A_Khadar Posted January 12, 2012 Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud ayaa soo gaadhay madasha shirka waxana Garaadka si weyn loogu soo dhaweeyey madasha iyada oo dhamaan dadkii madasha shirka joogay ay u wada kaceen oo sacab iyo mashxarad loogu soo dhaweeyey Garaad Saleebaan Garaad Maxamed waxa uu si cad u taageeray go’aankii ergooyinka ee ahaa in la sameeyo Maamull *********** lee yahay, waxana uu sheegay Garaadku in uusan marnaba iidadayn taladda iyo in *********** wax noqdo waxana uu Garaad Saleebaan sheegay in u taageersan yahay 100% in u *********** Maamul uu lee yahay samaysto oo uusan Puntland u xidhnayn Garaad Saleeban Garaad Max'ed speech Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2012 A_Khadar;773422 wrote: Liibaan Thanks so much for updating. Please keep this thread dedicated to KH2.. This the sum up for today's All parties attended the conference - All isims, SSC side, the 345 reps, and all other committees (g6, g30). Today’s agenda was to inclusively support the new admin. Then all parties spoke and supported unconditionally. Saying that we no longer part of any other admin neither p/l or s/l but ssc is it's own admin free from other admin of its sides. This is was historic achievement for SSC people. Tomorrow Friday, unlike previous Fridays, the conference will continue and now it's time to layout the blueprint of the new admin. Things are moving to right direction.. Allahu Akbar.. You are most welcome Brother Khadar, I agree 100%, This is was historic achievement for SSC people. Hambalyo Dhamaan SSC iyo Somalida Midnimada Jecel. Insha Allah Guul iyo Gobanimo SSC iyo Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2012 Libaax-Sankataabte;773418 wrote: Thanks for the update. All that was required was unity and focus in the Khaatumo II grand conference. The people of SSC have succeeded in shaping their future. Moving forward is not an option. It is a requirement. There is no other alternative in my opinion. You are welcome Libaax, SSC People have achieved a historic unity and historic success. True, there is no turning back, for the SSC Spring Revolution. I wish for SSC, Puntland, Awdal, Maakhir, Gedo, Galmudug, Northwest, Hiiraan, Azania, and all regions of Somalia, everlasting Peace and Prosperity, and development. Insha Allah, waxaan Allah ka rajeenayaa in dhamaan Gobolada Dalkeena Somalia ku waaraan Nabad, Barwaaqo, Midnimo, Hurumar, amiin, amiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2012 A_Khadar;773448 wrote: Hogaamiyaha SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar ( Xagaltoosiye) ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay sida Geesinimadda leh ee Ergooyinka shirka Khaatumo2 u gaadheen go’aanka miro dhalka ah, waxana uu Dr Xaglatoosiye ka war bixiyey ujeedadii ku kaliftay in uu Siyaasi noqdo Hogaamiyaha SSC waxa uu sheegay in xilkii ay hayeen ku wareejinayaan cidkasta amase Maamulkasta oo geedkan hoostiisa laga xulo isla markaasna uu la shaqayn doono, Audio of Xaglo Great speech by the SSC Leader Sulieman Xaglatoosiye, excellent Masha Allah Hogaamiyaha SSC oo Cadeeyey In uu Xilka Ku Wareejinayo Cidii Ergooyinka SSC Ay Taladda u Igmadaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2012 Yes alliyah.. don't sleep though.. A lot more needs to be done, long way to go.. A khadar, LOL I meant now I can have a peace of mind not literally go to sleep lmao. Libaan, mashallah thanks for uploading those pics. ...SSC leader xaglatoosiye is a great man mashallah and his speech was just as amazing. