walaalkis Posted January 9, 2012 Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG iyo Xarakada Al Shabaab ayaa caawa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kaasi oo qasaaro gaystay. * Sida ay Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo isku dhinac ay yihiin ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ayaa galabta ka dhacay degmooyinka Huriwaa iyo Kaaraan ee gobolka Banaadir. * Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in markii hore uu ka qarxay xaafadda Waxar cade ee degmada Huriwaa kadib markii Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo dowladda ay ku lahayd halkaasi, iyadoo halkaasi ay ku dhinteen 2 ruux 3 kalana ay ku dhaawacmeen. * Dhinaca kale maqribnimadii caawa ayaa dagaal daba socday dagaalkaasi waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isbitaalka Digfayr ee degmada Kaaraan kadib markii Al Shabaab ay sidoo kale weerareen fariisimo ciidamada dowladda KMG iyo AMISOM ay ku leeyihiin halkaasi. * Dagaalkaani ayaa waxa uu qeyb ka yahay weeraro Al Shabaab ay mararka qaar ku qaadaan fariisimaha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin gobihii laga saaray Shabaab ee magaalada Muqdisho. This weak goverment is weak as ever to make it worse , they fight internally rather than dealing with Alshabab once for all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 9, 2012 They changed their strategy its a guerrilla war now Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted January 9, 2012 Xaaji Xunjuf;772200 wrote: They changed their strategy its a guerrilla war now certainly and they getting best of the weak goverment . Reminds me of Tom n Jerry , and always Tom Looses . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted January 9, 2012 Shabab still in mog? I thought they where wiped out and fleed? At least that was the news everyone celeberated Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 9, 2012 LOL...keep dreaming. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted January 9, 2012 Alshabaab are no stronger but cowards who run for dear life when they see the Ethiopians. It shows the weakness of AMISOM and TFG forces that cannot drive these lunatic fools out of Mogadishu and surroundings and all of south Somalia for good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 9, 2012 Somalina;772225 wrote: LOL...keep dreaming. Riyadu waa bannaan tahay, laakiin sidey u dhici lahayd baa la isku haystaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites