Dr_Osman Posted January 5, 2012 Boqor Cismaan Buur Madow oo Ku Dhowaad Labo Bilood u Xiran Sirdoonka Imaaraadka Carabta Boqor Cismaan Buur Madow wuxuu ka soo laabtay Xajka markii la qabtay Nairobi (RBC) Sida ay maanta shaacisay hay’ada u dooda Xuquuqda Aadanaha Amnesty International waxaa mudo ku dhow labo bilood ciidamada sirdoonka Imaaraadka Carabta u xiran Boqor Cismaan Maxamuud Buur Madow oo ka mid ah hogaamiye dhaqameedka Soomaalida. Bayaan ay soo saartay Amnesty International ayaa lagu sheegay in Boqor Buur Madow la qabtay 17 November 2011 xilli uu ka soo laabtay Xajka, Waxaana xilligaasi laga qabtay garoonka diyaaradaha ee Dubai. Bayaanka Amnesty ayaa sheegay in ciidamo hubeysan oo ka tirsan sirdoonka Imaaraadka Carabta ay qabteen hogaamiye dhaqameedka ka dibnaay la aadeen meelaan la aqoonin. “Wax qareen ah ma uusan helin loomana ogolaan in maxkamad la geeyo wuxuna khatar ugu jiraa jirdil ama in lagu xadgudbo” ayaa lagu yiri bayaanka Amnesty ay maanta soo saartay. Warar soo gaaray xafiiska Raxanreeb ee Nairobi ayaa sheegaya in Boqor Buur Madow eheladiisa ay ka raadiyeen xabsiyo ku yaalla Dubai iyo Rasel Kheimah balse ay ka waayeen taasoo walaac hor leh keentay. Sanadihii u dambeeyey Boqor Buur Madow wuxuu ahaa dibad joog ka dib markii ay isku dheceen maamulka Axmed Siilaanyo oo uu Boqor Buur Madow si weyn u dhaliilay. Boqor Buur Madow ayaa qeyb weyn ku lahaa nabadeyntii beelaha waqooyiga ka dib burburkii dawladii dhexe ee Soomaaliya, isagoo ka mid ahaa waxgaradkii shirkii Burco ee 1992 ee nabadda deegaanada waqooyiga looga arinsanayey. RBC Radio Xafiiska wararka Nairobi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 5, 2012 Thats totally nonsense 2 months to have some under arrest. Something is really fishy here!!! Somaliland Government should speak to the united arab emirates or did they set it up? So many questions!!! I didn't know he was under arrest in dubai!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 5, 2012 Clearly this King of essentially.. nothing, should return to his Kingdom that doesn't exist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 5, 2012 Somalia, no whats suprising is that somaliland is not saying a word about it to the UAE or even at the very least asking the TFG to speak to the UAE regarding this matter. 2 months under arrest with no charges and his no location is not known has even concerned human rights organisations. I hate arabs. The bosaso mayor brought bullets into nairobi airport was taken to prison and released the following day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 6, 2012 Indeed, I'd be surprised if they didn't molest him like Gaddafi. Arabs are inhumane when it comes to matters like this. There's no compassion. Quote Share this post Link to post Share on other sites