Saalax Posted January 6, 2012 C/weli Gaas: Wax Maamul ah oo Hiiraan ka Jira Ma Jirto, Hal Gobolna Maamul Goboleed Ma Noqdo Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali oo caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib booqasho uu maanta ku tagay magaalada Beledweyne ayaa shaaca ka qaaday inuusan jirin wax maamul goboleed ah oo ay DKMG u aqoonsan tahay inuu ka jiro gobolka Hiiraan. “Wax maamul ah oo aan u og nahay Hiraan ma jirto, hal gobolna ma noqdo maamul goboleed ee haddii la sameynayo maamul, sida ku qoran dastuurka waa inuu noqdaa labo iyo wixii ka badan” ayuu yiri raysul wasaaraha oo caawa wareysi siiyey BBC-da. Raysul wasaaraha ayaa sheegay in maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne balse uusan la socon wax maamul ah oo la yiraahdo Dooxada Shabelle kaasoo uu madaxweyne ka yahay C/fataax Xasan Afrax oo raysul wasaaruhu maanta isku arkeen magaalada Beledweyne.Wuxuu sheegay in dawlada dhexe aysan qorshaha ugu jirin inay maamul u dhisto gobolada dalka balse ay tahay in dadka deegaanadaasi ku nool ay soo sameystaan maamulo ay iyaga rabaan. Joogitaanka ciidamada Ethiopia Raysul wasaaraha DKMG waxaa la weydiiyey inay is arkeen saraakiisha Ethiopia ee ku sugan Beledweyne, wuxuuna yiri “Haa waan is aragnay waana wada hadalnay”. RBC Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 6, 2012 hal gobolna ma noqdo maamul goboleed ee haddii la sameynayo maamul, sida ku qoran dastuurka waa inuu noqdaa labo iyo wixii ka badan” http://www.raxanreeb.com/?p=126149 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 6, 2012 That's the truth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 7, 2012 General Duke;771082 wrote: That's the truth. Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 7, 2012 These Dooxada Shabeelle folks need to start reading before they talk. Actually most of those in the south need to do that. The TFG charter clearly says that "laba gobol iyo ka badan waa ay sameysan karaan maamul goboleed' Ximan iyo Xeeb, Mareeg, Cowl, Hiiraanland, Hiiraan State, Dooxada Shabeelle all need to change their strategies. They should consider uniting and making sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 7, 2012 How is galmudug recognized as a regional state, it doesnt constitute two gobols. Half Mudug and half Galgaduud is what their constitution says even though in reality they dont control anywhere other then baraxlay. So how did galmudug become a recognised administration and partakes in national matters? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 7, 2012 ^Legally, they shouldn't be. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 7, 2012 The Zack;771203 wrote: ^Legally, they shouldn't be. Well legally there is no question galmudug is illegal, but how can the tfg say with straight face Hiiran state won't be accepted, however an administration in baraxlay will be? Does it make sense? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 7, 2012 ^I have no idea. Should we call the Dhabayao prime minister? Maybe he can clarify. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 7, 2012 No what need to do is close the gate to parliament. Its already in shambles Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted January 7, 2012 Nin talada ka go`do ma umoodaa Absiweliga Habarta ninkii qabo ee adiguna ku dhalin maxaas kuu yahay? A D E E E E E R Ethiopia waa adeerka Abdiweli ask Puntland which is technically the younger wifey of Ethiopia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 7, 2012 The Zack;771195 wrote: These Dooxada Shabeelle folks need to start reading before they talk. Actually most of those in the south need to do that. The TFG charter clearly says that "laba gobol iyo ka badan waa ay sameysan karaan maamul goboleed' Ximan iyo Xeeb, Mareeg, Cowl, Hiiraanland, Hiiraan State, Dooxada Shabeelle all need to change their strategies. They should consider uniting and making sense. That includes the Sool folks who think a Sool maamul can be a federal state within Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 7, 2012 What about Jiinwabi state? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 7, 2012 Saalax;771266 wrote: That includes the Sool folks who think a Sool maamul can be a federal state within Somalia. Nothing is preventing that if Laascaanood is liberated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted January 7, 2012 maamul goboleedka Awdal state of Somalia Waxa u ka kooban yahay 3 gobol,Gabiley, Awdal iyo Salel marka dastuurku waa u ogolanayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites