Liibaan Posted January 16, 2012 Gabaygan waxaa curisay Abwaanada Soomaaliyeed Rooda Ibrahim Cabdi Gurey (Afjano), waxayna u tirisay KHAATUMO waxayna si gaar ah shiishka ugu saartay shirka Khaatumo 2 ee Taleex ka socda Gabaygan oo soo baxay 12/01/2012 waxay Abwaanadu ugu wanqashay Bili. Shacabka Soomaaliyeed ee Maamul-Goboleedka Khaatumo ayaa shirkaa aayahooda kaga tashtay iyagoo si cad u diiday kala go’a Jamhuuriyada Soomaaliya. Enjoy: http://www.sscradio.com/playaudio.php?id=104 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Yes, This is The Year of Decision for Khaatumo State of Somalia and it’s People KHAATUMO SPRING REVOLUTION 2012 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 Nothing going to happen like always they talk no action lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2012 Shacabka Awdal iyo Maamulka Awdal State oo Siwada Jira ah u Taageeray Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Sulieman Abdi Dugsiye, Office of the President, Awdal State of Somalia Suleyman Cabdi Dugsiiye, Xafiiska Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Awdal State ee Soomaaliyeed. Congratulations to Khaatumo State of Somalia, from Awdal State & Awdal State people Hambalyo Ku socoto Dowlad Goboleedka Khaatumo (Maamulka iyo Shicibkaba) Walaalayaal Guushiinu Waa Guushayada, Walaalayaal Guuleysta Hambalayana Naga Gudooma Sida caqliga saliimka ahi tilamaamayo, ummad walba xaq bay u leedahay ka talinta masiirkeeda. Ummad quwadeedu midnimadeeda ayay ku jirtaa. Islamarkaa Quruxdeedu waa hogaankeeda. Hadii aan nahay maamulka sare ee dowlad goboleedka Awdal State iyo shicib weynaha farxad bay nootahay guusha aad ka gaadheen midnimada dadkiina iyo go’aanka aad ka gaadheen gacan ku qabadka masiirka umadda reer SSC. Walaalayaal guushiinu waa guushayada. Waxa kale oon ku faraxney hogaanka aad u qabateen dib usoo nooleynta calan Soomaali wadaagto iyo maamu federaal ah oo ka dhaxeeya. Sida la ogsoonyahay Awdal State safka hore ayay kaga jirtaa dib usoo nooleynta mustaqbalka wanaagsan ee Soomaali iyo guusha oon dhamaanteen wadaagno. Sharaf bay noo tahay hadii aan nahay maamulka dowlad goboleedka Awdal State iyo shicib weynaha reer Awdal State inaan idiinsoo gudbino hambalyo qaali ah oo ku aadan mowqifkiina wanaagsan ee muujinaya Soomali oo dib usoo noolaata oo calan iyo dowlad wadaagta. Sida la ogsoonyahay xidhiidh iyo taariikh dheer oo mudan oo ku saleysan walaaltinimo iyo wadajir ayaa ka dhaxeeya shicib weynaha reer Awdal State iyo SSC. Walaalayaal iftiinkiina ka baxey Taleex nagusoo gaadh Awdal State ee naga gudooma hambalyo qaali ah. Waxa sharaf noo ah inaan bayaamino in maamulka dowlad goboleedka Awdal State iyo shicibka reer Awdal idin garab taaganyihiin wakhti walba iyo meel walba. Walaalayaal guuleysta hambalayana naga gudooma. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 keep ingoring my facts post million things wont change a fact old boy loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 16, 2012 Former TFG minister Abdikariim left Taleex and visited Buuhoodle today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 ^^^ Trying to find another job lool new him at George Mason Unversity and is after the next job gig lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 16, 2012 GREAT NEWS! I am glad that things are moving in te directon of unity and of sanguine outlook. It was Gandhi who said, "At first they ignore you, then they laugh at you, then they fight you and then you win." The outcone of the Taleex convention shall change the history of Somalia for good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 16, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 16, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 16, 2012 NASSIR;775545 wrote: GREAT NEWS! I am glad that things are moving in te directon of unity and of sanguine outlook. It was Gandhi who said, "At first they ignore you, then they laugh at you, then they fight you and then you win." The outcone of the Taleex convention shall change the history of Somalia for good. It already raised some eyebrows NASSIR. This movement is unstoppable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Jaaliyada KHaatumo State of Somalia oo Taageertay Maamul-Goboleedkooda Cusub, Xafladii Nairobi, Kenya Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted January 17, 2012 give it a few weeks when you realise Somaliland has locked down buhoodle and las canod...you can keep singing in taleex...katumooo hahahaahahahahahahah...shecko bax bax...all talk will never materialise believe me...somali's are so delusional its funny.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 17, 2012 ^ And how many year should you need for securing your independence Quote Share this post Link to post Share on other sites