Fiqikhayre Posted January 15, 2012 War Deg Deg Ah.Ciidamada Somaliland oo Laga Saaray Buuhoodle. Posted by pi on January 15th, 2012 Buuhoodle(Puntlandi.com);- Ciidamada mamulka Somaliland ayaa isaga baxay magalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn markii cadaadis iyo iska caabin ay kala kulmeen shacabka iyo mamulka Gobolka Cayn oo is garabsanaya. Wariya badaxbanaan oo ku sugan Buuhoodle ayaa Puntlandi.com u sheegay in ciidamada Somaliland ay isaga baxeen buuhoodle waxaana uu intaa ku daray in shacabka iyo mamulka hada ay ku sii siqayaan duleedka buuhoodle oo fariisin ay kasamaysteen. Ciidamada Somaliland ayaa fariisin ka samaystay deegaanka Shangala oo 5-Km dhinac Galbeedka ka xigta Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn waxaana hada halkaa ku sii jeeda ciidamo xoogan oo is abaabulay. Waxaa wali duleedka magalada laga maqlayaa rasaas ay iswaydaarsanayaan ciidamada mamulka Somaliland iyo kuwa ka hortay ee deegaanka ka saaray mana jiraan ilaa iyo hada cid si rasmiya u cadaynkarta qasaaraha dhabtaa ee halkaa ka dhashay. Puntlandi.com Buuhoodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 15, 2012 dont cry later: :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 15, 2012 It seems that the SNM militia suffered a great blow from their short lived initial claims&gains. Their dead soldiers lie abonded in Buuhoodle all the way from where they started the assault. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 15, 2012 It is confirmed SNM suffered a huge blow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 15, 2012 Deg Deg: Ciidamada Somaliland oo Buuhoodle laga saaray Updated:- 1 min ago| 0 Commnets Waxaa dib mar kale degmada Buuhoodle looga saaray ciidamada Somaliland oo iyagu saacado kahor ganac ku haynteeda dagaal xoogan kula wareegay. Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle naga soo gaarey ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dib magaalada uga bexeen kadib markii ay iska caabin xoogan kala kulmeen ciidamada deegaanka oo dagaal culus kala hortegey. Weriye ku sugan degmada Buuhoodle oo ay Horseed Media khadka Telefoonka kula xiriirtay ayaa xaqiijiyey in ciidamada Somaliland Buuhoodle laga saaray kadib markii ay ka itaal roonadeen ciidamada madaniga ah ee deegaanku. Waxaa dhinaca kale ay wararku nagu soo gaarayaan in ciidamada Somaliland khasaare xoogan oo isugu jira gaadiid dagaal oo laga gubey iyo saraakiil laga laayeyba lasoo gaarsiiyey, inkasta oo warkaasi uu yahay ilaa iyo hada mid aan sugnayn. Wararka dagaalka saaka ka dhacay xarunta gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa marba marka ka danbeysa kusoo dhacaya warqabadka warbaahinta Horseed Media, faah faahin dheeri ah naga filo saacadaha soo fool leh. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 15, 2012 Many SNM militia leaders perished and a great deal of armed vehicles destroyed and burned after Buuhoodle residents come back in style. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 15, 2012 inkasta oo warkaasi uu yahay ilaa iyo hada mid aan sugnayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 15, 2012 Situation is tense and still very fluid but SNM who made a make shift camp 5kms outside of Cayn's capital Buuhoodle is now in the thick of it as the Buuhoodle fighters march on to their base/headquarters for the assault. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 15, 2012 its called trying to save face...:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 15, 2012 Military reinforcement have arrived in great numbers for the Buuhoodle&Cayn people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 15, 2012 How did military enforcements arrive within 30 minute time-span? This seems like a game Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 15, 2012 It is just bacaaac deee ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 15, 2012 Deg Deg: Ciidamada Somaliland oo Buuhoodle laga saaray Updated:- 1 min ago| 2 Commnets Waxaa dib mar kale degmada Buuhoodle looga saaray ciidamada Somaliland oo iyagu saacado kahor ganac ku haynteeda dagaal xoogan kula wareegay. Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle naga soo gaarey ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dib magaalada uga bexeen kadib markii ay iska caabin xoogan kala kulmeen ciidamada deegaanka oo dagaal culus kala hortegey. Weriye ku sugan degmada Buuhoodle oo ay Horseed Media khadka Telefoonka kula xiriirtay ayaa xaqiijiyey in ciidamada Somaliland Buuhoodle laga saaray kadib markii ay ka itaal roonadeen ciidamada madaniga ah ee deegaanku. Waxaa dhinaca kale ay wararku nagu soo gaarayaan in ciidamada Somaliland khasaare xoogan oo isugu jira gaadiid dagaal oo laga gubey iyo saraakiil laga laayeyba lasoo gaarsiiyey, inkasta oo warkaasi uu yahay ilaa iyo hada mid aan sugnayn. Wararka dagaalka saaka ka dhacay xarunta gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa marba marka ka danbeysa kusoo dhacaya warqabadka warbaahinta Horseed Media, faah faahin dheeri ah naga filo saacadaha soo fool leh. LOL do you know what ciidamada madaniga is? neighbourhood watch security defeated the whole somaliland. Imagine if u met the military there or let alone puntland superior airforce that can strike all your towns and bury it with missles This is ciidamo madaniga " frameborder="0" allowfullscreen> Thats so embarassing. Dude you dont wanna meet the military Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 15, 2012 However important this might seem to some Somaliland supporters, in the long run, this attack paints a stark picture as to why nothing can ever be shared between these communities, if one was needed at all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 15, 2012 Those are security guards for goodness sake. Do u know how weak ur mamul sxb? if my mamul was beaten security i would be very concerned at wat level they are at!!! Pathetic Quote Share this post Link to post Share on other sites