Sign in to follow this  
Somalia

Somaliland bombards Buhoodle

Recommended Posts

Somalia   

Buuhoodle: (Allpuntland)-Wararka saaka laga helayo Deegaanka Sool-Joogto oo ku dhawaad 25-Km Dhanka Waqooyiga uga beegan magaada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ee Puntland ayaa kusoo waramaya in Saacad ka hor Duqayo & Rasaas waaweyn ay isdhaafsadeen ciidamada Deegaanka & kuwa Somaliland ee labo cisho ka hor soo weeraray degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn.

 

Wararku Waxay sheegayaan in labada dhinac ay Madaafiic isweydaarsadeen islamarkaasna rasaasta Qoryaha cul-culus ka dhaca ay mudo halkaas ka socotay iyadoo aysan jirin weli wax khasaaro nafeed ah oo deegaanka Sool-joogta laga soo sheegayo kadib Madaafiicdii.

 

Wararka ayaa intaas kudaraya in Xaaladu ay degenayd daqiiqadihii u danbeeyey, Waxaa la dareemayaa xaalad kacsanaan ah marka la eego magaalada Buuhoodle iyadoona laga cabsi qabo in markale ay halkaas wax ka dhacayaan iyadoo aysan jirin dagaal toos ah oo halkaas ka dhacay.

 

Cabdiqani Xayir

Cqxayir@hotmail.com

Allpuntland Team

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland bombards Buhoodle

Deegaanka Sool-Joogto oo ku dhawaad 25-Km Dhanka Waqooyiga uga beegan magaada Buuhoodle

 

:D:D ..... Xataa beenta ma sheegi yaqaanaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Jacaylbaro;775920 wrote:
:D:D
..... Xataa beenta ma sheegi yaqaanaan

The deegan comes under Buhoodle. :D

 

Justify your killing rather than dissecting the truth homie.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this