OneManGang Posted January 11, 2012 To be honest , this is nothing but one step forward and two step backward. The people from those regions have demonstrated that their political allegiance is on line with whoever got the fat wallet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 11, 2012 aaa aaaa War kadaa OnemanGangoow yaan lagu dhagaxyeynin. no more fat wallets we were told. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 11, 2012 'Liibaan';772904 wrote: 2012: SSC SPRING - The Blessed SSC Revolution Towradatan/Kacaankan Barakeysan Daawo Ku Dhawaaqidii Maamul-Goboleedka SSC Looooooooooooooooooooooooooool@ Tawrada barakaysan maxa isku keeney Tawrada barakaysan iyo mamuul beeleysan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted January 11, 2012 'Liibaan';772883 wrote: HAMBALYO: DARWIISH STATE HAS ARRIVED ! Ergooyinkii Shirka Khaatumo oo isku raacay in Maamul Cusub la dhiso iyo Shir Saxaafadeed Maanta La qabtay oo lagu sheegay in maamul Cusub lagu Dhawaaqayo (Taleex, Jan 10, 2012 Ceegaag Online) Waxaa Maanta Gelinkii Hore Maalintii 2aad ay Kulan ku yeesheen Darayda Khaatumo Ergooyinka Shirka Khaatumo2 waxa ayna Ergooyinkani soo Saareen Qodobo wax ku ool ah ay kamid tahay in ay dhamaan ergooyinku isku raaceen in Shacabka SSC ay Yeeshaan Maamul Ka Taliya arimha iyo masiiirka Umadda Waxaana Maanta gelinkii Danbe Shir jaraa'id Qabtay Afhayeenka Gudiga qaban qaabada Shirka ahna Gudoomiyaha Saaxafadda Shirka Mudane Aadan C/laahi Shuuriye iyo Mudane Saleebaan Waji Xaad oo ah Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gudiga Dhaqalaha Shirka Khaatumo2, waxaaana Qodobadii Shirku u ahaayeen Sidan. Warsaxaafadeed Shirka Khaatumo 2 Taleex. Ergooyinka Shirka Khaatumo 2 ayaa maalintii 2aad ka dooday Ajendaha Shirka Khaatumo 2 waxaa saaka hawlohoodii kasii watay Madasha Shirka Dhamaan Ergooyinka Gudaha iyo Qurba Joogta. Dood dheer iyo Falanqayn kadib waxay ergooyinkii Codeeyeen Go'aamo aad Muhiim ugu ah Masiirka Deegaamada Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa Ergooyinku Fadhigii saaka Ugu Codeeyeen Deegamada SSC in loo sameeyo maamul Goboleed u gaar ah oo masuul ka ah Aayaha Deegamada Shacabka Soomaliyeed ee ku Nool goboladda SSC. Qodobkan iyo Go'aamo kale oo muhiim ah oo maanta ergooyinku isla qaateen ayaa Beri lasoo hor dhigi doona Shirwaynaha. Waxaa maanta Madasha Shirka Berdaha Khaatumo ka Muuqday dabaal Deg iyo rayn rayn iyadoo Jidadka magaalada ay marayeen Tiro badan oo Baabuur ah oo ruxaya Calanka Somalia. Xafiiska Saxaafadda ee Shirwaynaha Khaatumo 2. Maxamed Cismaan Cabdinuur Taleex. Hambalyo Shacabka SSC Shirka taariikhiga ah ee ay ku qabsadeen Magaalada Taleex Waa mid meelo baddan Laga Soo Dhaweeyay including Awdal State of Somalia... Somalia ha Noolaato Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 11, 2012 Akash;772959 wrote: Hambalyo Shacabka SSC Shirka taariikhiga ah ee ay ku qabsadeen Magaalada Taleex Waa mid meelo baddan Laga Soo Dhaweeyay including Awdal