walaalkis Posted January 13, 2012 Garoowe: (Sh. M. Network) *Maamulka Puntland ayaa sheegay in deegaano ka mid ah gobolka Bari laga qodayo Ceelal laga baarayo shidaalka. * C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole oo la hadlay Idaacadda BBC-da ee laanteeda afka Soomaaliga ayaa waxa uu sheegay in xiligaani si rasmi ah deegaanada Maamulka Puntland uu u bilaabi doono qodista ceelal laga baarayo Shidaal. * Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in goobaha laga baarayo Shidalka ee laga qodayo Ceelasha ay tahay deegaan ku yaala gobolka Bari ee Puntland oo lagu magaccaabo Dooxada Daroor, wuxuuna intaasi ku daray in tan iyo markii uu qabtay xilka Madaxweynenimo ee Maamulkaasi uu qorsheystay in uu bilaabo qodista Ceel-laga baarayo bartoolka. * Faroole ayaa waxa uu intaasi ku daray in arintaani ay faa’iido wayn u tahay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanada Maamulka Puntland, wuxuuna dhinaca kale ka hadlay ammaanka deegaanada Maamulkaasi oo uu sheegay in sidii hore uu kasoo reynayo. * Ugu dambeyn ayaa Madaxweynaha waxa uu sheegay in Ciidamada Maamulkaasi ay gacanta ku dhigeen dad badan oo lala xiriirinayo ammaan dari kuwaasi oo uu sheegay in qaarkood ay qirteen dambiyadoodu halka kuwa kalena ay wali ku jiraan Xabsiyada deeganadaasi. Walee sheeko cusub timit , after dispute with oil company or internal fighting takes place. you can guess the out come. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 13, 2012 is it qudayaa mise qodayaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 13, 2012 It is long overdue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 13, 2012 lol. 10 years of press releases, press anouncements, photo moments, clan wars over oil and speculation on the stock market. why is all this media propaganda nessecary if there is still no drilling? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 13, 2012 The drilling has started lad. Listen to the interview. The rig is in Ufain drilling right now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 13, 2012 Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo ku dhawaaqay inay bilaabatay howlaha baarista shidaalka ee Puntland Fri, 13 Jan 2012 08:58:13 -0500 am -05:00 -18000** Bosaso,Jan 13 -Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo waraysi siinayay Laanta Afka Soomaaliga ee idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu sheegay inay bilaabatay howlo lagu baarayo shidaalka ku jira deegaanada Puntland. Madaxwyne Cabdiraxmaan Faroole waxaa uu sheegay mudo badan inay qaadatay shirkadaha dowladda ay la gashay inay shidaal ka baaraan deegaanada Puntland,inay keenaan riigii qodi lahaa ceelasha shidaalka Puntland,waxaana uu sheegay shirkadaha inay keeneen riiga islamarkaana ay socoto howlaha qodista shidaalka ku jira deegaanada Puntland. Waxaa uu sheegay madaxwayne Faroole inay xiligaan qodista shidaalka ay ka socoto Dooxada Dharoor ee gobolka Bari,ayna ku rajo waynyihiin dhawaan inay u sii gudbaan dooxada Nugaal oo ka mid ah goobaha la rumaysanyahay inay ku jiraan jiraan shidaalka. Madaxwaynaha ayaa waxaa uu xusay shidaalka laga soosarayo deegaanada Puntland uu dhaqaale badan uu soo galin doono dalka,islamarahaantaana ay dhaqaalahaasi ay ku horumarin doonaan adeegyada caafimaadka,dib u dhiska garoomada iyo wadooyinka Puntland. Madaxwaynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse Xirsi ayaa xiligii uu ahaa madaxwayanaha Puntland waxaa dowladiisa ay heshiisyo shidaal baaris ah la gashay shirkadaha Range Resources iyo African Oil,heshiiskaasi ayaa waxaa mar kale dib usoo cusboonaysiisay xukuumadda Puntland ee uu hogaamiyo Dr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole. Diiwaanka Wararka Daljir Boosaaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 13, 2012 Not again Duke. how many times will you repeat this nonsense, nobody will belief this time. You told years back that it would start. still hasnt. P.S. Or have you been hired as the PR spin docter? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 13, 2012 Carafaat the rig is being assembled and will start drilling very soon in a matter of days. Just make duca that oil is found. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted January 13, 2012 http://hiiraan.com/news/2012/Jan/wararka_maanta13-16564.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 13, 2012 Carafat is having a real hard day. No one ever claimed drilling started before. Only exploration and tests now it's exploitation and drilling. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted January 13, 2012 Carafaat can you heed request made by Peace Action and make Dua for thr exploration to succeed? OK let's heear it! "Ama aniga iga daba dheh: Ilaahow betrol nooga soo saar dhulkaas Soomaaliyeed si dadka soomaaliyeed ay uga faa'iidaystaan, mid khayraysan Allow Ka dhig" Say it after me, dont be mean yaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted January 13, 2012 Carafaat it is not easy to implement a project of this magnitude in an environment that's not conducive to development. It seems to me that folks managing this are rushing into a complicated engineering, construction, operation, and maintenance tasks. That said, you should be wishing them luck. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 14, 2012 Puntland oil is not in dispute. When it will come out is in dispute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted January 14, 2012 Peace Action;773890 wrote: Just make duca that oil is found. Already have. Khayr inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 14, 2012 That's what's up! Quote Share this post Link to post Share on other sites