Sign in to follow this  
Mooge

Fighting in Taleex.

Recommended Posts

Mooge   

what the F?? What is going on here?

 

Xaalada Taleex oo Qasan, Garaadada oo Shir Xasaasi ah ku jira & Warar Goos Goos ah

 

 

www.taleex.net

 

Magaalada Taleex ayaa qas iyo jahawareer ku waabariisatay saaka iyadoo la maqlayay rasaas aad u fara badan oo cirka ay u ridayaan ciidamada SSC ee Xagalatoosiye. Sida ay Taleex Media u xaqiijiyeen xubno ka mid ah hogaanka SSC waxaa saaka si toos ah u weeraray hogaanka Dr Cali Ciise Cabdi oo ka sheegay oolka shirka in laga tanaasulayo wixii hore isla markaana hada wax waliba la soo bilaabayo isagoo intaa raaciyay in SSC (Hogaanka) ay dadkooda ka mid noqdaan cuqdadana iska daayaan. Hadaalkaasi ka soo yeedhay Dr Cali Ciise ayaa dhaliyay in ciidamada Xagalatoosiye ay rasaas fariin ah cirka u ridaan iyaoo qaarkood ku goodiyeen in ay awood kula wareegidoonaan madasha shirk.

 

Dhinaca kale waxaa saaka weerar lagu qaaday aqal ay deganaayeen laba isim oo reer Buuhoodle ah kaaso ku yaala xaafada dhawaan loo bixyay “Ceelasha biyaha ee dhinaca bari ee Taleex. Labadan isim oo kala ah Boqor Cabdilaahi Axmed Cali iyo Suladaan Siciid Cismaan Cali ayaa waxaa ay xiliga weerarka lau soo qaaday aqalkooda waxaa ay ku maqnaayeen shir malinkii seddexaad u socda madaxad dhaqanka ee beeshe *********** oo ay kaga doodayaan mawqfkooda ku aadan shirka Khaatumo 2. Weerarka oo ahaa dhagax lagu shiiday aqalkii ay deganaayeen ayaa waxaa soo abaabulay dhalinyaro u shaqaysa G6 kuwaaso adeegsaday dumar iyo ciyaal. Wax hadal ah kama soo bixin labadaasi Isim balse warar ay Taleex Media heshay ayaa sheegaya in ay qorashayanayaan in ay isaga baxaan magaalada Taleex. Waxaa xalay laga hor istaagay in ay magaalada ka baxaan laba Ugaas oo iyaga iyo beelahoodu si toos ah uga baxeen shirka. Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur iyo Ugaas Faarax Maxamuud Cali oo dhawaan iyaga oiyo belahoodu qaadaceen shirka ka dib markii ergadii ay beelahaasi soo xusheen la diiday ayaa waxa jidgooyo loo dhigtay dhinaca bari ee magaalada Taleex oo ah qaybta ay magaalada Taleex ka digan yihiin G6 iyo inta la afkaarta ah. Ugaasyadaasi ma soo gaadhin wax dhibaato ah waxana ay dib ugu soo laabteen magaalada.11 Caaqil oo uu hogaaminayo Caaqil Ismaaciil Maxamed Cali koore ayaa maanta u yimi Garaad Saleebaan iyagoo ka raali geliyay qaladka ay ka galeeb gaaradka. Caaqil Ismaaciil Wadaad ayaa sheegay in ay si indha la aan ah u dabayaaceen kooxda G6 hase ahaate hada ay arkaan mele ka dhaca dhaqan iyo siyaasadeed ay wado kooxda G6.

 

Cuqaashan oo u badan beesha Maxamuud garaad ayaa waxaa y raali gelin ugu yimaadeen Garaad Saleebaan Garaad Maxamed waxaana ay shaaca ka qaadeen in shirkii ay taageereen uu ku socdo wado qaldan isla markaana la diidan yahay in talada beesha loo daayo oo uu ku socdo hab afduub ah. Garaadada ayaa maalinkii seddexaad waxaa ay ka shirayaan go’aankii ay ka qaadan la ahaayeen shirka ka socda Taleex.Shirka garaadada oo ka socda aqalka uu Taleex ka degan yahay Garaad Saleebaan garaad Maxamed ayaa waxaa ay uga doodayaan garaadadu in ay bayaan ka dhan ah kooxda G6 soo saaraan.

 

Qaar ka mid ah gaaradada ayaa qaba in bayaan lga soo saaro halka qaar kalana ay soo jeediyeen in laag dhur sugo natiijada ka soo baxda. Garaadada ayaa dhamaantood isku raacay in aysan aqbali karin wax ka sokeeya soo celinta (xoreynta) Laascaanood iyagoo ka digay in maamul lagag dhawaaqo shirka. Kooxda G6 ayaa waxaa laga ssameeyay dib u habayn iyadoo afar xubnood oo cusub la magacaabay. Laba garaad Jaamac ayaa ka mid noqday hogaanka sare ee shirka hagaya iyadoo sidoo kale lagu soo daray laba caaqil. Xubno ka mid ah hawlwadeenada G6 ayaa Taleex Media u sheegay in G6-ta cusub ay kala yihiin:-

 

 

Sida ku cad qoraal uu soo saaray Cali Khaliif waxaa kooxdani lagu magacaabaa gudiga hagida shirka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

YOU WISH Mr. Faroole Supporter (Mooge). Don't be XAASID, Congratulate SSC People for their New SSC Regional State of Somalia.

