Sign in to follow this  
A_Khadar

Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates

Recommended Posts

When all is said and done, it will be the actions by the Laascaano community that will determine the character of the new admin.

 

I am looking forward to see how the boys react to realize and implement the Taleex principle .

 

Buuhoodle and Boocame were never in doubt, ya Liban

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;773075 wrote:
Buhodle already moved to SSC regional admin column from p/l.. P/l admins from Cayn resigned! Sool's s/l admins is expected the same..

What is the plan if SL admin does not resign and does not move its troops form LA?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Fully support SCC movement. I think its critical times. And inshallah a pro Somalia darwish state will be born again.

My family lost many lives in the darwish resistance wars against the foreigners before we moved to the south.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dabrow;773198 wrote:
Fully support SCC movement. I think its critical times. And inshallah a pro Somalia darwish state will be born again.

My family lost many lives in the darwish resistance wars against the foreigners before we moved to the south.

Walaal Dabrow, thank you for your support for SSC Movement. The Darwiish State of 21 Century has arrived Alhamdulilaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Oodoweyn-I think the person who is wearing commando camouflages is you.For the last few days you have been sitting infront of your laptop fighting the khatumo conference.And its fast turning a losing battle for you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

xiinfaniin;773147 wrote:
When all is said and done, it will be the actions by the Laascaano community that will determine the character of the new admin.

 

I am looking forward to see how the boys react to realize and implement the Taleex principle .

Xiin, sheekadii PL Admin baa lasoo shirtagtay, "collective condemnation of Las Anod Community". nin reer bari ah uun baa aheed kaftan.

 

The two subclans you mentioned don't only live in Laas Caanood, they live in other SSC towns as well, like Buhoodle, Saxdheer, Kalabaydh, Qoriley, Yagoori, Adhicadeeye, Tukaraq, Xudun, etc

 

 

Laas Caanood People are at forefront of SSC Unionist Movement, and Laas Caanood Leaders are leading SSC Khaatumo Conference.

 

Ask anyone from LA, and he/she will tell you that no one left in Las Anod, and most people went to Khaatumo Conference in Taleex. Everyone, elders, youth, men, and women.

 

FACTS:

- SSC Vice-President Col Cali Saberey who led SSC Armies to victory in Kalshaale is from Las Anod.

 

- 4 of G6 are from Laas Caanood? Both Dr. Ali Essa Abdi and Dr. Ali Khaliif born in Las Anod

 

- Hundreds of SSC Delegates from Las Anod participated Khaatumo Conference

 

- More than 300 Las Anodi Women went to Taleex to help Khaatumo Conference

 

- Hundreds of Las Anod youth volunteers went to Taleex to serve the SSC Delegates.

 

- Most of the food and furniture for the conference came from Laas Caanood.

 

 

Colonel Cali Saberay " Kuwa Aaminsan in shacabka Laascaanood iyo SSC eenan tashan karin, Ishii buktay Ku Bikaacso Shirweynaha Khaatumo (Sida Xiin)" [4:04]

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

 

xiinfaniin;773147 wrote:

 

Buuhoodle and Boocame were never in doubt, ya Liban

Buhoodle, Bocaame, Taleex, Widhwidh, Xudun, Yagoori, Saxdheer, Xalin, Kalshaale all were never in doubt.

 

Today SSC People are more confident and more united than ever alhamdulilaah, and are hoping to overcome the crisis. Insha Allah, Las Anod and other towns will be liberated soon by the new SSC State and Army.

 

____________________________

 

December 29, 2011: Daawo Sawirada Soo dhaweyntii G6 ee Saaxdheer.

Saaxdheer:- Wafti ballaadhan oo ay ka mid yihiin G6 oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay saxdher.

 

wararka naga soo gaadhaya rugta boqortooyada ee magaalada saaxdheer in ay soo gaadheeen G6 madaxdan soo gaadhay magaalada saaxdheer ayaa ah kuwii looga baahnaa furitaanka shirka khaatumo 2 ee uu ka furmay magaalada taleex

 

waftidan ayaa waxaa soo dhaweeyay ciiidamo aad utira badan ooo iyagu heegan ugu jiray soo dhaweenta xubanahan iyo shacab weyne aad utiro badan

 

waftidan ayaa waxaa qaabilay garaadka guud ee beelaha ssc isagoo mudooyinkanba fadhigiisu ahaa xarunta saaxdheer waftidan isimo iyo cuqaal iyo ilaaladooda khaaska u ah waftidan ayaa saacadaha soosocda laga sugayaa inay u anba baxaan magaaalada taleex

 

 

Halkan Hoose ka dawo sawirada degmadas Saaxdheer shacabkeeda iyo weliba Ciidamadii soo dhaweeyey Aqoonyahanka G6 shalay.

