Sign in to follow this  
Mooge

Fighting in Taleex.

Recommended Posts

Somalia   

xiinfaniin;772629 wrote:
^^The PM is irrelevant with respect to Taleex . You must remember his take on Hiiraan will be enforced by AMISOM deployment and he knows the Dabageed and co has no legitimacy on the larger political reality of Hiiraan. I understand the concern and clannish perception so
the best option for him may be silence
:D

Agreed. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xiinfaniin;772629 wrote:
I understand the concern and clannish perception so the best option for him may be silence
:D

good point. abdiweli should just stay out of this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Asalaamu Caleykum SOL,

 

The framers of the Somali constitution who envisioned federalism as a workable model for future Somalia had created parameters that in fact put certain communities at a political disadvantage. There needs to be the readoption of the UNISOM I model, which would have restored the Somali statehood hadn't President Clinton pulled the US peacekeeping troops from Somalia. There are 18 regions and the federal government should allow the devolution of power into each one of them. Each region will create its own regional charter and there will be an independent and just periodic elections for regional presidents.

 

The Khaltuma convention, is a victory for the Dh community, but while benovelent in its outlook of self-government and independence from the secessionist aggression, defining tribal borders will be a thorn issue to deal with.

I believe the only probable long-term solution to the Somali political catastrophe would either be a complete constitutional amendment from the current legal prerequisite which obviously favors certain communities over others into the UNISOM model of 1992.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nasir,

 

Take Khaatumo Conference as a needed political garb to restore a much needed equilibrium in the unionist vs separatist battle that has been waging over northern territories particularly over the SSC lands . It will have a symbolic affect on Puntland no doubt but it will pose a real challenge to the prevalent expansionist attitude of the separatist clan state in the North.

 

The final political contours of future Somalia will be painted in an all inclusive gathering where many important stakeholders shall be present including Somaliland. It is then that the question of equity and fairness shall be adequately be addressed. But before we even discuss the eventual, necessary parameters for a vaibale state, we must first establish certain, political baselnes awoowe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Khilaafkii Shirka Khaatumo oo cirka isku shareeray

 

Xogogaal looga qaateen ah oo ka soo waramaya madasha shirka ee kaatumo II, ee degmadda Taleex, ayaa cadaynaya in kalfadhigii maanta ay ka qayb galeen dad la soo xushay, oo loo qaybiyey waraaqo aqoonsi ah oo ku saxeexan mid ka tirsan kooxda is caleemasaatay, lana baxday G6.Wararku waxay intaa ku darayaan, in guddoomiyihii Ergadda Qurbajoogta beesha ***** Mudane Eng. Ahmed M.Handule iyo xubna la socday, laabta gacata laga saaray, dibna looga reexay madashii shirka.

 

Wararka naxdinta leh ee goobta ka soo baxaya waxay kaloo sheegayaan in ismaandhaafweyne halkaa ka aloosmay,taas oo sabatay in isimaddi beeshu u kala jabeen laba shirka galay iyo intii kale oo duleedka jooga. Waxii war ah ee soo kordha kala socda shabakada Buhodlepost siddii aad uga barateen yay idinku soo gudbinaysaa.

 

http://www.buhodlepost.com/2012/01/10/war-degdeg-ah/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

LIVE UPDATE:

 

Fighting at Taleex, 4 qof oo dhintay iyo 7 lagu dhaawac gudaha (Live Update)

 

FG: Bogani waa toos (Live update)

 

17.15

 

11 qof ee dhaawaca ah ayaa waxa ay qabaa’ilkooda kala yahay:-

 

8 waa Nuur Axmed

2 waa Caraale Mahad

1 waa Jaamac Siyaad

 

 

 

17.06

 

Dhaawacyadii oo la la’ yahay meel loo qaado iyadoo xaaladooda laga dayrinayo, mid ak mid ah ehelada dhaawac ayaa Taleex Media u sheegay in ay G6 ka sugayaan diyaarad qaada dhaawac , maadama ay meel waliba cadaawad uga sameeyeen bulshadii nabaad ku noolayd ee Taleex.

 

 

 

17.04

 

Wax shir ah kama dhiicin maanta Taleex, qorshihii ay G6 damacsanayd ee ahaa in la dhagax shido garaadada oo ku dhamaaday in 11 qof lagu dhaawaco.

 

 

 

16.48

 

Tirada guud ee maanta ku dhaawacmay rabshadaha ka aloosan Taleex ayaa maraysa 11 iyadoo magaaladuna ay jahwareer weyni uu ka jiro.

 

 

 

16.30

 

Gaadhi qaad siday oo duleedka magaalada Taleex lagu laayay. weerarkan ayaa waxaa fuliyay maleeshiyo taageersan kooxda G6 oo uu hogaaminayay ninka lagu magacaabo Macruuf oo ka soo jeeda degaanka Taleex.

 

Waxaa ku dhaawacmay weerarkaasi lagu laayay qaadwalayaasha afar nin oo seddex ka mid ahi ay ka soo jeedo beesha Nuur Axmed halka ka kan afraadna uu ka soo jeedo beesha Jaamac Siyaad.

 

 

 

16.09

 

Kooxda G6 ayaa bandaw ku soo rogtay dhinaca ay ka degan yihiin iyo dumarkii iyo caruurtii oo dib ugu laabtay aqaladoodii

 

 

 

14.46

 

Garaadada *********** ayaa shirkooda si toos ah u socdaa waxaana ay hada qada ku lee yihiin aqalka Garaad Saleenbaan Garaad Maxamed ka degan yahay Taleex.

 

 

 

14.34

 

Rabshadaha ayaa sii xoogaysanaya waxaana weriyaha Taleex ku soo waramayaa in nin ka cadhooday dhaqan xumada G6 ee aan xeerka Soomalida ku jirin uu ka difaacayao garaadada ciyaalka iyo naagaha Laascaanood laga keenay.

 

 

Todoba qof ayaa ku dhaawacmay mudaaharaad ay soo abaabuleen xubnaha la baxay G6 ee hagaya shirka Taleex.

 

Sida uu ku soo waramayo weriyaha Taleex Media oo ku sugan bartamaha magaalada Taleex, mudaaharaadka oo ahaa mid rabshado huwan ayaa ujeedadiisu ahayd in lagu aflagaadeeyo garaadada beesha Dhulabahante oo iyago banaanka ka jooga marka laga reebo laba Jaamac oo ka mid ah G6.

 

Mudaaharaadka ayaa ka bilawday xaafada loo ayqanao ceelasha biyaha oo ah danta ay Taleex ka joogaan G6 iyo inta la fikirka ah hase ahaate awoodi waayay in ay u soo talaabaan magaalada bartamaheeda oo ah gobta ay ku yaaliin qalcadihii taraiikhiga.

 

Ka dib markii dumar iyo ciyaal u badan ay isku dayeen in ay u soo gudbaan bartamaha magalada ayaa waxaa ka hor tagay ilaalada madaxad dhaqanka beesha *********** hase ahaate markii ay madax adaygeen isla markaana ay dhagax tuur ku bilaabeen ayaa waxaa ay ilaaldu isaga caabisay rasaas taaso ay ku dhaawacmeen laba qof.

 

Rabshadan ka dhacday ayaa ah mid ay soo abaabuleen kooxda G6 oo kala ah :-

 

Cali Khaliif Galaydh Bahararsame

Garaad Jaamac Bahararsame

Cali Ciise Cabdi Ugaadh yahan

Maxamuud Askar Ugaadh yahan

Caaqil Hindi Axmed Garaad

G Jaamac Jaamac Siyaad

 

Garaadada *********** ayaa shir ku jira ay kaga arainsanayaan xaalada degaamada SSC iyo kooxda G6 ee afduubatay taladii beesha waxaase shirka ka maqan laba Jaamac oo reerahoodu ay masuul ka ahaayene qabsahsdii Laascaanood.