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2012 Walaalaha Awdal State oo Taageeray Shirka SSC Khaatumo I I Awdal Online & Awdal State " SHIRKA KHAATUMO TALEEX ee Beelaha SSC waa Guul usoo hoyatay SSC, AWDAL STATE iyo Dhaman INTA JECEL MIDNIMDA iyo QARANIMDA UMADDA SOOMALIYEED. " http://awdalstate.com/?p=8141 shirka taleex oo in badan la sugayey lana saadalinayey aya ka furmay magalada tariikhiga ah ee Taleex bishan Dec 25 keedii.Waxa uu shirku dabasocda shirki Khaatumo 2 oo hore uga dhacay London kaasoo ku baaqay in shir weyne isugu yimaaden beelahas SSC oo lagu qabto dhulka ay beesahu degto.Tabaabulsho dheer oo la galay ka dib waxa nasiib wanaag noqotay in shirkii qabsoomo sidii logu talagalay iyadoo dhaman ay ka so qayb galeen bulshadii SSC wufuud ka kala socda oo ka kala yimid dalka dibaddiisa iyo gudihiisa intaba.xubnaha dibadda ka yimid waxa ugu caansan Siyaasiga ruug cadaga ah Cali khalif Galayr iyo aqoonyahano kale oo magac ku leh bulshada SSC .Waxa kalo ka mid ah madaxdhaqmeedyo sida garaaddo caan ku ah bulshada iyo waxgarad, culimo ,cuqaal ,haween iyo dhalinyaro ka kala socday qaybaha bulshada.Waxa kalo madasha an si buuxda uga so qayb galay madax iyo saraakil ka tirsan ururka SSC. Shirku waxa uu ku furmay jawi aad u qurux badan iyadoo la rajaynayo inay ka soo baxan go,aano tarriiikhda gala isla markana bulshadan SSC ka sabata bixiya hagardaamooyinka iyo dulmiga ku habsaday bulshadan 20 kii sano ee u dambnaysay ee uu burburay qarankii Somaliyeed. Shirka tariikhiga ee TALEEX waxa isha ku haya dhamaan umadda Somaliyeed ee jecel midnimada iyo inan qarankii somaliyeed ee buburay markale dhidibada u taagno iyadoo la ogyahay in bulshada SSC ay hormood u ahaayeen Halganki dheeraa ee Daraawiishata ee uu hogaaminyey Geesiyigii Weyna Sayid Mohamed Cabdille Xasan bilowgi qarnigii hore marki gumaystuhu carigeena cagaha soo dhigay.Xarunta TALEEX ee shirku ka furmay waa xaruntii halgankii Darawiishta ee gumaysigii Ingiriisku ku weerayay Diyaarahadaha 1920 marki ugu horaysay tariikhda Afrika ka dib marki uu jabankari waayey halganki Darawiihsta oo socday muddo 20 sano ah 1900-1921. Waxa kalo shirka si qoto dheer ula socda dhaman bulshada iyo beelaha dega goboolada woqooyi iyagoo runtii ku kala aragti duwan guusha iyo go,aanada shirku qadan doono dhamadkiisa. Hadii an Tussalean idiinku soo qaado bulshada AWADAL STATE ee ku dhaqan gobolada galbeedku waxay shirka u rajaynayaan GUUL iyo MIDNIMO Tarriikhda gala sidi hore u dhacday. HALKA BEESHA DHEXE Maamulkeeda Hargaysa uu ku dadalayo inuu shirka inuu fashilyo intii awoodiisa ah .Qoraalo hordhac oo ku saabsan shirka TALEEX ayaa muujinaya WAR WAR IYO WALAAC aan abid soo marin Maamulka Hargaysa 20 kii sano ee udambaysay.Taso si cad u sheegaysa in awooddi ay adeegsanjiren ay farahooda ka baxday waa xukumadda Ethopia. Qoraalkan oo ku soo baxay saaka warbahinta Hargaysa ayaa ka hadlayaa guuldarooyinka soo wajahay HARGAYSA