Liibaan Posted January 16, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Shacab Weynaha Laascaanood Oo Ooda Goostay Si Weyna Maamulka Khaatumo U Taageeray Kumanaan shacab ah oo ku faraxsan Maamulka cusub ee ka curtay shirweynihii Khaatumo2 ayaa isku soo baxay wadooyinka kala duwan ee Laascaanood kuwaas si weyn shucuurtoo u soo bandhigayey waxana dadka ay ku dhawaaqayaan Eryo ay ku soo dhaweynayaan Dawlad Gobaleedka Khaatumo Dadweynahan ayaa wadooyinka qaar ku gubay taayiro iyo Calanka SNM-ta sida wadada Masjid Jaamaca Laascaanood ee ku dhaw xafiisyadda Maamulka waxana la sheegay in dadweynu uu Ooda soo goostay oo saacad kastaba uu Mudaharaadku sii xoogaysanayo Malayshiyaadka SNM-ta ayaa haba yaraatee damin karin shacuurta dadweynaha Laascaanood waxana la sheegay in Saldhigyadda Police-ka ay difaacyo ka xidheen iyada oo ay jirto in Malayshiyaadka ku jiray SNM-ta ee ka soo jeeday SSC ay ka soo baxeen, waxana Baabuur Xaajiyad ah oo nooca UNDP bixiso ah kala baxsaday jabhada SNM Maxamed Waji kaas oo la galay Buuhoodle. Laascaanood , Khaatumo State State Of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 18, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Mudaharaado Waawayn oo Ka Socda Laas Caanood Ayaa Lagu Taageeray Maamulka Cusub ee Khaatumo ee Deeganada SSC The Revolution Continues: SSC/Khaatumo Spring 2012 Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 18, 2012 Where's good NGONGE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 18, 2012 Well done..the people of my hometown spoke up !!!!!.ilaahay dadkan dulmiga ku wada haka fogeeyo oo sharkoota haka hijaabo. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 24, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 24, 2012 Daawo Shacabkii Reer SSC Ee Jabhada SNM Ay Ku Laysay Magaalada Laascaanood. Laascaanood(Allssc): Sida laga wada warqabo waxaa dhowaan xabad aan loo meeldayin Jabhada SNM ay u fureen Bulshada Reer Laascaanood kuwaas oo si nabad galyo ah Manaanbax ay ku taageerayaan Khaatumo State Of Somali ku marayay Wadooyinka Magaalada Laascaanood. Jabhada SNM oo wayadan kusoo daad guraynaysay deegaanda SSC Maryo calas kasoo jeeda Bariga Burco ayaa maankooda uu ka dhex guuxayaa Utun iyo Aargoosi Fog, waxayna taasi sabab tay inay Arday iyo Shicib ku Xasuuqaan Magaalada Laascaanood. Halkan Hoose Ka Dheeho Maqal Iyo Muuqaal " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 24, 2012 Somalia;775676 wrote: Free SSC you less then 25 miles away bax bax lander whose stopping you?? ohhh i forgot Somaliland military might..hahaha... Anywhoo with all the bax bax aside...no genocide is going on in las canod..believe me if Somaliland wanted to commit genocide in las canod it would but this is a protest and it led to the death of civilians which is bad..but it happens in hargaisa on numerious occassion...just because you precieve Somaliland as a clan state doesnt mean a genocide is taking place...lool... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 27, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 29, 2012 http://youtu.be/q9Fah30n5Sk" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 29, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 29, 2012 Xildhibaanadu inaba caadi ma aha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 29, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites