Dr_Osman Posted January 12, 2012 Hadaad mudo dheer maqli jirtay Puntland Shidaal baa ceegaaga, goor dhow hamoogaan,dibaadaa loo iib geeynayaa. Sida qorshaha uu yahay bishan gudaheeda ayaa waxaa bilaabanaya qodistii ceelashii ugu horeeyay ee shidaal laga soo saaro dalka Puntland. Shirkadaha Africa Oil iyo Range Resources ayaa waxay wadajir uga baarayaan shidaal goobihii horay daraasaadka loogu sameeyay ee lagu sheegay in Rabi dhigay ceelala Shiidaal ah oo hadii alle idmo dhawaan laga hodmi doono. Dhageyso http://allidamaale.com/Shiidaalka-Puntland.htm Dooxada Dharoor oo u dhow magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa laga qodi doonaa ceelasha ugu horeeya ee laga baarayo shidaalka maalmaha soo socda. Liibaan Muse Boqr oo la taliye ka ahaan shirkadda Range Resources ee shidaalka ka baaraysa Dalka Puntland ayaa ka war bixiyay halka ay marayaa soo saarida kheyeraadka Shiidaal ee ceegaaga Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FreshPrince Posted January 12, 2012 Puntland just lost the largest oil deposit in Somalia, Hol-Hol Oil Wells. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 12, 2012 This is a devastating blow to all anti puntland elements. Today we are talking drilling tommorow were talking exporting Quote Share this post Link to post Share on other sites
FreshPrince Posted January 12, 2012 Again, you lost the biggest oil deposit in Somalia, the oil wells of Sool. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 12, 2012 Production oil agreements is 10% royalty for Puntland plus 50% on production which adds up to 60% for Puntland. 40% for the oil company!!! I hope that has cleared heads regarding this very important development plus you shall see the oil exploration opening either this week in daroor or next week so stayed tuned boys PUNTLAND IS MOVING FORWARD Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 13, 2012 I fear conflict now. In Africa RAW material is a curse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 13, 2012 Bosaso(AllPuntland)- Shirkadaha gacanta ku haya baarista Shidaalka Puntland iyo Madaxda Soomaalida ah ee la shaqeynaya ayaa shaaca ka qaaday in ay dhawaan ku rajo weyn yihiin in ay qodaan mid ka mid ah Ceelasha lugu tuhmayo in ay ku jiraan Shidaal kala gedisan, waxaana wararku ay sheegayaan in dhawaan la bilaabi doono qodidaaas. Dooxada weyn ee Dharaar ayaa noqotey meesha nasiibka uheshay in laga qado ceelka ugu horeeya, iyadoo ay hada diyaar yihiin dhamaanba agabyadii loo baahnaa, sida ay xaqiinayaan Madaxda howshaas gacanta ku haya. Puntland ayaa heshiisyadan gashay sannadyo hore, waxaana heshiisyada iyo howshooda la rumeysan yahay in uu wax badan kala socdo Madaxweynihii hore ee Puntland Jen, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse), oo mudo dheer ku taamayay hirgalinta howshaas. Dooxada Dharoor ayaa ah meelaha ugu badan ee lugu tuhmayo in laga heli doono Shidaalkaas, waxaana qodida ugu horeysa ay dhici doontaa bishan bartamaheeda, iyadoo qalab badan la geeyey meesha la tuhunsan yahay. Liibaan Muuse Boqor oo ka tirsan Madaxda Soomaalida ah ee la shaqeynaya shirkadahan ayaa sheegay in ay rajo wanaagsan ka qabaan howshan hirgalinteeda iyo soo saarida shidaalka, isagoo sheegay in ay ceelka ugu horeeya neefin doonaan dhawaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 13, 2012 FreshPrince;773614 wrote: Puntland just lost the largest oil deposit in Somalia, Hol-Hol Oil Wells. lol Do you have any geological surveys to back up your claim cause I do not see anyone exploring in Sii Soco Soo Soco land. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galia Posted January 13, 2012 There is no oil in Punk-land, its just a dusty barren land, with a small port Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 13, 2012 galia;773630 wrote: There is no oil in Punk-land, its just a dusty barren land, with a small port You should show more respect now that Puntland will have a sizeable majority in the parliament to rule your butt for ever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galia Posted January 13, 2012 Punkland's burning. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 13, 2012 Daror Oil Rig Quote Share this post Link to post Share on other sites