 

Dadka dhaawac ah ayaa lagu soo waramaaya in ay xaaladoodu wacan tahay waxaana ay ka soo jeedaan magaalada Taleex, waxgaradka Taleex ayaa eeda dhibtaan oo ah ti seddexaad dusha uga tuuray G6 gaar ahaan Cali Ciise Cabdi maadam uu ka dhaga adaygay codsiyo hore oo ay soo gudbisay bulshada Taleex

 

http://taleex.net/2012/01/11/taleex-laba-qof-oo-ku-dhaawacmay-banaanbax-ay-g6-soo-abaabushay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

I told you so but you never listened. khaatumo was a good conference but galeyr hijacked the whole conference and now garaads are resisting.

 

puntland must stay out of this. cabdiraxmaan faroole needs to stay out of this dispute. it is local dispute.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaasid Mooge, please stop crying, and don't be a sore loser.

 

 

Keep wishing for War and Destruction for Taleex and SSC People , Alhamdulilaah there is no war or fighting in Taleex and SSC Region.

 

I wish for your region of Puntland and all regions of Somalia, everlasting Peace and Prosperity, and development.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Todoba qof ayaa ku dhaawacmay mudaaharaad ay soo abaabuleen xubnaha la baxay G6 ee hagaya shirka Taleex.

Sida uu ku soo waramayo weriyaha Taleex Media oo ku sugan bartamaha magaalada Taleex, mudaaharaadka oo ahaa mid rabshado huwan ayaa ujeedadiisu ahayd in lagu aflagaadeeyo garaadada beesha ***** oo iyago banaanka ka jooga marka laga reebo laba Jaamac oo ka mid ah G6.

 

Mudaaharaadka ayaa ka bilawday xaafada loo ayqanao ceelasha biyaha oo ah danta ay Taleex ka joogaan G6 iyo inta la fikirka ah hase ahaate awoodi waayay in ay u soo talaabaan magaalada bartamaheeda oo ah gobta ay ku yaaliin qalcadihii taraiikhiga.

 

Ka dib markii dumar iyo ciyaal u badan ay isku dayeen in ay u soo gudbaan bartamaha magalada ayaa waxaa ka hor tagay ilaalada madaxad dhaqanka beesha *********** hase ahaate markii ay madax adaygeen isla markaana ay dhagax tuur ku bilaabeen ayaa waxaa ay ilaaldu isaga caabisay rasaas taaso ay ku dhaawacmeen laba qof.

 

taleex media.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge why are you so anti the conference let the people continue their Conference and sort them selves out. Taleex media is known for over exaggerating things no one died just a few people got wounded i am hearing they are doing fine. And it has nothing to do with G6 or Khaatumo but just a few qaadwalayaal oo cadhaysna oo is yara rasaaseeyey nothing big. Shirku beri meeshissa bu ka si socon doona inshalah. Why dad Islaam ah ula rabta inay is dilaan miyanad Allah ka cabsaneyn oo waliba Somali oo waliba aad la tol sheegeneysa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xaaji why do you wish so much destruction for garowe? look who is talking. pirateland iyo garowe ayaad maalin walba ku haysaa markaasaad rabtaa inaad aniga ii sheegto. lool. death and destruction ayaad la jeceshahay walaalah garoowe.

 

anigu raggan raba inay khaatumo majaxaabiyaan ayaan doonayaa inaan ka hortago. G6 ayaan ka soo horjeedaa.

 

taleex media is owned by taleex guy from garad saleeban clan. they want to liberate Laascaanood.

 

xaaji, how is abdiweli doing? weli ma isagaa daba joogtaa? you are desperate goonigoosad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Shirkii Taleex Oo Maanta Baaqday, Ergooyinkii Oo Koox Koox U Kala Fadhiya Iyo Sababaha Loo Aaneynayo Fashilka Ku Yimid Go’aamadii Maanta La Filayey.

Taleex (Ramaas) Jan 11,2012 – Shirkii Khaatumo 2 ee degmada Taleex ee gobolka Sool uga socday beelaha *********** oo shalay lagu iclaamiyey in maamul goboleed Somaliland ka dhan ah lagu yagleelayo ayaa maanta baaqday.

