Saalax Posted January 4, 2012 daadka kaso jeeda Puntland iyo SSC oo Ku Noolaa Libooyo Kenya Oo Maalinkii Sedexaad Magan U Ah Booliska Dad qamaamaya oo ka soo jeeda Azania/NFD ayaa ku soo yaacay guryaha iyo meheradaha ay ka deganaayeen magaalada libooyo reero iyagu asal ahaan ka soo jeeda deeganada Puntland iyo gobolada Sool, Boosaaso iyo Garoowe iyadoo laga bililaqaystay hantidii ay lahaayeen isla markaana loo geeystay dilal kala duwan iyo dhaawacyo. Dadkaan ayaa loogu aaneeyey eedo loo tirinaayo maamulka puntland oo isagu hore ugu dhiibay dawlada itoobiya dad ka soo jeeda beesha ugaadeen taas oo shacabka puntland aad uga cadhoodaay xiligii ay dhacday arinkaasi iyagoo shacabka puntland si cadho xoogan ugu sameeyey kacdoon ay kaga soo jeedaan maamulkooda talaabadaas uu xiligaas qaaday isla markaasna aanay dib dambe u dhicin. Qabiilka dega magaalooyinka Libooye Kenya iyo Libooye Soomaaliya ee Azania/NFD ayaa iyagu beryahaanba wada ugaadhsiga dadka kaso jeeda SSC iyo Puntland ah ee deegaanadaas ku lahaa hantida deegaameed oo noloshoodu ku xidhnayd iyadoo reero badana hore looga Masaafuriyey ayaa waxaa maalmahana Dib uga soo cusboonaaday duulaanka dilka iyo dhaca ah ee loo geeysanaayo Dad Shacab ahaa oo ku noolaa deeganaada libooye kenya iyo libooye kenya. Dhinaca kale reero dhawr ah oo ka soo jeeda deegaanada Puntland iyo SSC ayaa maalintii sadexaad lagu ilaalinayaa saldhiga booliska si naftooda loo bad baadiyo iyagoon haysan wax gurmad ah ama u xataa guryahoodii iyo hantidoodii u ilaaliya ama wax uga keena hadii ay iyagu is dhahaan u baxana la weerarayaa oo la laynayaa. Si kastaba ha ahaatee dhacdadaan ayaa ah mid aad fool xun oo ka soo daahirtay deegaankaas iyadoon dadaan waxba galabsan si isir ah loo ugaadhsanaayo, Qaar kamid ah reero saldhiga libooye kenya ku xaniban oo radio laascaanood la soo xidhiidhay ayaa ka codsaday in qayladhaan laga gaadhsiiyo hayada xuquuqul iinsaanka iyo dadka caqliga u sanba in gurmad deg deg ah loo fidiyo naftooda iyo maalkoodaba. Caruuro ka dhiganaayey iskoolo ay dhaleen reerahaas *****ga ahi ayaa loo lugaysiiyey habeenkii xalay dhinaca Magaalada Gaarisa si naftooda loo badbadaadiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 4, 2012 http://taleex.net/2012/01/02/*****gii-ku-noolaa-libooyo-kenya-oo-maalinkii-sedexaad-magan-u-ah-booliska Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 4, 2012 SSC, Puntlanders and Azanians are all unionist, why are they fighting eachother? Should they fight Kenya and Kikuyu's? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 4, 2012 Carafaat i think Azanians are angry because people from Puntland and SSC expressed their support for Al shabab in Kismaayo and even gave them weapons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 4, 2012 Also Dadkaan ayaa loogu aaneeyey eedo loo tirinaayo maamulka puntland oo isagu hore ugu dhiibay dawlada itoobiya dad ka soo jeeda beesha Azania. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 4, 2012 Xiinfaniin and General Duke folks rather support Amir Godane and Al Shabaab over Ghandi and Azania???? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 4, 2012 Iskudir.com Anagu shuqulka habraha ma faduulino, ee maxaa idinka afaaraha reeraha kale aad ka rabtaan. Fitnado wax fiican, maaha. SSC, Azania, iyo Puntland waa dad walaalo ah oo wada dhashay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 4, 2012 Carafaat;770191 wrote: Xiinfaniin and General Duke folks rather support Amir Godane and Al Shabaab over Ghandi and Azania???? kkkkk you got it right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 4, 2012 'Liibaan';770197 wrote: SSC, Azania, iyo Puntland waa dad walaalo ah oo wada dhashay. Liibaan, waad runtaa. waxaad u sheegtaa, www.taleex.net. Ha joojiyaan isku dirka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 4, 2012 Carafaat;770202 wrote: Liibaan, waad runtaa. waxaad u sheegtaa, www.taleex.net . Ha joojiyaan isku dirka. Xumaanta iyo xasarada ayaa waligaa ka shaqeesaa, cidna kuma weydiin taleex media, adiga taada ayaa Allah kula xisaabtamayaa. Waa hadii aad wanaag rabto jooji isku dirka iyo xumaanta, hadii aad ka hesho sharka iyo shaydaanimada dee wado isku dirka iyo xumaantaada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FreshPrince Posted January 4, 2012 'Liibaan';770197 wrote: Iskudir.com Anagu shuqulka habraha ma faduulino, ee maxaa idinka afaaraha reeraha kale aad ka rabtaan. Fitnado wax fiican, maaha. SSC, Azania, iyo Puntland waa dad walaalo ah oo wada dhashay. Looooooooooool @ Anagu shuqulka habraha ma faduulino. ENOUGH SAID WALLE OO BIILLE!! Trying to instigate between brothers and countrymen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2012 interesting development there in kenya, nimanka azania niman naxaya ba maha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 4, 2012 Carafaat;770202 wrote: Liibaan, waad runtaa. waxaad u sheegtaa, www.taleex.net . Ha joojiyaan isku dirka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 4, 2012 LOL@taleex.net... That says all. Anything else? Are successionists having heart attacks about KH2? Wadnahaa i dhagleh dhag dhag Alla wadnahaa i dhag leh.. Love this song.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted January 5, 2012 I have never seen people more desperate.They waiting for war among clans in the south but its not happening.Sorry folks. Quote Share this post Link to post Share on other sites