 

 

Alhamdulilaah, there is peace in Taleex

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

January 10, 2011: Historical Day for SSC People & All Somali Unionists

Daawo Ku Dhawaaqidii Maamul-Goboleedka SSC

 

 

 

 

 

breaking%20news.jpg

 

 

Ergooyinkii Shirka Khaatumo2 Oo Maanta U Codeeyey In Degaanka SSC Loo Sameeyo Maamul Goboleed-

Lasanod Online. Tuesday, January 10, 2012

 

 

Warsaxaafadeed:- Ergooyinka shirka Khaatumo2 ayaa maanta ka dooday ajendihii shirka khaatumo2.

 

 

Waxaa saaka hawlahoodii kasii watay madasha shirka dhamaan ergooyinkii gudaha iyo qurbaha.

 

Dood dheer iyo falanqayn kadib waxaa ergooyinku u cadeeyeen oo laysla qaatay go'aamo aad muhiim ugu ah aayaha deegaamada SSC.

 

Ergooyinku waxay fadhigii saaka ugu codeeyeen in degaamada SSC loo sameeyo maamul goboleed u gaara ah oo masuul ka noqda aayaha deegaanada shacabak soomaaliyeed ee ku nool gobollada SSC.

 

Go'aankan iyo qaar kale oo muhiim ah waxaa losoo bandhigayaa shirweynaha maalinta berri.

Maanta waxaa madasha shirka ee berdaha Khaatumo ka muuqda dabaal deg iyo rayrayn, iyadoo jidadak magaalda Taleex ay dhexmarayaan baabuur tiro badan oo ruxayey calanka Soomaaliya.

 

 

______________________________________________

 

 

75-300x225.jpg

 

Ergooyinka Shacabka SSC waxey si Aqlabiyad leh u Ansixyeen in Maamul-Goboleed Buuxa ay u Samaystaan Deegaanka SSC.

 

Horafadhi

 

 

Shirweynihii Khaatumo2 ayaa waxaa maanta lagu gaadhay Go’aamo cul culus, waxaa maanta xaadir ku ahaa shirweynaha Khaatumo2 Ergo gaadhaysa 345, Qodobo fara abdan oo ay ka mid tahay Nabadeynta, Mideynta iyo maamul u sameynta ayaa lagu lafa gurey shirka maanta, waxaana ergadu si aqlabiyad leh u ansixyeen in maamul Goboleed buuxa ay samaystaan dadka ku dhaqan deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn, ayadoo lagu soo darayo maamulka dadka la dega ee aan ayagu ka soo jeedin Beesha Dhulbahantaha.

 

Waxana qodobada la isku raacay ka mid ah in si cadaalad ah loo qaybsado maamulka, isla markaana uu noqdo maamul axdi adag oo dhibida loo aastay, Codka ayaa aha agacan taag, waxaana loo qaybiyey cidii diidaysa in maamul asameeyo oo laga codsay inay gacanta taagaan, ciodii ka Aamusaysa iyo weliba qofkii ama cidii doonaysa in la sameeyo maamul buuxa, gebi ahaan waxaa la wayey qof diida ama ka aamusa, waxayna guud ahana ergadii 345 xubnood ahayd ansixiyeen inay doonayaa maamul goboleed buuxa, oo Golayaashiisa, Garsoorka, Sharci dejinta iyo Fulinta ka kooban.

 

 

 

Maalinimada berri ah ayaa lagu wadaa in shirku soo bandhigo qodobada la isku raacya, isla markaana la magacaabo gudiyo Dastuur iyo weliba kuwo kale oo dhanka Horumarinta iyo Nabadeynta ku saabsan.

 

Horufadhi.com News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

khaatumo failed in my opinion sababtoo ah this not needed. it is now a war between xaglatoosiye and cali galeyr camp. xaglatoosiye thinks he fought for this ssc thing and cali galeyr is saying I am the smartest in the clan so i should lead. everyone from ssc in nairobi hates both xaglatoosiye and cali galeyr.

 

it is a war now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mooge;772508 wrote:
khaatumo failed in my opinion sababtoo ah this not needed. it is now a war between xaglatoosiye and cali galeyr camp. xaglatoosiye thinks he fought for this ssc thing and cali galeyr is saying
I am the smartest in the clan so i should lead
. everyone from ssc in nairobi hates both xaglatoosiye and cali galeyr.

