Saalax Posted January 16, 2012 Berbera: isku soo bax balaadhan oo lagu tageerayo Gooni isku taaga Somaliland oo Goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Berbera Daawo Sawirada (Hadhwanaagnews) Monday, January 16, 2012 waxa Goor Dhoweyd ka dhacay magalada Berbera ee xarunta Gobolka SAAXIL isku soo bax ballaadhan oo lagu taagerayo qaranimada iyo Gooni isutaaga ,Somaliland laguna diidan yahay cida kala furfurayso midnimada Somaliland Berbera: isku soo bax balaadhan oo lagu tageerayo Gooni isku taaga Somaliland oo Goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Berbera Daawo Sawirada waxa Goor Dhoweyd ka dhacay magalada Berbera ee xarunta Gobolka SAAXIL isku soo bax ballaadhan oo lagu taagerayo qaranimada iyo Gooni isutaaga ,Somaliland laguna diidan yahay cida kala furfurayso midnimada Somaliland, isla markaasna lagaga soo horjeeda beelihii ku shiray Bariga ee sheegay inay maamulgoboleed samaysanayaan, waxaana isoo baxan ka qaybqaata boqolaal ka mid ah dadwayanaha ku dhaqan magalada Berbera iyo dhamaan shaqalaha laamaha dawlada iyo ururada Bulshada iyadoo ay halkaasi kala hadleen Dadweynihii Bannaanbaxayey madaxda kala duwan ee G/sahil iyo degmada sida Badhasaabka G/sahil Maxmud Cali Saleban (RAMAAX), Mareyaha Dekeda Berbera Cali Xoorxoor, Xoghayaha D/hoose, iyo Taliyaha Qaybta Booliiska G/saahil qaar ka mid ah Madax dhdaqamedada G/sahil , waxaanay dhamaantood Dadweyanaha ugu baaqayeen in aan la ogolaan doonin in la waxyeelayo Qaranimada Dalkan somaliland ee loo soo halgamay dhiigana loo soo daadiyey. dadwayanaha Bannaanbaxayey ayaa ahaa qaar ay wajiyadooda ka muuqatay dareen wadaniyadeed waxaanu ku dhammaaday jawi xasiloon oo nabad gelyo ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2012 You got to love reer berbera for being strong patriots. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 Yes they are proud of them lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted January 16, 2012 What is new? This looks like the sort of demos Gadhaafi used to organize in his last days. Shall we see a Zenga-Zenga from Silaanyo today? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2012 They hold those kind of demos every now and than there was a similar one in dila few months ago Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 Abtigis your anger of this is music to my ears loool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 16, 2012 What's Siilaanyo up to here? Something smells really fishy! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 16, 2012 Ngonge, its actually the fresh smell of Unity. These folks heard Somaliland is Uniting with Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 16, 2012 ^^ At least you didn't go for the obvious route and say it's 'dekada berbera' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 This Carafat is on some strong stuff to think that way lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 16, 2012 Loool Did you hear Ali Xoor Xoor is back, Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 16, 2012 ^^ Who's that? The guy that used to run the port? I am not too good with names of internal 'celebrities'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2012 ^^ Yeah thats him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 16, 2012 NGONGE;775474 wrote: ^^ Who's that? The guy that used to run the port? I am not too good with names of internal 'celebrities'. but you are learning quick. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 16, 2012 Hmmmmmmmmmmm ,,, Ehem Quote Share this post Link to post Share on other sites