State of Somalia... Somalia ha Noolaato Walaal Akash, aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay hambalyada, waanu oganahay walaalahayn Awdal State inay si weyn u soo dhoweeyeen Shirweynaha Khaatumo iyo Maamul-Goboleedka SSC. Viva Awdal State of Somalia, Viva SSC, Viva United Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 11, 2012 Horseed Media Daawo Sawirada dibad-bixii maanta Buuhoodle ka dhacay ee lagu taageerayey shirka Khaatumo-2 Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn waxaa maanta ka dhacay banaabax balaaran oo lagu taageerayey go’aankii ay shalay Ergooyinka shirka Khaatumo2 ka qayb gelayaa ku gaareeen in gobolada SSC ay yeeshaan dowlad goboleed madax banaan oo hoos tagta dowlada KMG ah ee Soomaaliya. Horseed Media waxay idiin soo gudbineysaa Sawiro muujinaya muuqaaladii uu lahaa dibad-baxii maanta Buuhoodle ka dhacay oo sidoo kale ahaa mid lagu dhaleecaynayey maamulka Somaliland kadib markii mas’uuliyiin ka tirsan oo Saxaafada la hadlay ay sheegeen in shirkaasi uu yahay mid aanay waxba kasoo bixi doonin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 11, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Banaanbaxyo lagu taageerayo Qodobadii kasoo baxay shirkii khaatumo2 ayaa maanta ruxay magaalada buuhoodle.. ee xarunta gobolka Cayn. Garoonka kubada cagta ee xabado ayaa maanta waxaa soo buux dhaafiyey boqolaal banaabaxayaal ah oo taageersan Dhismaha maamul goboleed ay yeeshaan Deegaanada SSC. Geesta kalenma masuuliyiin xilal ka hayey maamulka Puntland ayaa iyaguna goobta banaanbaxa laga dhawaaqay inay iska casileen xilkii ay ka hayeen maamulka Puntland. Maxamuud Shiikh Cumar xasan oo ahaa gudoomiye ku xigeenka Gobolka cayn ee maamulkaas ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay Maamulka puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 11, 2012 Buhodle already moved to SSC regional admin column from p/l.. P/l admins from Cayn resigned! Sool's s/l admins is expected the same.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 11, 2012 DabaalDeg Weyn iyo Banaanbaxyadii Ugu Waaweynaa Cariga SSC Loogu Taageerayo Maamul-Goboleedka SSC oo Ruxay Magalooyinka Buuhoodle, Lasacanod, Bocame Iyo Taleex Taleex (Allssc.com) 11 Janaayo 2012 Banaanbaxyadii ugu waaweynaa ebid ee lagu taageerayo shirka wadatashiga beesha SSC ee khaatumo-2 iyo siduu ilaa hada u socdo ayaa maanta mar qudha wada ruxay magaalooyinka waaweyn ee mandiqada SSC sida magaalooyinka Laasacaanood, Buuhoodla, Boocame iyo madasha shirka wadatashiga beesha SSC ka socdo ee Taleex. Banaanbaxyadan ayaa ahaa kuwo ay shacabku dhamaantood iskood isu abaabuleen taas oo cadeyneysa iney shacabka SSC u oomanyihiin iney qabsadaan waxa asaagood qabsadey ee horumar ah, iyagoo maamulada hareeraha ka xigaana hore u lugooyeen wakhti badana ugu lumiyeen shacabka iska daacada ah wixii horumara ee maamulæadaasi heleena lagu horumarin jirey magaalooyinka beelaha maamulada dhistey degenyihiin. Iyagana