OdaySomali Posted January 12, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;773210 wrote: I don't think inay saas kaga harayaan. I know. Smh. Iminkaba Uk-ga ubaxa laga keeno Kenya ayaa la soo dhex geliyaa oo lagu dhex qariyaa. Waxan kaloo maqla waxa la bilaabay in daawoyin lagu mudo jaadka so 'effect' kiis loo kordhiyo. Of course these chemicals and drug being used are not regulated; it is a health hazard of the highest order. Waa xayawaan qof[ka] iska cunno dhir xashiish ah oo uun san ogayn waxa lagu sameeyay iyo xagguu ka yimid. Duli fowqol duli. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 12, 2012 Good riddance! Quote Share this post Link to post Share on other sites