A_Khadar Posted January 16, 2012 This wasn't just a random pick, but selection process out of five names among KH, SSC, Darwiish etc.. So if KH wins with do process.. Welcome Maamul Goboleedka Khaatumo and its people are somalis and somalis from SSC. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 16, 2012 NGONGE;775367 wrote: ^^ I'm not sure they meant the Arabic word when they called it Azania, but, in Arabic; it means: the adulteress (الزانيه). At least Khaatumo means THE END! ;););) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2012 Shit i will call keyse abdi yusuf and tell him to change the party name into Khaatumo party Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 16, 2012 Jacaylbaro;775393 wrote: ;) ;) ;) Is that your respond for the embarrassment? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2012 Congratulations to All People of Khaatumo State of Somalia (SSC) Hambalyo iyo Bogaadin Dhamaan Shacabka Maamul-Goboleedka Khaatumo ee Somalia (SSC) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 16, 2012 Khaatumo State Of Somalia hambalyo noqda mamulki ka shaqeeya umada somaliyeed midnimadeeda iyo horumarkeeda sida ay abwaanada Rooda af jano gabaygeedi ku tidhi ugala booskii darawiishki shacabkan bayhoofay,,, Guul midnimo iyo horumar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 16, 2012 Congrats indeed. May you peacefully prosper and move forward. Ilaahay haka dhigo middii waarta oo shacabkeedana badbaadisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 There is not state called Khaatumo people stop with this dreaming. Where do they control Sool NOpe, and Saang either. And you lots call us dreamers lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 16, 2012 Hope this will be true to its name Khaatumo (The last), hope it will be the last maamul goboleed to be announced. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 16, 2012 Ha kugu taagnaato. Live with your baseless, fakeness hatred. This community have spoken. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted January 16, 2012 Congratulations, Khaatumo State of Somalia and Awdal State must work togther for the uniting the whole nation, Khaatumo will end the SNM Drama 20 years ayaa lagu jiray wey duushay iyo wey dhaqaaqday. Khaatuma ayaa soo Khatimiysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 16, 2012 Congrats to the new state. Where is my friend Oodweyne Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2012 Shacabka Awdal iyo Maamulka Awdal State oo Siwada Jira ah u Taageeray Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Sulieman Abdi Dugsiye, Office of the President, Awdal State of Somalia Suleyman Cabdi Dugsiiye, Xafiiska Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Awdal State ee Soomaaliyeed. Congratulations to Khaatumo State of Somalia, from Awdal State & Awdal State people Hambalyo Ku socoto Dowlad Goboleedka Khaatumo (Maamulka iyo Shicibkaba) Walaalayaal Guushiinu Waa Guushayada, Walaalayaal Guuleysta Hambalayana Naga Gudooma Sida caqliga saliimka ahi tilamaamayo, ummad walba xaq bay u leedahay ka talinta masiirkeeda. Ummad quwadeedu midnimadeeda ayay ku jirtaa. Islamarkaa Quruxdeedu waa hogaankeeda. Hadii aan nahay maamulka sare ee dowlad goboleedka Awdal State iyo shicib weynaha farxad bay nootahay guusha aad ka gaadheen midnimada dadkiina iyo go’aanka aad ka gaadheen gacan ku qabadka masiirka umadda reer SSC. Walaalayaal guushiinu waa guushayada. Waxa kale oon ku faraxney hogaanka aad u qabateen dib usoo nooleynta calan Soomaali wadaagto iyo maamu federaal ah oo ka dhaxeeya. Sida la ogsoonyahay Awdal State safka hore ayay kaga jirtaa dib usoo nooleynta mustaqbalka wanaagsan ee Soomaali iyo guusha oon dhamaanteen wadaagno. Sharaf bay noo tahay hadii aan nahay maamulka dowlad goboleedka Awdal State iyo shicib weynaha reer Awdal State inaan idiinsoo gudbino hambalyo qaali ah oo ku aadan mowqifkiina wanaagsan ee muujinaya Soomali oo dib usoo noolaata oo calan iyo dowlad wadaagta. Sida la ogsoonyahay xidhiidh iyo taariikh dheer oo mudan oo ku saleysan walaaltinimo iyo wadajir ayaa ka dhaxeeya shicib weynaha reer Awdal State iyo SSC. Walaalayaal iftiinkiina ka baxey Taleex nagusoo gaadh Awdal State ee naga gudooma hambalyo qaali ah. Waxa sharaf noo ah inaan bayaamino in maamulka dowlad goboleedka Awdal State iyo shicibka reer Awdal idin garab taaganyihiin wakhti walba iyo meel walba. Walaalayaal guuleysta hambalayana naga gudooma. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 They shocked Somaliland is taking them out and the are going mad looool you lots are funny. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 16, 2012 eegankan” ayuu yiri Aadan C/llaahi Shuuriye Afhayeenka Shirkaasi. Afhayeenka Shirkaas Aadan C/llaahi Shuuriye waxa uu intaa ku daray in lixda qeybood ee maamulkaasi ay kala noqon doonaan Golaha Sare ee dhaqan oo ay noqon doonaan Odoyaasha, Golaha wakiilada oo ay noqon doonaan Baarlamaanka Maamulkaasi, Golaha Madaxtooyada oo noqon doona sadex guddoomiye oo wareegto ah oo la soo dooran doono islamarkaana hagaya maamulka sare ee Deegaankaasi, Golaha wasiira oo ka kooban lix wasaaradooda, iyo hay’adda Sharciga ama Garsoorka oo ka madax banaanan doonta shanta waaxood ee kale. Great News! I hope for the best. Quote Share this post Link to post Share on other sites