looga dhaqaaqey gabaahiir cidla ah ooy ku soo dhaceen dhakhtar la’aan, iskuulo iyo jaamacado la’aan, jidad la.aan, shaqo la’aan baahsan oo ay u fureen kaliya iney ka dhigtaan askar ay ku adeegtaan, iyo beehsa SNM oo intii cariga soo gashay cunaqabateyn xaga dhaqaalaha ah ku qabatey magaalada caasimada ah Laasacaanood si shacabku marka noloshu ku adkaato ugaga qaxo ooy ficlan ku guuleeysteen arintaa. Hadaba halkan hoose waxaan idiinku soo gudbiney sawiradii ugau dambeeyey oon isla hada kasoo qaadney goobihii banaanbaxu ka socdey ee magaalda Taleex maadama teamkii Allss.com hada kuwada suganyihiin madasha wada tashiga beesha SSC ee Taleex. Daawash wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 11, 2012 Muraad fulay iyo maansha alla waa tix ka mida gabayada ka hadlaya shirka khaatumo2 ee taleex ka socda Abwaane Yusuf Suusel gabay waa ninkii marinayoow muuji arartiiye waa inuu halkaad maagganayd mudhisu taagaaye waa inuu ku miisaaman yahay mawqac ku habboone waa inaan maroor iyo qallooc meella kaa geline waa inuu macaaniyo dhadhamo malabki doocaane waa inay maqsuudaan dheguu maqalka xiisaane markaasaa lagaa maalayaa maaxdi kaa timiye markaasay macnaha dhuuxayaan maansa dhaadhiguye markaasuu ma guuraan dambiyo madhana yeeshaaye laga mudan nin muran doonayaan muurti ku hadlayne waxaan kuugu maahmaahayaa mahadho waawayne balaan mariyo kaan maagganaa moosinkii yimiye mahwigii taleex oo sidii muna la buux dhaafshay oo aad madiiniyo makoo mooddo la xajaayo muraaqooday goortay indhuu milicsi eegeene maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne mugdi kuma jirroo haatan waa maalin duhurkeede maqaawiir la xulay oo ra,yiga muhindisoonaaya muddo xaajadii murugsanayd maare laga gaadhye maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne madluun iyo anoo cadho qabay waxiga maydheene masuul taliya maamuliyo xeer mawqif la istaagay muxubiyo kalgacalkaan qabiyo mooralka i toosay maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne mabda, laysku raaciyo awood muujay cududooda maskaxdii fayaw baa heshoo mawle kaashadaye muraadkayga fulayaa dhakhsuu iigu meel mariye maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne hadduu muummin yahay ruuxu waa magan ilaahay,e minjaxaabadii layla waa maaddiga ahayde ka mudh baxay maleeguu wadiyo mooshinki cadwe maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne muska cadawgi ii galay hadduu maara waayahaye nimankii mindida xiiraysaa marada hostaalay mariid iyo sirtay miiqayeen miinadii gale,e maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne midaw qaran mataaniyo xorriyad la igu maamuuso oo aan mahiigiyo aqoon marabiduu haysto oo ay majiiraha qabtaan mudanayaasheedu maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne maandeeq raggii maali jiray moraha xooleeye madhac dhaan u diidiyo inay meged lahaataaye maraqsaarka iyo dheegga iyo muuqay farawgiiye maansha alla eeboow adaa mahadle oo wayne ruxii mariiliyo qalbiga maari kaga taallo iyo