Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland State Bank Burns Counterfeit Money From Dhusomareeb. Try Again Next Time Boys

Recommended Posts

Dr_Osman   

Lacag been abuur ah oo Boosaaso lagu gubey [sawiro]

 

Updated:- 1 min ago| 0 Commnets

 

Waxaa maanta magaalada Boosaaso lagu gubey lacag badan oo Shilin Soomaali ah taasoo ay shaqaalaha Bankigu in mudo ah uruurinteeda ku howlanaayeen.

 

Goobta lacagtan lagu gubey oo ahayd gudaha Bankiga Boosaaso ayaa waxaa ku sugnaa Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan maamulka Bankiga dhexe ee Puntland iyo hogaanka sare ee ciidamada Booliska ee gobolka Bari.

 

Mas’uuliyiintii maanta xiligii lacagtaas la gubayey Bankiga joogeyna waxaa kamid ahaa Agaasimaha guud ee Bankiga Puntland Xirsi Maxamed Jaamac, Taliyaha qaybta Booliska ee gobolka Bari Cismaan Xasan Cawke (Af-dalow), Maamulaha laanta Bankiga ee Boosaaso Muuse Xuseen Ducaale, iyo Daahir Cabdalle Maxamuud oo ah khasnajiga laanta Boosaaso.

 

Ugu horeyn waxaa halkaas ka hadlay Agaasimaha guud ee Bankiga Puntland Xirsi Maxamed Jaamac wuxuuna sheegay in lacagtan maanta la gubey ay tahay lacag faalso ah, islamarkaana qaab aan sharci ahayn dalka lagu soo geliyey tiradeeduna ay tahay in ka badan 140-Milyan oo Shilinka Soomaaliga ah.

 

Agaasimaha guud ee Bankiga Puntland ayaa intaas ku daray in lacagtan ay soo qabteen shaqaalaha Bankiga lagana dhex saaray lacagaha magaalada kasoo xereedo ee cashuuraha ah iyo kuwa kale ee ay dadku Bankiga dhigtaan, wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata xusay in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cidii ay ku cadaato in lacagtaas ay Puntland soo geliso.

 

Sidoo kale waxaa isna goobtii lacagtaas lagu gubayey oo ahayd god weyn oo gudaha Bankiga laga dhex qoday ka hadlay Maamulaha laanta Bankiga Puntland ee Boosaaso Muuse Xuseen Ducaale wuxuuna sheegay in lacagtani ay Puntland uga timaado dhinaca gobolada dhexe gaar ahaan magaalada Dhuuso-mareeb oo uu sheegay inay kutaal Wershed yar oo lacagta been abuurka ah daabacda.

 

Muuse Xuseen Ducaale ayaa bulshada ugu baaqay in ay feejiganaan dheeri ah ka muujiyaan lactan si aan loogu sirin wuxuuna tilmaamay qaar kamid ah calaamadaha lagu garan karo oo ay kamid yihiin:

Inay ka samaysan tahay waraaqda (A-4) ayna tahay mid aad u jilicsan oo taabashada lagu garan karo.

In ay iska mid ka tahay Lanbarka taxanaha ah ee ay wershedu wax ku daabacdo (Serial Nomber).

In ay dhinacyada cadaan yar ku leedahay.

Iyo weliba in midabkeedu uu yahay mid aan isu miisaaneyn oo aad khafiif u ah.

 

Lacagaha been abuurka ah ee ay dadku sida sharci darada ah ku daabacdaan ayaa mudooyinkii u danbeeyey kusoo badanayey dalka Soomaaliya, waxaana sidan oo kale shalay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug loogu gubey lacag badan oo lamid ahayd mida maanta magaalada Boosaaso lagu gubey.

 

Maxamed Salaad

 

Horseed Media

 

Boosaaso

 

Lacag-Bankiga-Boosaaso-020.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-016.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-021.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-014.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-015.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-013.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-003.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-005.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-002.jpg

Lacag-Bankiga-Boosaaso-012.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Ujeedada uu lee'yahay dahir abees wuxu yahay inu sicir iyo bosaso ay noqoto meel aysan dadku wax ka ibsan karin iyo inay lacagta bosaso noqoto mid dacif ah because the market will be overflooding with counterfeit over real shilling. Try again boys you failed yet again and the crap abdiqasim hassan salat is up to is also failing

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gosh! Money made out of the A-4 printing paper - Subhannalah.

 

Excellent job by the authorities involved. This would have crippled the economy, caused inflation and commodity price hikes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Jacaylbaro, mashinki iska daaye ee dadkaga private banks uu fur ha shaqaystan not hawalado a ppl that survive on oversea welfare cheques. Puntland has 6 known private banks. Amal, Dahabshil, Dayax, Tawakal, Salama, Iftin. They are full on banks not hawalad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaji counterfeiting somali shilling you don't make money from that, you disturb others economies but you cant make money from something that has no real value

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

its not my fault somaliland has no private banks, anigu ha igu xanaqina just because your ppl choose to sit on their asses and wait for monthly cheque from overseas that is something you will need to change.Your own dahabshil has no faith in opening a bank in somaliland he evens know dadkisu lacag in loo diro mooye lacag meel ay dhigan karan ma jirto their is no money to begin with

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

U only have one bank that is somaliland bank which is just used to regulate the shilling for your government, its not used by ppl to set up accounts and put money down and save up wealth. Even dahabshil has no faith in Somaliland let alone other somalis. The reality is 6 banks I know off in Puntland, There is zero Banks in Somaliland. Dadkiina lacag ma haystan miyaa somalilandow? meel dhan aan bangi haysan wa cajib

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Jacaylbaro somaliland has no private banks. It has one central bank which is this

 

Tawakal Bank. Bosaso

u_11479d_2010-4-12-0-30-39f_image001.jpg

28802_124495690923954_100000905704365_11

 

Dahabshil Bank Bosaso

DSC08261.jpg

 

Iftin Bank. Bosaso

iftin-bank-somaliya.jpg

 

Salama Bank. Bosaso Branch, and a Recent One Opened In Garowe

Muuqaalka_Salaam_Bank.jpg

 

Dayax Islamic Bank

DIB.JPG

 

Amal Bank

2753655987_9d761d95bc.jpg

 

Thats 6 banks I listed which are either in operation or under construction. Somaliland will need 6 banks before they can even kaftan about this issue. Marka niyahow ha is-weerarin. I haven't even shown you anything yet plus we got alot more construction companies in Puntland then anywhere else. Don't make me throw out these facts

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this