Xaaji Xunjuf Posted January 3, 2012 Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo ku wajahan Beledweyn Dowlada KMG Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay wafdi heer wasiira ah u dirto magaalada Beledweyne ee bartamaha dalka Soomaaliya halkaasi oo dhawaan laga xoreeyey Al Shabaab. Wafdiga oo uu hogaamin doono wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, Xuseyn Carab Ciise ayaa ujeedkiisu yahay sidi uu ugu kuur gali lahaa xaalada magaalada iyo sidi gobolka loogu magacaabi lahaa maamul kumeel gaar ah. Wararka ayaa sheegaya in wasiirka gaashaandhiga uu ku dhiiri gelin doono ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan Beledweyne sidi ay u dar dar gelin lahaayeen howlgalada ay ka wadaan halkaasi. War saxaafadeed kasoo baxay shalay dowlada KMG Soomaaliya ayaa lagu sheegay in bilowga sanadkaan cusub ay ku dhameystiri doonto qabsashada guud ahaan gobolada ay maamulaan hada ururka Al Shabaab. Ciidamo taabacsan dowlada KMG iyo kuwa dowlada Itoobiya ayaa todobaadkaan horaantiisi dagaal ku qabsaday magaalada Baladweyne, waxaana dowlada ay hada qorsheyneysaa in ay ku darto gobolada Galguduud, Shabeelaha Dhexe, Bay iyo Bakool. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 3, 2012 Wiilkaan caadi maha. This is already the third frontline he is visting after Gedo and Jubba. TFg Minister outside Muqdisho compound would give folks and troops moral boost. I take back my earlier qualification for calling him Fish and Chips dhaqancelis from UK. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 3, 2012 Yes he is indeed very active going to the front line where needed when needed he went to dhooblay and now he is in beledweyne. Carafaat by the way he is not from the UK he is from the US. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 3, 2012 XX he is doing a good job working for Abdiweli and for the unionist cause against the criminal Amira Godane. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 3, 2012 ^^ Atleast the defense Minister is visiting the front line doing what he is good at Abdiweli is touring the partly peaceful clan enclave while he is needed in mogadisho to do the work a failure i guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 3, 2012 Lol @ XX, desperate words from a desperate man. The defense minister job is to visit the troops and report back to his Prime Minister. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted January 3, 2012 XX raggiisa ka jira koonfurta wuu jecelyahay! Hadduu Godane yahay ama Wasiir TFG yahay. Wallee Clan is everything Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 3, 2012 ^^^ Yeah he loves them but hates the flag & Somalia itself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 4, 2012 Duke, werent you supporting Shariif& Sharmaarke, opposing Shariif and Farmaajo and then again supporting Shariif and Abdiwali. Pure out of clan reason. XX and I are also of the same clan as of former FM Mahamed Omaar, Buuba, etc but said nothing positive about them cause there wasnt that much to mention. And this guys has simply done a good job. Laakinse adigu macaa ki kaliya ee wax qabtay ee farmaajo macaa wa kasoo horjeeday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted January 4, 2012 good job by defense minister, well done, Where is Oodwayne? who was discrediting this minister? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 9, 2012 Indeed, Oodweyneh should appologize to the good Minister. The guy has done well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted January 9, 2012 unionists:D:D:D when is it going to work!??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 9, 2012 burahadeer;771875 wrote: unionists:D:D:D when is it going to work!??? Separatists, when did it ever work? Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted January 9, 2012 ^^^^ DR Osman busy man! Quote Share this post Link to post Share on other sites