Akash Posted January 11, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted January 11, 2012 Waraysiga madaxweyne Rashiid aw nuur xirsi ee madaarka Muqdisho http://sunatimes.com/playaudio.php?id=511 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted January 11, 2012 <img src="http://camuudnews.com/wp-content/uploads/2012/01/muqdisho7.gif/img] http://camuudnews.com/wp-content/uploads/2012/01/muqdisho12.gif" alt="" /> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted January 11, 2012 Idaacadda Radio Muqdisho ayaa sheegtay in amaanka Madaxweyne Rashiid si weyn loo adkeeyay ,iyadoo dhinaca kalena xustay in garoonka Muqdisho ay uga hortageen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia Cabdi Samad Macalin Xasan ,Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Xaamud Cali Maasheeye . Madaxweyne Rashiid iyo Wasiir Xasan Raariish waxaa amaankooda la wareegay Ciidamadda AMISOM waxaana la dejiyay Madaxtooyadda Villa Somalia. Wargeyska afka dheer ee Waaheen oo ka soo baxa Magaaladda Hargeysa ayaa daabacay warbixin uu ciwaan uga dhigay “Madaxweynaha Maamulka Awdal State oo ka degay Muqdisho iyo UN-ka oo galbinayay”Halkaan ka akhri http://waaheen.com/?p=27875 UN-ka oo la sheegay inay saluugsan yihiin siyaasadda Maamulka Siilaanyo ayaa ku hoowlan sidii Goboladda ay degaan Dhulbahantaha iyo Gadabuursiga looga hergelin lahaa Maamul goboleedyo salbaraan oo siyaasad ahaan ku shaqeeya nidaamka Federalka. Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Cali Khaliif Galeydh iyo Cabdi Kariim Jaamac ayey Ciidamadda Melleteriga Ethiopia xoog ku dhex mariyeen goboladda Somaliland iyagoo la sheegay inay ku ilaalinayaan degaanka Taleex oo shirweynahii Khatumo2 ka socdo. Si kastaba ha ahaatee,waa markii ugu horeeysay ee Madaxweynaha Awdal State lagu qaado diyaarad UN-ka leeyahay,waxaana tani ka marqaati kaceeysaa in beesha Caalamka iyo Dowladda Federalka Somalia aqoonsatay Awdal State source, www.awdalnation.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 11, 2012 Big news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 13, 2012 Eat your hearts out Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
galia Posted January 13, 2012 Those fraudulent people are not welcome by the people of Mogadishu. They are nothing but puppets used as pawns Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted January 13, 2012 Somalia;773629 wrote: Eat your hearts out Hargeisa Would be saying the same exact stuff if he landed in Awdal instead of Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted January 13, 2012 Cantarabajaqa SNM gang bal day: don’t you tell your British friends that you have the best democratic system in Horn of Africa that the black world had ever seen? Why wouldn’t he be able to speak his mind in a middle of big time gathering at Khayriyadda? Isn’t he your subordinate?No, no, I mean your "citizen"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 13, 2012 ^^ Why doesn't he come out and play with us why is he hiding behind Ugandan Tanks in our neighboring country He is a weakling and scared but people like him are useless continue the touring:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted January 13, 2012 The People of Awdal State Support their President and the preparation is underway the whole goverment will be replaced Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 13, 2012 Awdal and Muqdisho coalition. Its like Berbera and Garissa coalition. Sheekada intee ka biloowi lahayeen? marka hore kolay wexe wada xamaniyaan O folks. ileen wax kale oo ka dhexeya oo laga hadlo ayaa iska yar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 17, 2012 Xisbiga Nabadd iyo Dimoqraadiyadda Soomaaliya ayaa maanta xaflad ballaaran oo khadosharaf ah islamrkaasna lagu soo dhaweynayo wafdiga awdalstate u gu sameeyay Hoteelka naasahablood 1 ee Muqdisho. Munaasabadda oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha Awdal State rashiid aw Nuur,Wasiirka arrimaha dibadda awdalstate Col.Xasan Riiraash,Guddoomiyaha xisbiga nabadda iyo Dimoqradaiyadda Cabdulahi Sh xasan,Odayaasha dhaqanka golaha guurtida Berelaha ****** iyo martisharaf kale. Kulanka ayaa waxaa ka hadlay ugu horeyntii Guddoomiyaha xisbiga nabadda iyo dimoqradaiyadda cabdullahai sh xasan oo tilmamaay inuu si aad ah ugu soo dhoweynayo magaalada caasimadda ah Wafdiga Awdalstate ee Somaliya. Guddoomiyaha ayaa ballan qaaday inay si wanaagasan ula shaqeyn doonaan maamulgoboleedka awdalstae isagoo si kulul u cambaareeyay duqeyntii dadka rayidka loogu geystay degmada jilib maalintii shalay. Madaxweynaha Awdalstate garyaqaan Rashiid Aw nuur oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay xafladii lagu soo dhoweynayay ayaa waxa uu ugu hambalyeeyay maamulka SSC maamulgoboleedka cusub ee Khaatuma State oo ay uga dhawaaqeen Magaalada taleex,waxa uu madaxweynuhu digniin culus u jeediyay Madaxweynaha SNM Siilaanyo uu ku eedeeyay inuu ciidamo dhibaateeyo dadka awdalstate u diray Gobollada Selel,Awdal iyo Gibiley. Madaxweynaha aaya augu baaqay madaxda dowladda soomaaliya inay tagaeeraan xisbiyada nabadda iyo Maamulgoboleedyada u taagan midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed. Sidoo kale wasiirka arrimaha dibadad awdalstate oo hadal ka jeediyay Munaasabaddaa ayaa si kulul u cambaareeyay xiritaanka weriyeyaasha ku sugnaa magaalada hargeysa,iyo xadhiggii Telefishinka HornCable TV. Wasiirka arrimaha dibadada Awdalstate ayaa ballan qaaday inay difaacayaan Xuquuqda hadalka iyo saxaafadda Soomaalida maadaama ay muhiim u yihiin shacbiga Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted January 17, 2012 In the video: safiirka Mareykanka, dowlado yar yar oo jab jab ah, something like that…but listen to: President Clinton is quoted to have said in 1995 when he heard that Hargeisa SNM gang had declared secession: Washington DC cannot tolerate to have every African village opening an embassy in the city. Cigaal was in the town lobbing for secession. Case closed…. Quote Share this post Link to post Share on other sites