kii munaafaq u dhashiyo macangeg yeelkiiye dadkanu waa maggeeniyo walaal meelu joogaba,e maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne annagoo abaar lagu madhiyo muriyo oon joogna oo milic kaliiliyo hanfile maangad ku harraadnay miiraalihii baa onkoday mawjada lahaaye maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne marso jiidan mayay gaaxday oo daadku mulacyeeyey maalkiyo dadkuba waa heleen maalin waa da,aye madi curataybaa noo dhashiyo maahiroo dihine maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne marti aniga layguma sabiyo midaga quudheede mulki iyo xaq baannu u lahayn muranla,aaneede mana hurayo maamulu dhashiyo midig ku taageere macruuf baan ahaa iyo nimaan mucatab yeelayne maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne maangaabyo badanbaa lumiyo maadhariyo tuuge sidii naag marriin doonaysay meher ku ceeshaane nin masruuf walaalkii u cunay waa merganayaaye waa inay waxay muudsadeen milil higgoodaane maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne ragii calanka midab dooriyaa meel la,aan dhacaye allahayoow kuwaasaa murtada oo macsiila,ahe allahayoow waxay mudanyihiin mari abaalkooda masiibooyinkoodii dibbaa loo masaxayaaye maansha alla eeboow adaa mahadle oo wayne masallaha waxaan dhiganayaa moora nabadeede soomaali wayn oo midaan sii metelayaaye ma oggoli midiidinu ahaw maafiya isaaqe muruq laysu sheegtiyo hadday maag ka bixi waydo ninkii aniga ii muhanayaa mawtigii galaye maansha alla eebboow adaa mahadle oo wayne afartaa allaha maaligga ,a mahad naqiisii dhe madashii taleexiyo falaad magaci noo yiil dhe meselooyin badan bay hadhiyo aniga mawduuce macnihiyo u jeedada balaan idin mihiimsiiyo mayal waynta shirayoow abaal wayga mudateene taariikh madaw baad tolkiin uga miciinteene malko oodan baad doonaysaan meesha ka hor qaade mucjisiyo layaabay ku tahay madhanayaashiiye malafsiga nin qaataa hodiyo muudal daaq tegaye malaa gacanta sool kuma hayeen maalin gelenkeede millaterigi waa haysannaa iyo madaafiice mayal adagga iyo xooggu waa mi,iyo aalaafe micidaa la ruugaa sidii awr madhaadhacaye waxa maqani waa maxamedoow maalin sii amare waa muusannaw iyo tolla,ay muusiga habluuye in mashxaradu maaweelo tahay haw malaynina,e maryahay siteen iyo dharkay mulukh ka siiyeene teeriyo gugii magacdilay mudhuxsanaayeene goortii mirood laga dhigaa laygu maadsadaye mitir kama hayeen ciidayada muqayiliintiiye nafwaluba mudday leedihiyo mawcid loo qoraye war yaydaan miskiin iyo agoon miidhan soo bixine yaydaan musgale reer u noqon maato gawracahe magliga iyo qurigiinu yay maar la googgo,ine muslax iyo tollimo waa horay maya ka dorteene ka mannuuca maydhiyo ilaa marinka buuhoodle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 11, 2012 KA: AWDAL STATE OF SOMALIA KU: SSC STATE OF SOMALIA HAMBALYO KU SOCOTA MAAMUL-GOBOLEEDKA SSC IYO SHIRWEYNAHA KHAATUMO II, TALEEX… Waxaan hambayo u direynaa shirka ka socda taleex ee beesha saciid ***** ay kaga hadlayaan ayahoodda….. Waxaa kale oon hambalyo u dirayaa waftiga uu hogaaminayo madexweynaha dawlad goboleedka Awdal State ee Degay Magaallo madexda somaliyeed ee Muqdishu…. Waxaan salaam u dirayaa musuuliyiinta dawladda federalka somaliyeed ee sida diiran u soo dhaweysay madexweynaha dawlad goboleedka Awdal State. Garyaan Rahiid iyo Waftiga uu horkacayo…….. Waxaan leenahay…waa baa berryey bilicsan aroorya baxsan maaaaaaaaaaaaaalin ..kkkkkk Waxaan hawadda u marineynaa dhanbaal tahniyadda ah..dhamaan siyaasiyiinta, aqoonyahanka, waxgaradka, odeydhaqameedka, suldaanadda, garaadada, ugaasyadda, isimdda, cuqaasha iyo dadweynha beesha *********** ee shirku uga socdoa magaaladda taariikhida ah ee taleex, kaas oo beesha ku abtirsata saciid ***** ku leeyahiin shirbeeleedka aan loo kala hadhin, kagana tashanaayaan mustaqbal beesha, rabaannna in ay ka soo saaraan go’aanno wax ku ool u ah, guud ahaan soomaali gaar ahaan beesha shirka le, isla beeshu waxay ka saareen meesha goldalooyinkii iyo tabashooyinkii dhaxdooda yaal ee jirraanku kaga faa’iideysanayey, waxaa kale ooy soo afjareen ri’yaddii beesha ***** ku andacooneysay sheegashadda dhul aanay lahayn iyo dawlad aanay qaadi Karin masuuliyeed taa oo socotay mudda labaatanka sanno ah, isla beeshu waxay ka saareen meesah tuhunkii ahaa in aanu *********** heshiin Karin iskuna tanaasuli Karin, waddana hadli Karin kaas gaadhsiiyey beesha karaamo daro, sharaf dhac kaga timid beelaha daris ah sida beesha ***** iyo beesha ********** eey isku haybta yahiin…. Waxaan bogaadin u marinayaa hawadda shirka aayo ka talinta beesha, kaas oo beeshu ay waligeed ahayd heeganka , halgamaha ummadda soomaaliyeed , isla beeshu waa ta kaliya ee isku xirta dalweynaha somaliyeed iyo dadweynaha soomaaliyeed la’aantoodna aanu hana qaadi Karin dalsomaaliyeed, waana ta ka muuqata labaatankii sanno ee beeshu ka maqnayd saaaxaddana siyaasadeed,ayna soo wajahday habacsanaan , burbur, baa’ba’, dal la’aan iyo dad la’aan ummaddii soomaliyeed meelkastooy joogaan…. Maanta ummadda soomaliyeed waxaa u baryey waacusub ka bildhaamay isla goobtii xornimadda soomaliyeed ka bilaabantay muddadda hal qarni ka hor ah. Waxaan soo dhaweynaynaa go’ankasta oo ka soo baxa beesha saa beeshu waxay waligeed ba ahayd gumeysi la dirir tan iyo inta taariikhda soomaliyeed lagu hayo, waxayna hortaagneyd waxkastoo soomaali wax yeelaya midnimadeedda, diinteedda, dadnimadeedda, karaamadeedda taas ooy kumaan kun beesha ahi ku gudgaleen la dagaalanka gaalka iyo rufyaaniintiisa meelkastooy joogaan. Waanna ta keentay qaybsanaan iyo hagar daamo soo gaadhay ummaddii soomaaliyeed, kana timid dad wax ma garati oo u oomman in ay iyagoo qabiil ah noqdaan dawlad adduunka saxni la wareegta ay ku qarafeystaan….. Sidoo kale waxaan boqaagin hawadda u marinayaa beelaha galbeedka somaaliyeed in ay ku daydaan ummadda kana tashadaan ayahoodda ku wajahan mustaqbalka caruurtoodda siligga lagu xidhey muddadda labaanka sanno ah, siddii ay uga furfuri lahaayeen, cabashooyinka