 

DSCN0244-1024x768.jpg

DSCN02402-1024x768.jpg

DSCN0229-1024x768.jpg

DSCN0219-1024x768.jpg

DSCN0224-1024x768.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abdul;773237 wrote:
Oodoweyn-I think the person who is wearing commando camouflages is you.For the last few days you have been sitting infront of your laptop fighting the khatumo conference.And its fast turning a losing battle for you.

Brother Abdul well said

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

 

 

Wafdi Reer Laas Caanood ah oo Isugu Jira Arday, iyo Macalimiin oo Lagu Soo Dhoweeyay Degmada WadaTashiga SSC Ee Taleex(Sawiro+video)

 

aleex”-(RT)Wafdi aad u balaadha oo ka soo kicitimay magaala madaxda gobolka sool Ee laascaanood,wafdigan ayaa ka koobnaa Maamulayaal,Macalimiin,Arday waxka barta dugsiga sare iyo Jaamacada nugaal ee magaalada lLaascaanood.

 

waftigan oo meel ka durugsan magaalada Taleex lagaga hortegay ayaa waxaa loo soo dhoweeyay si aad u qiima badan madashii soo dhoweyanta ayaa waxaa k hadlay Mas’uuliyiin dhinaca Amaanka ah iyo dadyow kala duwan oo isugujira soo dhoweeyayaashii iyo qaar halkaas ku sii sugaayay.

 

Waftigan oo ka koobnaa Maamulayaal,macalimiin,iyo arday ayaa u yimi magaalada Taleex si ay farxada iyo rayn raynta ula wadaagaan walaalohooda ku sugan magaalada,waftiga ayaa mahad celin kabacdi loo gelbiyay meelihii loogu talagalay inay degaan.

 

 

Las Anod High School & University Students visiting Taleex, SSC-Somalia

GetAttachment-8.jpg

GetAttachment.jpg

GetAttachment-2.jpg

GetAttachment-3.jpg

GetAttachment-1.jpg

GetAttachment-5.jpg

GetAttachment-6.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

http://youtu.be/XxZy8XTX--s" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Banaan Baxii Weynaa ee Magaalada Buuhoodle, oo Laga Taageeray Maamulka Cusub Ee SSC

 

 

 

_____________________________________________

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Magaaladda Boocame oo Laga Taageeray Maamulka Cusub Ee SSC

 

 

 

________________________________________

 

DSC04466.jpg

 

Banaan Bixii Ugu Balaadhan ee Ka dhaca Goboladda SSC oo Taleex ka dhacay iyo Shacabka oo Si wayn usoo dhaweeyey Maamulka Cusub ee SSC ee Shirka Khaatumo2 lagu iclaamiyey+SAWIRO

 

Taleex_(Xuddunnews.com)Banaan Bixii Abid ugu balaadhna degmada taleex ayaa Saaka ka dhacay taleex Banaan Baxan oo lagu Taageerayo Maamulka Cusub ee Ergada Shirka Khaatumo 2 Ku Go’aamiyeen in Gobolada SSC loo Sameeyo,Dadwayne aad u faro badan pp Ruxaya Calanka Somalia Ayaa Si wayn uga dhex muuqanayey Magaalada Taleex sidoo kale waxaa magaalada Taleex lagu arkayey baabuur aad u faro badan oo ay ka buuxaan Dadka reer taleex,sidoo kale waxaa ay shacabka reer taleex iskugu Tageen Hoygii Daraawiishta Halka Loo yaqaano Silsilad Waxaana halkaas iskugu soo baxay Shacabka SSC oo intooda Badan ay hada Ku suganyihiin Taleex.

 

 

 

55.jpg

25.jpg

35.jpg

75.jpg

83.jpg

DSC04468.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this