ee ku sabsan shirka TALEEX. Beelaha Mogadishu iyo Koonfirta Somalia Oo Si Weyn U Taageertay Shirka Khaatumo IYo Go-aankii Dhaxal Galka Lahaa Ee Shalay Ku Dhawaaqeen Ergadii, Soona Dhoweeyey Maamul-Goboleedka Cusub ee Gobolada SSC http://allbanaadir.com/news.php?readmore=2028 Ku:-Saxaafada Madaxa Banaan Dhammaan Waxgaradka,Ugaasyada,Culumaa,udiinka Haweenka & Dhalinyarada Beesha Maxamud Hiraab (Duduble) ayaa si aan kala harlahayn u taageeray Shirka Khaatumo2 ee kasoconaya Magaalada Taleex. Waxayna beeshu u aragtaa shirkaas mid ay uga gudbayaan dadka dega degaanada SSC.dhibaatooyinka ay kala kulmeen Maamulada Haybta Kudhisan ee kajira Magaalooyinka Hargaysa & Garoowe. Sanadadii ugu danbeeyey dadka dega Gobolada SSC.waxay ku jireen kadeed siyaasaded oo dhinac walba ah. Hadaba Beelweyna Maxamud Hiraab iyo Beelaha dega goboladaas aan soo sheeganay waxaa kadhaxeeya xiriir dhaqan iyo mid dhalashaba. Sidoo kale Ganacsatada Beesha Duduble ayaa dhankooda sheegay inay kaqabqaadan doonaan sooryeynta ergada taleex si ay u muujiyaan taageeradooda walalnimo. Maahin markii ugu horeysay ee labadan beelood iskaashi dhexmaro, waxgaradka beesha maxamud hiraab ayaa sidoo kale ku booriyey beelaha SSC inay si wadajir ah wax uga soosaaraan shirka ayna ka gudbaan kala taageerida maamulada ciriiriga geliyey siyaasiyan iyo ijtimaaciyanba(bulsho ahaanba). Ugu danbayntiina waxay beelweyntu kusoo gebagebaysay qoraalkeeda taageerada ah in la dhowro midnimada. ummadda soomaliyeed, lagana shaqeeyo sidii bulshada loogu dhiirigelin lahaa inay waxtarka midnimada iyo wadajirka. Loona iloobi lahaa wixii horey u dhacay si loo gaaro waayo cusub oo horumar leh. Khaatumo2 guul ayaan u rajaynaynaa iyo is afgarad Suldaan Ali Abdulahi Hassan shacbaan5@hotmail.com +46734896543 Västerås Sweden Xafiiska Warbahainta Allbanaadir.com Muqdisho Somalia 'Allbanaadir@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2012 Beelaha Puntland oo Taageeray ShirWeynaha Khaatumo II Bayaan Taageero Shirka Khaatumo Beesha Gobolka Bari Cali Salebaan Soo Sareen Byaan :Taageero Shirweynaha Khaatumo Ee Beelweynta Dhulbahnte Hadaanu Nahay Aqoonyahanka ,Waxgaradka ,Iyo Dhalinyarada Beesha Cali Saleebaan Waxaanu Halkan Ku Cadaynayaa Inaanu Si Buuxda U Taageersanahay Qabsoomida Shirka Loogu Magacdaray Khaatumo kaasi ay Beesha kaga tashaneyso I Hourumarinta Degaanadooda Halkan kadaawo sawirada oo dhamaystiran Ugu Dambayn: Beelaha cali salebaan waxay cadynayaan in ay Hiil iyo hooba la garab istagayaan walaalhooda Dhulbahnte ee shirka uga socda Magaalda Taleex Puntland. MAGACYADA DADKA KU SAXIIXAN BAAQAAN: 1 Boqor Cumar Ismaaciil Sanwayne 2 Suldaan Bashiir Muuse Koonte 3 Suladaan C/Laahi Saalax Jeenicad 4 Caaqil Qaxiye Maxmud Ciise 5 Caqil Maxmed Yusuf Khuurshe 6 Caaqil Cumar Yuusuf Dheere 7 Caaqil C/Rixmaan Cabdi Samad 8 Caaqil Maxmud Cabdala Waaberi 9 Caaqil Khaliif Maxamed Maxamuud 10 Caaqil Maxamuud Xasan Cumar 11 Nabadoon Muuse Xaaji Faarax 12 Nabadoon Maxamud Maxamed Cali 13 Nabadoon Abshir Idiris 14 Nabadoon Siciid Xasan Cumar 15 Nabadoon Shuxle Yasin Ismaciil 16 Nabadoon Maxamuud Saalax 17 Nabadoon Cabdi Budul Guhaad 18 Nabadoon Maxamuud Maxamed Cali 19 Nabadoon Abshir Yassin Dalmar 20 Nabadoon Sire Maxamed Jama 21 Nabadoon Maxamed