Somalia Posted January 17, 2012 Buuhoodle: (Allpuntland)-Wararka saaka laga helayo Deegaanka Sool-Joogto oo ku dhawaad 25-Km Dhanka Waqooyiga uga beegan magaada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ee Puntland ayaa kusoo waramaya in Saacad ka hor Duqayo & Rasaas waaweyn ay isdhaafsadeen ciidamada Deegaanka & kuwa Somaliland ee labo cisho ka hor soo weeraray degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn. Wararku Waxay sheegayaan in labada dhinac ay Madaafiic isweydaarsadeen islamarkaasna rasaasta Qoryaha cul-culus ka dhaca ay mudo halkaas ka socotay iyadoo aysan jirin weli wax khasaaro nafeed ah oo deegaanka Sool-joogta laga soo sheegayo kadib Madaafiicdii. Wararka ayaa intaas kudaraya in Xaaladu ay degenayd daqiiqadihii u danbeeyey, Waxaa la dareemayaa xaalad kacsanaan ah marka la eego magaalada Buuhoodle iyadoona laga cabsi qabo in markale ay halkaas wax ka dhacayaan iyadoo aysan jirin dagaal toos ah oo halkaas ka dhacay. Cabdiqani Xayir Cqxayir@hotmail.com Allpuntland Team Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 17, 2012 ^^^ The old man speaks lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 17, 2012 Type of MRLS used Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 17, 2012 Somaliland bombards Buhoodle Deegaanka Sool-Joogto oo ku dhawaad 25-Km Dhanka Waqooyiga uga beegan magaada Buuhoodle ..... Xataa beenta ma sheegi yaqaanaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 17, 2012 Jacaylbaro;775920 wrote: ..... Xataa beenta ma sheegi yaqaanaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 17, 2012 Jacaylbaro;775920 wrote: ..... Xataa beenta ma sheegi yaqaanaan The deegan comes under Buhoodle. Justify your killing rather than dissecting the truth homie. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 17, 2012 Chill dont increase your blood persure old man lol Quote Share this post Link to post Share on other sites