A_Khadar Posted January 16, 2012 Waxaa maanta booqasho ugu tagay Ciidamada naftood horuyaasha Wufuud sare oo uu hogaaminayo C/kariin Xasan Jaamaca oo kamid Ahaaa ergooyinkii soo qaban qaabiyey shirwaynaha khaatumo 2 ee kasocda magaalda Taleex. Ugu horayn waxay in dhadhayn ku sameeyeen Xoogaga Naftood horuyaasha ee shalay sida xooga ah uga soo saaray Ciidamada Maamulka hargeisa waxaana halkaasi kalmado kooban ka jeediyey Baliga Shangalle Qaar kamida qurbajoogta kasoo jeeda deegaanda Sool, Sanaag iyo Cayn iyagoo ku dheeradaay inay shacabka deegaanada Sool, Sanaag iyo cayn Ay xaq uleeyihiin inay is difaacaan cidii dhimata ay tahay Shadiid. Sidoo kale waxay ugu baaqeen waxgaradka iyo culimada maamulka waqooyiga Soomaaliya Inay ku wacyi geliyaan horjoogaha maamulka hargeisa dhibaatada ay leedahay dulmiga lagu qaado cid aadan wax ku lahay iyo weliba inuusan marna guulaysanayn Dulmigu. iyagoo dhanka kala xaqiijiyey in shacabka Deegaanada Ssc aysan Rajo danbe ka sugay maamulada Hareeraha. hadii waxkasta dhacaana aysan dib ugu laaban doonin. Ugu danbayn ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Dawlada Federaalka Soomaaliya C.kariin Xasan Jaamac wuxuu ugu horayn utacsiyeeyay dadkii dhimashadu kasoo gaadhay dagaalka Ciidamada Milatariga Maamulka Waqooyiga Soomaaliya ay kusoo qaadeen shacabka magaalda Buuhoodle , kuna doonayeen inay ku qabsadaan magaalada Buuhooodle ee Xarunta gobolka Cayn. waxa uu ugu baaqay hogaamiyaha maamulkaasi inuu faraha kala laabto tixgeliyana rabitaanka shacabka Deegaanada Ssc, waxa uuna xusay inaysan suurta gala ahayn in si khasab ah cidna loogu khasbi karo meel ay san doonayn. Sidoo kale waxa uu xusay inay dhamaatay xiligii lakala jiidan jiray Shacabka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ayna imika samaysteen maamul madaxbanaan kaas oo si rasmiya uhoostageya Dawlada Soomaaliya. Ugu danbayna waxa uu ugu baaqay Madaxda dawlada sare ee soomaliya inaanu war saxaafeeed laga soo saaro meel dad lagu laayey aanu waxba tarayn hasa ahaatee ay wax qabadkeeda kaga aadan kaqayb qaadato. Ugu danbayn ayaa waxaanu waraysiyo layeelanay qaarkamida saraakiisha hogaaminaya ciidamada waxayna kawarameen xaalada ciidamada Xoogaga maagaalada Buuhoodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted January 16, 2012 Where are the buildings and houses of Buuhoodle in the pics? Looks like they're standing in the middle of the countryside with livestock grazing behind them. Since Buuhoodle as a town is divided right along the border (between a Somaliland side and an Ethiopian side of the town), couldn't they at least take pictures in the Ethiopian side? It would make for better PR value to increase the diaspora donations... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 LOOOL look at them in the pic soo funny. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 17, 2012 http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=do37DvNdZW0" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17, 2012 Mintid Farayar;775431 wrote: ? It would make for better PR value to increase the diaspora donations... It's more than your side would have hoped for. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted January 17, 2012 waar iga taga, kuwani hadal kama daalaan! Empty talk as usual. Quote Share this post Link to post Share on other sites