Cartan Gurxan 22 Nabadoon Farax Xassan Cadoosh 23 Nabadoon Maxamud Siciid Caynab (Been Been) 24 Nabadoon Maxamed Yusuf Diratoore 25 Nabadoon Salaad Siciid yusuf 26 Nabadoon Cawil Maxamed Waceys 27 Caaqil Siciid Xuseen Cali 28 Sheikh Maxamuud Ismaaciil 29 Sheikh Maxamed Laylon 30 Sheikh Ibrahim Siciid 31 Sheikh c/rahman aw ciise 32 Sheikh Liibaan Mashruuc 33 Sheikh wacays Maxamud Cali wacays 34 Sheikh Adam Xusseen 35 Sheikh Yusuf Heeryo 36 Sheikh Liibaan Mashruuc 37 Sheikh Bashir Shekh Maxamud Fay 38 Sheikh Ibraahim Siciid 39 Sheikh Mubaarik Muuse Conte 40 Ganacsade Liibaan Maxamad Yuusuf (L/Dhere) 41 Ganacsade Maxamud Siciid yusuf Carab 42 Ganacsade Siciid Xussen Diriye 43 Gnacsade C/Risaq Axmed Jama (Neberi) 44 Ganacsade Xassan Cumar Siciid (Beder) 45 Ganacsade Axmed Siciid Suul-cayn 46 Ganacsade Xassan Aw Yusuf Dhega-cade 47 Ismaciil Siciid Xusseen (Kutuba-wayne) 48 Ganacsade Ismaaciil Kutub 49 Ganacsade C/Laahi Xirsi Cali (Hogato) 50 Ganacsade Fariid Xuseen Cali (Hogato) 51 Ganacsade Axmed Cali Jamac (Afbalaar) 52 Ganacsade Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax 53 Ganacsade Raage Cali Hogato 54 Ganacsade C/Laahi Cali Hogato 55 Ganacsade Shine Xaaji Faarax 56 Ganacsade Ciid Xasan Jaamac 57 Ganacsade Faysal Maxamud Ibrahim 58 Ganacsade Abshir Gaash 59 Ganacsade Yasin Maxamed Maxamuud 60 Ganacsade Cismaan Siciid Cumar 61 Prof Maxamed Yuusuf Jaamac Afbalar 62 Prof Maxamed Siciid Aw Cali 63 Prof Ayaanle Maxamuud Af Balaar 64 Prof Yusuf Maxamed Caweys (Dhado) 65 Prof: Maxamud Musse Jama Sheikh Ciid 66 Prof: Maxamed Siciid Maxamed Caseyr 67 Prof Maxamed Ismaaciil Maxamed) Siibad 68 Prof Cabdiraxman farax Cali 69 Prof Maxamed Yusuf Colow 70 Prof Farax Maxamed Colow 71 Prof Digool 72 Prof Faysal Siciid Dheere 73 Eng Siciid Macalin Maxamed 74 Eng Maxamed C/Raxman Maxamed 75 Eng Muse Xasan Maxamed 76 Eng: C/Qadir Casayr Hogato 77 Eng Cabdi-karim Siciid Muumin 78 Eng Siciid Macalim Maxamed (Naaim) 79 Eng Axmed Cisman Sax 80 Eng Kaarshe Shire 81 Dr Maxamud Yusur 82 Dr Farax Xaaji Siciid 83 Dr : Ismacil farax yusuf (Dacam) 84 Dr: Maxamud Maxamed Qaxiye (Kanu) 85 Dr: Ahmed Yusuf Gallan 86 Dr: Ali Nuur Axmed 87 Dr: Barkhad cartan Gurxan 88 Dr: Maxamed Cusman Maxamed (Lambo) 89 Dr Axmed Siciid Qalombi 90 Dr C/Samad Maxamud Siciid 91 Dr C/Salaam Maxamud Siciid 92 Dr Faysal Jibriil 93 Dr Maxamed Cali Wabari 94 Dr Subeyr Maxamuud Jaamac 95 Dr Maxamed Ismaciil Maxamed Caways 96 Dr: Ahmed Hiirad 97 Dr Jamac Barako 98 Dr: Ismaciil Siciid Cali 99 Dr Cumar Maxamed Khuurshe 100 Dr: C/qadir Bashir Sheikh Maxamud 101 Dr Yassin Qaxiye Ciise 102 Dr: Burhan Mire Qaxiye 103 Dr: Abshir Siciid Farax 104 Drs: Sundus Sh Maxamed Layloon 105 Drs Idil Maxamud Jamac Afbalaar 106 Drs Fartuun Cali Farax 107 Drs Xaawa Maxamud Xassan 108 Drs Naciima Siciid Xassan 109 Drs Sucaad Siciid Maxamed 110 Drs Nawaal Siciid M Cassayr 111 Drs Layla Siciid Muse 112 Drs Fadumo Musse Gelle (Faroole) 113 Drs Roda Maxamed Khuurshe 114 Drs Intizar Awil Maxamed (Dhedo) ________________________________________________________________________________ Beesha Gobolka Mudug ee Cumar Maxamuud (**********) Oo Taageertay Shirka Khaatumo2 Walaallayaal marka hore naga guddooma salaan qaaliya oo idin kaga timi Walaalihiin Cumar