Sign in to follow this  
Dr_Osman

Maxamed Haji Adan Arrested In Puntland

Recommended Posts

Dr_Osman   

GAROOWE : Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo la xiray

 

January 5, 2012 1:30 pm GMT - Written by Editor - Edited by Editor

 

Garoowe:-Sida ay ogaatay Puntlandpost waxaa la xiray Siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaaji Aadan kadib markii ciidamada ammaanka ay soo qabteen isaga oo maraya deegaanka Degmada Qardho kadib markii laga warhelay ayaa la sheegay in ay ku baxeen oo ay soo xireen Ciidamo ka baxay magaalada Garoowe, waxaana la sheegay in uu iminka ku xiran yahay magaaladda Garoowe.

 

Maxamed Xaaji Aadan xarigiisa ayaa loo aanaynayaa in uu la xiriiro waraysiyo uu siiyay Idaacaddo iyo TV-yo caalami ah isaga oo si wayn u dhaliila had iyo jeer maamulka Puntland ee uu M-waynaha ka yahay Dr. Faroole, waxaana uu ku dhaliilaa in maamulka Faroole uu gabi ahaanba laalay sharcigii dalka u dagsanaa.

 

Maxamed Xaaji Aadan, ayaa Wasaaraddo kala Duwan Wasiir uga noqday maamulka Puntland, waxaa kaloo uu M-kuxigeen ka noqday Dawladdii Salballaar ee Gen. Caydiid uu M-waynaha ka ahaa.

 

Lama oga in Maxkamad la soo taagi doono, in la sii hayn doono iyo la sii dayn doono. Maamulka Puntland kama hadlin xariga Siyaasigan.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Very good news this jerk is arrested, his history alone speaks volumes about him. This is the same guy who walked aideed into kismaayo, the same guy who said he is going to open a party in puntland and recognize sool and sanag as apart of somaliland, the same guy who attacked innocent people in eyl. If he is arrested today, I am very happy and I hope he is brought to trial and convicted and jailed for life. Dembi wayn ayuu ka galay reer puntland!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;770682 wrote:
^^ Doesn't faroole's clan enclave already recognize sool and sanaag as part and parcel of Somaliland, so whats the difference between him and mr faroole?

If it wasn't for the Ethiopians, we both know what would have happened in SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Bosaso, 12 July 2002

 

BREAKING NEWS

 

The following is public information.

 

The Office of President informs the Puntland State public as well as the international community that the President, H.E. Abdullahi Yusuf Ahmed, is now in the town of Qardho, paying a working tour of the community there. Qardho residents are presently conducting a wild warm reception of overwhelming public support for the President’s visit.

 

In another separate development, one of the prominent figures involved in daylight highway robbery and banditry, Maxamed Xaaji Aaden, was among those captured near the town of Qardho.

 

Please stay tuned for any further development on the President’s working tour in Gardho and Garoowe.

 

Ismail H. Warsame

 

Its always Deja Vu for this guy lol. His always arrested near qarho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somalia;774563 wrote:
LOL

Its funny isn't it.

 

Garoowe:-Sida ay ogaatay Puntlandpost waxaa la xiray Siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaaji Aadan kadib markii ciidamada ammaanka ay soo qabteen
isaga oo maraya deegaanka Degmada Qardho

Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa maanta
meel u dhow degmada Qardho
ee xarunta gobolka Karkaar ka qabtay Siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaaji Aadan.

Go back to history

Maxamed Xaaji Aaden, was among those captured
near the town of Qardho
.

Even hargeisa got sick of him

Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Puntland ee xukumadii Cabdilaahi Yuusuf Maxamed Xaaji Aadan ayaa habeen hore ciidamada sirodoonka somaliland kala baxeen huteelku ka deganaa magaalada Hargeysa oo la yidhaahdo togwajaale islamarkaana saldhiga dhexe ee hargeysa u dhaadhicyeen ama ku xidheen asagoo macaswiis kaliya wata oo qaar qaawan.

His not hard guy to locate

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this