke, maalin cad ayuu sxbkey Al-Ustaad Ahmed Salah qasim bililqeysanayaa music-giisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted August 20, 2012 oba hiloowlow;858343 wrote: Who is this Yusuf Elaayow? What a joke, maalin cad ayuu sxbkey Al-Ustaad Ahmed Salah qasim bililqeysanayaa music-giisa LoL sxb, anba garan maayo. Maybe, Carafaat aa yaqaano, ileen asagaa waxaas ka helee. Quote Share this post Link to post Share on other sites