Maxamuud, annagoo aad iyo aad ugu faraxsan shirkiina aad kaga tashanaysaan Aayaha ***********. Waxaanu idiin rajaynaynaa in Alle Shirkiina ka dhigo kii Walaalahayo, kaga baxaan dhibaatooyinka faraha badan ee idin soo wajahay. Annagoo ku kalsoon, Eebe idankii, inaad asiibi doontaan XALKA maanta laydin ka sugayo. Waxaannu si adag u aaminsan nahay inaan MASIIRKA Beesha Dhulabahante , aanu Gorgortan gali Karin iyadoo cid waliba ay xaq u leedahay inay ka Tashato Aayaheeda. Waxaanu sidoo kale aaminsan nahay inaan cidina idin ka hor istaagi Karin inaad raadisaan halka ay ku jidho Danta Beeshu iyadoo aan cidna lagu xurmaynayn, raali galinayn, lagalana tashanayn. Waxaannu cambaaraynaynna cid kastoo isku dayda inay khal khal galiso Shirka Khaatumo2 iyadoo ka dhex eegaysa danaheeda gaarka ah. Sidoo kale. Waxaannu uga digaynnaa beelaha kale inaanay marna isku dayin inay Majara habaabiso Shirkiinna Qaaliga noo ah, annagoo hubna inaanay waxba uga suurta galayn. Baqdin weyn ayaa dadyow badano oo idin jecel ka muujinayeen in Shirku dhacayo iyo in kale. War maxaa xigi ayaa la lahaa, haddii Khaatumo 2 dhici weydo! Allihii idiin suurta galiyay ayaannu ku MAHDINAYNAA. Waxaa xaqiiq ah inaan laydin kugu abaal gudin saad ugu dadaasheen in Magaca Mandiqaddani kor noqdo, iyadoo la’aantiin aynan marna curteen Maamullada hareeraha idinka xigaa. Waa ayaan darro dhacday, waana ka xun nahay sida ay wax noqdeen. Ugu danbayn waxaannu idiin caddaynaynnaa inaanu diyaar u nahay inaan Taageerno go’aan kasta oo *********** ku midaysan yahay ama waxgaradkiisu u Guddoonsho, waayo dantayada ayaa ku jirta inaad XAL heshaan. (waana naga daacad ), u hadli mayno, cidaan Beeshayada ahayn. Hadday taariikhda gashay in *********** Shan Jamhuuriyadood ( oo Sayid Muxamad) ugu horreeyay ay soo dhiseen, Puntland-na ugu dambaysay WAANNU HUBNAA INAAD KU FILAN TIHIIN AAYAHA *********** MEEL KASTBA KU FUREE, OO DANTIINNU KOW KA TAHAY. ALLAHA IDIN GUULEEYO IDIINNA GARGAARO. 2012 ku waa Sannadkii Guusha Beesha *********** Alle idankii. Walaalihiin Aqoonyanka, Wax Garadka, Saraakiisha, iyo Siyaasiyiinta Beesha CUMAR MAXAMUUD. Nabadoon Abdirahman Hussein Said Nabadoon Osmaan Dhiito Nabadoon Abdi Dirie Guyo Nabadoon Mohamud Elmi Nabadoon Ciiro Mohamed Omar Nabadoon Yaasiin Abdisamad Omar Nabadoon Abdirahman Bihi Nabadoon Jama Farah Egal Nabadoon Ali Ahmed Jahaf Nabadoon Abdulahi Tahlil Barre Nabadoon Abshir Hashi Botan Sheikh Abdirahman Salad Diirshe Dr.Mohamed Ali Yusuf Farah Abdi Warsame Elmi Ali Guuleed Dr.Bashiir Ali Bihi Abdisalan Farah Hoolif Dahir Abdulqadir Farah Abdirashid Ali Hashi Dhuubane Dr.Mohamud Salad Aden Eng Yusuf Ali Herzi Eng Abdulqadir Mohamud Mohamed Gen.Abdulahi Ali Mire Gen.Abdirazaq Sheikh Osman zakarye@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 12, 2012 Go'aamadii KH2 345 ergo oo ka dooday 3 qodob 1. Aayo ka talin 2. Midayn iyo nabadayn 3. Arimaha bulshada Go'aamadii Jan 10, 2011 1. Aayo ka talin a. In KH2 lagu yagleelo maamul aynu leenahay oo cadaalad ku salaysan b. Beelaaha degga SSC in maalintaas wixii ka danbeeya gebi ahaanba aysan ka tirsanayn kana tirsanaan doonin labbada maamul ee dhinacyada ka xigga c. Inuu halkaas ku laalmay wax alaale wixii shuruud iyo axdi inikala dhaxeeyey maamuladaa