dhexdoodana meel iska dhigaan una soo jeestaan hawlahoodda iyo dhismaha dalkoodda lana jaanqaadaan ummadda soomaliyeed eey ka hadheen…. ALLAA MAHAD LE…… AFHAYEENKA DAWLAD GOBOLEEDKA AWDALSTATE… KSA.. A.Barkhadle.I(Aden-Cadde)… Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 11, 2012 Jaalayada SSC Ee Wadanka Talyaaniga Oo Taageertay Ku Dhawaaqista Maamul Uu Yeesho Deeganada SSC Una Hanbalyeeyay Shirka Khatumo2 Roma(Allssc): Waxaan hanbalyo iyo taageero u diraynaa shirka khaatumo2 ee kasocda magaalada Taariikhiga ee Taleex, waxaanauna si buuxda u taageeraynaa Go’aanka ay beeshu ku gaadhay inay yeelato Maamul ka taliya aayaheeda iyo danaheeda. Hadaanu nahay jaaliyada SSC ee ku nool wadanka ITALIA waxaanu leenahay hanbalyo hablyo waxa diraya taageeradan dhamaan dadkan hoos ku qoran 1. FARXIYA IBRAAHIM MAXAMED CADE 2.NIMCO MUUSE FAARAX 3.YAASMIIN ILKA CASE 5. LAYLA AXMED WARSAME DHUUB 6.FARXIYA AADAN CARTAN 7. CIBAADO TAKAR CEEGAAG 8.XAYAAD C.LAAHI BUSKUD 9.AYAAN DAAD CILMI 10.IFRAAX FAARAX DHAGAWEEL 11.KHADAN SICIID DUULDUUL 12.AMAL FAARAX SHAAH 13.SAMSAM CABDI AXMED 14.MUNA CALI AXMED UURCAD 15.SAMSAM FAARAX FINIYE 16.SHAACA CALI SUBAGLE 17.DEEQA DACAR 18.SABRIIN CUMAR DAAHIR 19.SAMIIRA XIDIG CALI DALUUL 20.SACDIYA CABDILAAHI 21. SHUGRI CABDILAAHI 22.KENADIID WARSAME CALI 23.MAXAMUUD CAWED 24.ADAN JAAMAC MUUSE 25.XUSEEN CISMAAN LUGATOOR 26.CABDI JOOKAR CABDI 27.FAARAX MAXAMED MUUSE AARGOOFO 28.JAMAC 29.CAWIL AXMED BILE 30.XIDIG CALI GALOOLC. 31.FATAAX SALEEBAAN 32.JIRDE DARWIISH CILMI CIID 33.C.RISAAQ CAWIL 34.MAXAMUUD AXMED SUUDI 35.MAHAD MAXAMED XAAREED 36.MUSTAFE FAARAX OOGLE 37.AXMED MAXAMED CIISE 38.CABDIKARIIN AXMED DUCAALE 39.C.XAKIIM MAXAMED JAAMAC 40.MAXAMED CAYDIID 41. CABDIWELI YUUSUF CALI 42.MAXAMUUD SALEEBAAN 43.CABDIRISAAQ GARGAAR 44.CABDIRISAAQ MAXAMED WARSAME 45.MAXAMED SXMED FSRDSSLE 46.JAAMAC AFDHUUB 47.CABDI CALI 48. RASHIID MAXAMED YUUSUF 49.C.LAAHI AADAN QAWLE 50.C.FATAAX BARAWAANI TOOREY 51. MAXAMED JAAMAC 52. CAWIL AXMED SHIRE 53.CABDI XAASHI 54.MUSTAFE YUUSUF ILEEYE 55.JAAMAC AFDHUUB 56.JAAMAC SAALAX CALI 57.C.KERIIN FAARAX SIIGAALE 58.SICIID DIRIYE CIISE KEBIYE 59.AXMED MAXAMED BULXAN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 11, 2012 THANK YOU PEOPLE OF GOLDOGOB " frameborder="0" allowfullscreen> Beesha Goldogob oo Taageertay Shirweynaha Khaatumo II, Hadiyad iyo Geel ugu Deeqday Maamul-Goboleedka Cusub ee SSC Marti sharaf kasocotay Beesha L- Goldogob ayaa maanta magaalada taleex ee ay taalo gogosha shirka khaatumo2 Soogaadhsiiyay Geel ay ugu deeqen shirka khaatumo2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 11, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> DabaalDegii Taleex ee lagu Tagerayay Maamul-Goboleedka Lagaga Dhawaqay ShirWeynaha SSC Khaatum2 Waxaa maanta magaalada taleex ka dhacay banaan bax balaadhan oo ay kaqayb qaadanayeen dhamaan bulshada kala duwan ee kudhaqan magaalada taleex Quote Share this post Link to post Share on other sites