 

it is a war now.

lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

kualaha war....G6 and xaglatoosiye are not going to fight..... You are dreaming Mr....!!!!!

 

Yes they are having heated arguments, but if anything that is good for SSC..qofkasta wuxu so bandhigaya wuxu qabtay, war cadna wa lugu kala baxayaa..

 

and instead of writing nonsense maybe you should take few hours to listen to the khaatumo two speechs..... u need to listen to xaglatoosiye's speech where he said he is more than happy to hand over everything to prof cali khalif and Dr. cali ciise...he simply wants them to continue with the struggle, create SSC state that deals with its own affairs oo ka madax banaan puntland/somaliland, and to free the occupied SSC regions.

 

If you also listened to the audience's reaction to the speechs and most of the speakers u would know everyone was basically Pro SSC State...if anything khaatimo two conference is quite a success. waana mida ku faraxsanahay ilaahay uga rajaynayo inuu intan kasii wanaajiyo.

 

and when prof cali ciise also spoke he said..dadku badana waxay rabaan uun baa la qabanaya . So the G6 is only going to fulfill the wants of the majority...

 

so thats that..

 

kii walalihi sida adoo kale la raba dagaalna...ogow asaga uun baa meel xun ku danbeen. Wish for your brothers a success ..and after all way kugu leeyihiin madaama ee ka mid ahayeen dadkii puntland dhisay oo waligood garabka puntland taagnayeen...Laakin haday puntland xaqay kula hayaan fahmi waydey oo reer SSC iska indhatirtay oo xaasinmino iyo xumaan waxan aheen ku caawin..dee reer SSC yaga tasahday oo arimahoodi gacanta ku haysta.....marka inaad xumaan aduu ka sheegtid markay tashadeen? ma xaq baa? ileen puntland way sugeen inay usoo halganto? puntland waxay doratay inay usoo halgamin oo reer SSC afka uun ka sheegato laakin axsaan haba yaraante inta u falin..marka dib isku laabo oo caqligaaaga in yar ka shaqeesi..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

aaliyah ilaah ka cabso gabar wadaad ah ayaa tahay. don't accuse people of bad things when they are just reporting news as everyone else.

 

There was already SSC state led by Xaglatoosiye so any new galeyr state will not change anything for puntland. please remember that.

 

 

All i reported is that xaglatoosiye was a trouble maker for a long time. now he is at war with another new troublemaker called galeyr. that is all I reported. it will not change anything for puntland. Puntland stayed out of this and supported this meeting.

 

Don't be like Liibaan who hates his own brothers in Garoowe. he insults them daily and calls them names when they have never ever done anything to him.

 

SSC IS PART OF PUNTLAND. SSC GUUL. SSC GOBANIMO. SSC NABAD. KHAATUMO WALAALNIMO. BARWAAQO IYO UNITY.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ if anyone hates his own brothers it is you...waad xasidsana.. ee xaasnimada iska jooji.

 

SSC IS NOT PART OF PUNTLAND

 

END OF STORY...

 

KA NAXOW NAFTA WAA SAY SAADO TIDHI :)..

 

A khadar you are right I am better off ignoring certain people..laakin wax u sheeg baan is leeyahay.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mooge;772508 wrote:
khaatumo failed in my opinion sababtoo ah this not needed. it is now a war between xaglatoosiye and cali galeyr camp. xaglatoosiye thinks he fought for this ssc thing and cali galeyr is saying I am the smartest in the clan so i should lead. everyone from ssc in nairobi hates both xaglatoosiye and cali galeyr.

 

it is a war now.

Mr. Faroole supporter, You are sore loser, you wish Khaatumo II Confrence and SSC People to Fail. Sorry to disappoint you I have a bad news for you, already all somalis admit that Khaatumo II Conference is huge success.

 

 

Again don't be Xaasid and wish war for other Somalis. SSC President Sulieman Xaglatoosiye and Prof. Cali Khaliif are very good friends they both want the best for their SSC People. Both of them are very popular and well respected by all SSC People inside SSC Somalia,and around the world.

 

52.jpg

 

81.jpg

 

 

71.jpg

 

22.jpg

 

52.jpg

 

DSC035611.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Aaliyyah;772529 wrote:
^ if anyone hates his own brothers it is you...waad xasidsana.. ee xaasnimada iska jooji.

 

SSC IS NOT PART OF PUNTLAND

 

END OF STORY...

 

KA NAXOW NAFTA WAA SAY SAADO TIDHI
:)
..

 

A khadar you are right I am better off ignoring certain people..laakin wax u sheeg baan is leeyahay.

 

salaam

I know but you can only tell something those you open to listen.. However these people are just looking for failure..

 

Just update the KH2 thread so those who want to know will go there and ignore the rest..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

A khadar, YEAH I was thinking of posting on ur thread bt then decided to open another thread for that latest video I posted - say si cad ugu arkaan LOL..

 

but yeah from now on I will be posting under your thread. Thank you walaalo fr starting it.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this