d. In habka shuurada watatashiga ay aas aas u noqoto maamulkan e. In axdi iyo darstuur adag oo ku salaysan shareecada Islaamka loo sameeyo maamulkan f. In siyaasadu ka madax banaantahay dhaqanka g. In maamulkan loo sameeyo afar (4) golle oo kala ah i. Gollah sharci dejinta ii. Gollaha Fulinta iii. Gollah Garsoorka iv. Gollaha Dhaqanka 2. Midaynta & Nabadaynta a. Inaynu ku midownay sharciga diinta Islamaanka b. Waxaan isla qaadanay midnimo buuxda dhinaca maalka, maskaxda iyo muruqa si loo sugo badbaada deegaanada iyo xuduudaha gobollada SSC c. Waa in la dhiso maamul goboleed leh haykalkii dawladnimo oo dhamaystiran sida i. Ciidan Astaantii qaran leh ii. Golayaal mid dhaqan iyo mid siyaasadeed leh iii. Hay’adaha adeega iyo daryeelka d. Waxaanu go’aan sanay in la isku tashado oo la isa saaro wixii lagu wadi lahaa maamulka haday tahay mid dhaqaale iyo mid hogaamiyeed e. Waa in la wada ilaaliyo oo loo hogaansamo wixii aynu ku hishiinay maamul iyo sharciba f. Waa in meel looga soo wada jeesto tala midaysan laga wada gaadho tooshna lagu ifiyo wax alle wixii lid ku ah dhibna u keeni kara maamul gobolleedka gobollada SSC wada jirna looga hortago siyaasiyan iyo xoogba hadii loo baahdo g. Waa in la turxaan bixiyo wixii khilaaf ah ee beelaha dhex yaala h. In guddi isku dhaf ah loo diro gobollada oo dhan oo ka midha dhaliya go’aamada shirweynahan i. In madax dhaqameedku midoobaan, wixii khilaaf ee ka dhex jira dhameeyaan, inay gudoonshaan, raacaana shacbkooda sharafta leh rabitaankoiisa j. Waxaa beeshu ku hishiisay in dhamaan la is cafiyo la isna samaaxo k. Waxaan la idinka codsanayaa in si walaaltinimo, islaanimo, somalinimo iyo tolinimo aad quluubtiina isu furtaan oo isa saamaxdaan 3. Arimaha bulshada a. Caafimaadka dadka iyo Xoolaha nool i. Abuurista gooba caafimaad kuwo guud iyo kuwa gaar ah oo lagu daryeelo baahida caafimaadka ee shacbka SSC ii. Daryeelka dadka aan lixaadkoodu dhamayn iii. In laga howl galo faya dhowr la’aanta cuntooyinka daruuriga sida hilibka iv. In laga howl galo in la abuuro hay’adaha loo igmaday horumarinta caafimaadka dadka iyo xoolaha v. Kor u qaadida aqoonta howl wadeenada caafimaadka dhianaca xoolaha iyo dadkaba vi. Ilaalinta tayada dawooyinka la keenayo deegaanda hoos yimaada maamulkan vii. In la howl geliyo howl wadeenada caafimaadka ee xoolaha nool sida dhakaatiirka iyo kalkaaliyaaasha caafimaadka viii. In la abuuro ha’yada ilaalinta caafmiaadka ee xoolaha nool lana dhiso xarumo shaybaar oo ku baahsan gobollada SSC ix. In cilmi baadhis lagu sameeyo baahiyaha xoolaha bogobollada ssc iyo caafimaadka shacabka ssc oo dhan b. Arimaha Waxbarashada i. In la tayeeyo waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ii. Dhisida iyo ku baahinta deegamada oo dhan goobo wabarasho oo tayo leh iii. Abuuritaanka kaabayaal wabrasho iv. Abuuritaanka dugsiyo hoose dhexe, sare, xirfadeed iyo jaamacado v. Abuuritan goobo waxbarsho oo lagu dayeel ubadka saboolka iyo agoomaha vi. Habaynta iyo hurmarinta iyo tayeynta dugsiyada quraanka iyo maxliyada diiniga c. Biyaha i. In la abuuro hayaada horumarinta biyaha ee gobollada ssc ii. In la dayac tiro ceelasha, ilaha, laasaha, berkadaha iyo meelaha kale ee biyo qabatinkan iii. In la tadayac tiro goobbaha muuhim ka ah ee