Somalia Posted January 3, 2012 Keep an eye on Osman Aato, the man never fights, he thinks bigger Xildhibaan Salaad Cali Jeele oo ka mid ah qaswadayasha Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa sawirkan waxa laga cel celinayaa Gabar Soomaaliyeed uu doonayo in uu gacan qaado. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya qaybtooda guracan oo wada hadlka iyo dooda hufan oo baarlamaanda caalamku ku shaqeeyaan ka doortay qaniinyada iyo haraatida ay isla dhacaan dhexdooda ayaa mar kale ku dagaalamay Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho Xildhibaanada qaswadayaasha ah ayaa waxay maalmahan danbe ku doodayeen in ay xilkii ka qaadeen gudoomiyha dhabta ah ee Baarlamaanka Shariif Xasan,hase ahaatee ujeedadooda dhabta ahi ay tahay in ay dalka fawdo ka bilaabaan oo ah mid ay ku soo shaqaysanayeen labaatankii sano oo ina soo dhaafay Xildhibaan Salaad Cali Jeele Iyo Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow ayaa sida la sheegay ah labada Xildhibaan oo aadka looga cabsado haraatida xooga badan oo ay dadka la dhacaan.. Hoos ka daawo | Xildhibaan Salaad Cali Jeele oo laga hayo in uu feero qof dumar ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 3, 2012 Waxaan maxee tahay, banooni maala ciyaaroyaa oo la qash qashaadaayo. Maalin walba kuraas isla dhacooyaan iyo bakoorado. it will be a matter of days before mid keensado bistoolad, kuna dilo qaarkood. Awalba badow yaa xil u dhiiban jiray, kii aaminsanaana ka badowsan. Badankooda waa badowyaal waxmagarata ah, dowlad guud iyo axdigeeda meel ee ka bilaabato iyo meel ee ku dhamaataba ma yaqaanaan ee maxeeba sharci dajiyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites