A_Khadar Posted January 16, 2012 Waxaa hada lgaga dhawaaqey madasha shirka wadatashiga beesha *********** ka socdey hada laga dhawaaqey magacii ay ku heshiiyeen ergada mateleysey dhamaan beelaha mandiqada SSC. Mgacan leysku raacey ayaa noqdey ”KHAATUMO STATE OF SOMALIA” Dad badan oo ay ugu horeyso shabakada ALLSSC.COM ayaa jeclaa in la qaato magaca degaanka ee ah SSC STATE, laakiin anaga hada weaxey noola muuqataa in magacan siyaasiyan loo doortey kii horena looga guurey arimo khuseeya xaga siyaasada, waxaanuna mar walba u hogaansanahay rabitaanka ergada meteleysa ee ay soo doorteen dhammaan beelha dega mandiqada SSC. Kawaramaya Magaca maamulka Cusub Iyo qodobadii Shirka Looga Hadlay maanta Wariye saleban xaashi http://allssc.com/?p=20841 Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 16, 2012 Sababaha Lagu Xushay Magaca Khaatumo State , Dhagayso audio - Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 16, 2012 Qaab dhismeedka Maamulka Khaatumo State Of Somalia Doodii maanta lagu ansixiyey dawlad goboleedka Khaatumo State Of Somalia, ayaa waxay u dhacday si aad u heer saraysa, waxaana si xigmadaysan loo Asteeyey qaab dhismeedka dawladda Khaatumo ee SSC yeelan doonto. Maamulku wuxuu ka koobnaan doonaan afar qaybood oo kala duduwan. Golaha dhaqanka: Madaxdhaqameedka SSC ayaa waxay yeelan doonaan doorkooda dhaqan iyo Gudoomineed oo aan cidina ku faro gelin dooonin. Kooxda G9: qaybtani waxay ka koobnaan doontaa lixdii odey ee Aqoonyahanka ahaa iyo saddex kale oo lagu daray kuwaasoo ayaguna la shaqayn doona maamulka cusub, siiba arimaha debeda iyo dhaqaalaha miisaniyada kala talin doona. Golaha fulinta: Waxay ka koobnaan doonan Madaxweyne iyo labo ku xigeen kuwaasoo, midkastaba xilka hayn doona 6 BILOOD,ISKU DAR sanad iyo badh inta uu qori doono axda KMG ahi. Waxayna isugu wareejin doonaan mudadaas KMG ah, waxkastana way ka wada tashan doonaa, sidoo kale golle wasiiro oo ka koobnaan doonan 6 xubnood ayaa raaci doona. Kuwaasoo ayagana lagu soo xuli doono aqoon , karti iyo firfrivoonidooda. Golaha Wakiilada: Golahani waa kuwa Barlamaanka tiradoodu wey koobnaan doontaa waana sharci dejinta iyo weliba miisinayada ansixinta , oo ah shaqooyinka Barlamaanka ee caadiga ah. Dhamaan waxaa la samayn doonaa Axdi KMG ah, oo kala hagaya awoodahan iyo weliba arimaha shaqooyinka, sidoo kale waxaa jira hay’ad ka wada madaxbanaan kuwaas, oo ah golaha Garsoorka ee Maxkamadaha, ayagu waxay noqonayaaan kuwa shaqadooda u madax banaan, oo uu weheliyo Xeer ilaaliyaha guud iyo hanti Dhawrka maamulka ee Guud. AHMED XIIR TALEEX KHAATUMO STATE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 ^^^ You can write all that garabage you want dont change nothing on the ground lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dervish Posted January 16, 2012 Freedom;775432 wrote: ^^^ You can write all that garabage you want dont change nothing on the ground lol Relax gump be happy youre already a refugee in the states. Your fams back home are gonna get it tho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 ^^^ Clownish old boy dont be angry for the fact we jacked you of SOOL loool, and i love how you think all somali are refugees like you. Sorry bro was born in the USA and lastly by relatives we still be home while you and your lot are still crying lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2012 Congratulations to All People of Khaatumo State of Somalia (SSC) Hambalyo iyo Bogaadin Dhamaan Shacabka Maamul-Goboleedka Khaatumo ee Somalia (SSC) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 16, 2012 SSC communities' finest hour. Khaatumo State will for sure alter the northern Somali political landscape for the better. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 16, 2012 Awguuryo to Khaatumo State. Khaatumites should celebrate this momentous achievement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted January 16, 2012 Dreamers lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 16, 2012 So, does this conclude the conference or are there more details to be ironed out? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 16, 2012 Almost there good NGONGE Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 16, 2012 ^^ In that case, I'll do a Siilaanyo and call an extraordinary session of both SOL's houses (kii coqaasha iyo kii ciyaalka) to give my verdict, opinion and thoughts on this unending saga. It'll be sometime tomorrow (which should also hlep me glean the latest from the talking heads in my local branch of SL). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 16, 2012 ^^waan ku sugaynaa awoowe. Give it some spice!. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Madashuu Waa Taleeh Macnuhu Waa Midnimo Quote Share this post Link to post Share on other sites