biyo qabatinka leh iv. In la helo hay’ad cilmi baariseed oo biyood v. In la abuuro warshado sifeeya biyaha ay dadku cabaan d. Ilaalinta Deegaanka i. In awood lagu xakameeyo dabargooyta is la markaana la sameeyo sharciyo adag oo loo adeesado arinta ah dabar gooynta dhirta ii. Abuurida mashaaric bacaad celineed iii. In lo kuur galo kudaafadaha lana abuuro goobo u gaar ah qashin qubeed iv. In la sameeyo hay’ad cilmi baadhis oo derista habka ugu wanaagsan ee lagu ilaalinayo deegaanka ssc v. In la helo abuur iyo talaal dhireed vi. Dejinta reer guuraaga iyo in la sameeyo seerayaal xoolu daaqaan vii. In olalaha wacyi gelin iyo kordhinta aqoonta dadka reer guuraaga la kordhiyo viii. Illaalinta iyo tayeynta goobbaha taariikhiga ah sida Taleex ix. In la abuuro ciidanka Ilaalinta Deegaanka x. In la kabo goobaha iyo dhulka go’ xi. In la helo tamar bedesha shidaalka dhuxusha sida tamarta qorax xii. In la dabar gooyo dhirta deegaanka wax yeelada ku haysa e. Kaabashaasha dhaqaalaha i. In la sameeyo garoomo diyaaradeed kuwii horana la dayac tiro ii. In la dayactiro wadooyinka isku xidha deegaamadda SSC iii. In la sameeyo suuqyada xolaha lagu iibiyo iyo kuwa lagu naaxiyo iyo kuwa dhoofintaba iv. In la dhiiri geliyo ganacsadata yaryar iyo kuwa waa weynba v. Abuuritaanka tamarta ku haboon deegaankeena sida tamarta cadceedda iyo dabaysha vi. Ina la dhiiri geliyo qoddida beeraha Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 12, 2012 Aaliyyah;773475 wrote: A khadar, LOL I meant now I can have a peace of mind not literally go to sleep lmao. Libaan, mashallah thanks for uploading those pics. ...SSC leader xaglatoosiye is a great man mashallah and his speech was just as amazing. salaam I know, just poking you.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2012 Thank You Brother Khadar, our SSC People adopted historic decisions to meet the challenges. Insha Allah Guul iyo Gobanimo SSC iyo Somalia Today SSC People are more confident and more united than ever alhamdulilaah, and they are hoping to overcome the crisis united. Insha Allah, Las Anod and other towns will be liberated soon by the new SSC State and Army. Laas Caanood People are at forefront of SSC Unionist Movement, and Laas Caanood Leaders are leading SSC Khaatumo Conference. SSC SPRING REVOLUTION 2012 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2012 I know, just poking you.. loooooooooooooooool@a khadar ..you remind me of facebook. When I had my account I hated random pokes!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2012 January 12 , 2012: People of Laas Caanood are Ready to Welcome their New SSC Autonomous Regional State, SSC Leadership, SSC Intellectuals, G6/G15, SSC Delegates, SSC Traditional Leaders (Issimo+ Cuqaal), and every peace loving Somali. September 2011: People of Laas Caanood Welcoming G15 & SSC Khaatumo II Confrence Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2012 ^mashallah...lovely!!! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted January 12, 2012 Way dhaqaaqdee allow guul la garab gal. Mar LA saas looga dabaal dagay, wax haray aaba iska yar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2012 ^that is so trueeee.. Quote Share this post Link to post Share on other sites