 

Shirka oo maanta gali lahaa maalintiisii lixaad oo ka mid ah wejiga labaad ee shirka, isla-markaana la sheegay in la doonayey in lagu doorto hogaanka la doonayey inuu maamuli doono maamul goboleedkan ayaan qabsoomin, waxaana dadkii ergooyinkii shirkaasi u kala fadhiyaan koox-koox.

 

Warku waxa uu intaa ku darayaa inaan ilaa hadda la garanayn sababta shirka baajisay maanta maadaama oo shalay warbaahinta laga sii daayey in maanta ahaan shirku sii socon doono, balse ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in shirkaasi la isku khilaafay go’aankii shalay oo ergooyinka qaarkood diidanaayeen, balse cod lagu muquuniyey, kuwaas oo la sheegay inay ilaa xalay wadeen dhaqdhaqaaqyo ay ku doonayaan inay ku baajiyaan kulanka maanta, taasina ay u hirgashay.

 

Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in sidoo kale, xukuumadda Somaliland oo lafteedu aan xalay iyo ilaa maanta u fadhiyey talaabada ugu haboon ee la qaadi karo ay qayb ka yihiin fashilka ku yimid shirkaasi ee sababay inuu maanta baaqdo, iyadda oo la saadaaliyey in baaqashada maantu ay bilow u tahay inuu gabi ahaantiiba istaago.

 

ramaasnews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Shirkii Taleex oo baaqday galayna marxaladii ugu adkayd. Garaadadii oo qabiilooyinkoodii u soo bandhigay go'aankii G6

 

Shirkii Taleex ka soconayey aya manta hakad galey yado la sheegey in isimada iyo cuqaasha iyo beelaha ergooyinka ka yimaaden laga soo an saxiyo waxa shirka ka soo baxay yadoo ad ka dareeysid magaalada shirar is xulufeeysi ah oo hoosta ka socoonaya, waxad dareemeysa dadka oo Group Group u shiraya qolo waliba ay dooneeyso in ay hesho Hogaanka lagu dooran doono maamulka la dhisayo,

 

wararku waxay sheegayan in uu galey marxaladii ugu adkeeyn yadoo dhamaan ergooyinkii shirka ka qeeyb galey wixii ay ku doodeen ay kula noqdeen beelohoodi,”

 

Isimada oo badiba dibada ka fadhiya ay waxa la sheegaya in aysan diidaneen in maamul la dhiso bale ka caga jiidaya door koodi oo bananka laga dhigay yadoo awoodi iyo magaci ay ku lahaayeen bulshada si farsameeysan loo is ticmaaley

 

isimada aya kukala jaban aragtida shirka iyo qaabka ay wax u socdaan,

 

shirkan aya la filaya in u ga aamo ka soobaxaan iyo maamul lagu dhawaaqo yado dhinaca kale lafilayo in ay ka hortimado mucarado

 

bulshadn SSC aya yadu u baahan mamul iyo hogaan ay yeelato oo dacaad ah loona dhan yahay,

 

caqabad iyo dhibaatona ku noqon doona hadi Group ka hor yimaado.

 

Somaliland iyo Puntland aya yagu dusha ka ilaashanaya mucaaradka ka soo baxa shirkaa si ay u garabsadaan,

 

shirkan aya intii u socoonayey aan lagu soo qaadin wixi keeney dhibatada hada taagana iyo wixi is hortaagey Mamulki SSC iyo sabata ku kaliftey In somaliland iyo Puntland ku herdento Deeganka SSC,

 

wararku waxay sheegayan in la sameeyndoono mamul mamulkaas oo ama ha loo dhamado ama yaan loo dhamaan ee yagu UN ka iyo hayada la hor geeyn doono,

soona xula cida uga qeeyb galeeysa Barlamanka Somali SHirka ougos eee fooda inagu soo haysa

 

 

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=5874

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this