NGONGE Posted January 16, 2012 Warya LST, if you can merge threads why didn't you do all of this earlier and save us from dancing? (Of course, as I told Duke all those years ago, I am extra happy that the drilling has began. Lets just hope the Imam does not spoil things). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted January 16, 2012 This is a great news for Somalia. I hope we found oil.. "Madaxweynaha Puntland oo isagu ceelkaas si rasmi ah xariga uga jaray ayaa sidoo kale intii ay munaasabadii furitaanku socotey sheegay in howlaha shidaal baaristu ay yihiin kuwo Puntland keliya aanay dani ugu jirin haseyeeshee hadii Puntland shidaal laga soo saaro ay taasi horumar iyo guul u tahay guud ahaan umadda Soomaaliyeed. Dr. Faroole ayaa sidoo kale sheegay in Puntland aysan si gaar ah isugu koobi doonin dhaqaalaha kasoo baxa hadiiba dhulkeeda shidaal laga soo saaro, isagoo intaas raaciyey in Puntland hadii ay dooneyso in dhaqaalaha shidaalku uu iyada ku koobnaado ay mar hore Soomaaliya inteeda kale ka go’i lahayd." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 16, 2012 NGONGE, the black gold is about to gush out. Watch out. <img src="http://www.garoweonline.com/artman2/uploads/3/14_2.jpg"" The river underneath, ooh the river underneath!!. WEBI SHABEELLE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 16, 2012 Just imagine Faroole with oil money-goodness me. It's ridden with a lot of opportunities if managed well or many pitfalls if misused. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 16, 2012 ^^ We are now past the stage of "is this happening?" to the point of "how will this be managed?". :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 16, 2012 This is the Lord's doing and it is marvellous in our eyes Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 16, 2012 President Cade Muse, the father of Puntland Somalia's oil exploration took part in the opening ceremony. Wonderful stuff.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 16, 2012 General Duke;775553 wrote: President Cade Muse, the father of Puntland Somalia's oil exploration took part in the opening ceremony. Wonderful stuff.. Cadde indeed is the father of all of this. He was way ahead of his time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 16, 2012 Dharoor, Jan 16 - Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta xariga ka jaray ceelkii ugu horeeyay ee laga soo saarayo shidaalka Puntland (Shabeelle 1) ee dooxada Dharoor. Munaasbad balaaran oo lagu qabtay Dooxada Dharoor ayaa waxaa ka qaybgalay wafdi uu hogaaminayo madaxwayne Cabdiraxmaan Faroole ayna qayb ka yihiin wasiiro katirsan dowladda Puntland iyo madax katirsan shirkadda shidaalka Puntland baaraysa ee African Oil. Madaxwaynaha Puntland oo hadal ka jeediyay xarig jarka ceelkii ugu horeeyay ee laga soo saarayo shidaalka Puntland Shabeelle 1 ee Dooxada Dharoor ayaa waxaa uu sheegay,shidaalka laga soo saarayo deegaanada Puntland inuu muhiimad gaar ahaaneed uu u xambaarsanyahay shacabka Puntland iyo guud ahaanba Soomaliya. Khudbadihii laga jeediyey xafladda furitaanka ceelka shidaalka ee Dharoor. Madaxwaynaha waxaa uu sheegay dowladda Puntland hadii ay doonayso shidaalka inuu ku koobnaado ay markii hore ku dhawaaqi lahayd inay ka go'day Sooaamliya,balse waxaa uu yiri "dooni mayno inaan Soomaliya ka go'no, shidaalkana waxaa wax ku yeelan doono guud ahaanbaa dadka Soomaaliyeed. Afhayeenka xukuumadda Puntland Axmed Cumar Xirsi "LibaaxJoore" oo isagoo ku sugan Dooxada Dharoor waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ku tilmaamay tilaabadan dhanka soo saarista shidaalka ee la qaaday,inay ahmiyad gaar ahaaneed u noqon doonto guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed. Waraysi: Afhayeenka Puntland: Libaaxjoorre. Madax katirsan shirkadda African Oil ee la filayo inay soo saarto shidaalka,ayaa sheegay inay kusoo saari doonaan shidaalka mudo 3 bilood ama 90 cisho gudahood. Munaasbaada xariga looga jarayay ceelka shidaalka Puntland ee Shabeelle 1 ee Dooxada Dharoor ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxwaynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse Xirsi. Diiwaanka Wararka Daljir Boosaaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 16, 2012 So how many shares LSK and Duke bought?:-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 16, 2012 Historic Day, 16/01/2012! Quote Share this post Link to post Share on other sites