Dr_Osman Posted January 3, 2012 Salama Bank oo laga furey Garowe (Sawiro) 3 Jan 3, 2012 - 6:40:23 AM GAROWEONLINE Magalaada Garowe ayaa maanta waxaa xariga looga jaray Bankiga Puntland Salama Bank faraciisa Garowe,waxana munaasabada furitaanku ka dhacdey xarunta cilmi baarista Puntland ee PDRC. Xafalada ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland,qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Puntland,waxgarad,issimo,culimo,ganacsato iyo marti sharaf kale oo lagu casumey munaasabada. Wasiir ku xigeenka maaliyada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame(Qowdhan) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqey furitaanka faraca Garowe oo horey Bossaso uu furey wasiirka maaliyada Faarax Cali Shire,waxana uu ku darey in Dowladda Puntland ay soo dhaweyneyso talaabadan horumarineed. Maamulaha bangiga Salama Banka Puntland Maxamed Jaamac Xaashi ayaa sheegay in bangigu ku shaqayn doono nidaamka bangiyada Islaamka,waxana uu soo tiriyey faa’idooyinka ay u leeyihiin koboca dhaqaalaha dalka. Madasha xaflada ka dhaceysey oo u badnayd khudbado ay soo jeedinayeen masuliyinta iyo marti lagu casumey makrafoonka ayaa waxa dhamaan muujiyeen horumarka balaaran ee laga gaarey dhanka nidaamka kaydka lacagta oo bangigani noqday kii ugu horeyey oo laga hirgeliyo Puntland. Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali oo ka mid ah dadkii lagu casumey kulanka oo ka hadlay goobta ayaa soo dhaweyey furitaanka bangigan,waxana uu la dardaarmey masuuliyiinta bangiga in ay dhawraan xuquuqda shaqaalaha ka hawlgalaya. Bangigan oo shirkadda isgaarsiinta Golis hoos taga ayaa waxa uu ku xiranyahay adeega lacag dirsiga ee Mobilka(Sahal Service),waxana sida sheegeen talaabadan tahay mid la jaanqaadeysa horumarka tiknolojiyada casriga ah. Ugu danbeyn xafalada fuitaanka ayaa waxa soo xirey wasiirka degaanka Puntland Cabdiqani Yuusuf waxana uu tilmaamey in horumarkii ugu badanaa dunida guud ahaan la gaarey 20-kii sanno ee ugu danbeeyey.waxana uu raaciyey in Puntland gaar ahaan intii burburka lagu jirey wax badan u qabsoomey islamarkaasina gaarey horumar balaaran. Koboca dhaqaalaha iyo horumarka dhinacyada nolosha ayaa waayadan danbe waxa laga dareemayey Puntland,iyadoona ay soo badanayaan shiradda sida gaarka ah loo leeyahay oo la'aamin sanyahay in ay qayb ka qaaaten horumarkadhaqaale Puntland. Halkan ka dhegeyso warbixin ku saabsan furitaanka Salama Bank http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Salama_Bank_oo_laga_furey_Garowe.shtml Hamar Headquarter Bosaso Branch Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 3, 2012 It doesn't really look like a bank it kinda looks like a school. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 3, 2012 Other banks in Puntland Dahabshil Bank Tawakal Bank. Bosaso Headquarter Iftin Bank. Bosaso Headquarter Dayax Islamic Bank 5 banks so far. Dayax, Dahabshil, Tawakal, Iftin, Salama Bank. Halkas ka si wada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 3, 2012 Xaaji Xunjuf;769978 wrote: It doesn't really look like a bank it kinda looks like a school. Salama Bank Is a branch within puntland. Its headquarters are in mogadishu owned by sharif's people!!!! Wa horumar banking services is required so we can put our money somewhere safely so we can build our state!!! Puntland Hosts 4 banking headquarters In Tawakal-Iftin-Dahabshil-Dayax. Its hosts branches of Salama Bank. This is not hawala ok. U might be confused this is banking services with ATM ACCESSES then again xaaji you wouldnt know that is as you dont have any Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 3, 2012 Xaji dont change the subject, when you see a clear weakness in hargeisa having no banks. Its still remains a fact. 5-6 Banks in Puntland. 0 In Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 3, 2012 Somaliland Banking Services lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 3, 2012 Dr osman all i said is it does not look like a bank i never talked about Hargeysa banks and as you said its just a branch and its not even owned form some one from the garowe clan enclave i rest my case. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 3, 2012 Somaliland has remittance services, but not banking services because what is there to bank there is no economy, there is no businesses!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 3, 2012 Aan ka raayo. Bosaso has 5-6 banks because there is people who have money and can set up bank accounts and deposit money. In Hargeisa noone can deposit money because there is no traders or business men, all they can do is just take money from remittance services in qurbaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 3, 2012 The fact that its not even owned by someone from garowe shows you that other somalis know that business is in Puntland and ppl have the capacity to open up accounts, deposit money. They dont have that same sort of confidence in hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted January 3, 2012 Xaaji ran from this topic, He has accepted defeat. Invest in Puntland is the slogan Quote Share this post Link to post Share on other sites