galia Posted January 13, 2012 The warlord that now finds himself to control Puntland has found that people are sick and tired of theft, killings and have picked up their arms to free themselves of this blood thirsty warlord Mujaahidiinta Caalmadow oo Weerar ku ekeeyay Ciidanka Ashahaado la dirirka ee Puntland . Tuesday, 10 January 2012 21:23 Maamulka AmiirNuur Hits: 754 . . Mujaahidiinta Galgala ayaa caawa weerar qorshaysan ku qaaday saldhig ay maleeshiyada Murtadiinta Faroole ku leeyihiin inta u dhaxaysa Laag iyo Sugure. Ugu Yaraan 9 katirsan maleeshiyaadka maamulka Ashahaadda ladirirka Puntland ayaa ku dhintay dagaal aad u cuslaa oo caawa fiidkii ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari. Ilo Xog-ogaal ah oo ay wareysatay AmiirNuur Media kana tirsan Mujaahidiinta Galgala ayaa Xaqiijiyay in ciidankooda ay soo afjareen saldhig ay ciidamada PIS-ta ku lahaayeen Sugurre welina ay wadaan Holwgallo lagu sifeynayo maleeshiyaadka Puntland, Maleeshiyaadkaas ayaa markii ay jabeen ka firxaday goobta dagaalka . Dagaalka Caawa ka socda Sugurre waxaa si aad ah jugtiisa looga maqlayaa magaalada Boosaaso, wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta ay gaadiid dagaal ka kaxeysteen Sugurre balse warkaasi ma cadda. Hadaba warkaas oo faahfaahsan iyo waxa ay ka yiraahdaan Maamulka Gaala Kalkaalka ee Faroole waxaynu idiin kugu soo tabin doonaa wararkayaga danbe hadii Rabi idmo. Quote Share this post Link to post Share on other sites