Jacaylbaro Posted January 3, 2012 Initial reports say he is kidnapped, blindfolded and taken to unknown locations. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 3, 2012 Gaalkacyo(HWN) waxaa daqiiqado ka hor Magaalada Gaalkacyo Ee xarunta Gobolka Mudug lagu afduubtay wasiirkii Wasaarada wax barashada maamulka galmudug state Burhaan Warsame Cigaal ayadoona aanan La ogeyn cida afduubtay. Idacadaha maxaliga ah ee Ka Jira magaalada Gaalkacyo Ee xarunta Mudug oo La xariiray Wasiirka ayaa telefoonka ka qabtay xili uu indhaha ka xirnaa asagoona ushegay in la sii wato uusan ogeyn cida afduubtay iyo Meesha loo wado balse uu qaxiijiyay in la ka xeystay. Wasiirka wax barashada Galmudug burhaan oo afduubka goor dhow lala beegsaday ayaa la sheegay in uu wax badan ka qabtay musuq maasuqa dhanka wax barashada Ee Maamulka galmudug Sate Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 3, 2012 Very strange his kidnappers allowed him to answer his phone and talk about his situation!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 3, 2012 Very strange indeed ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted January 3, 2012 Maaddeey;769905 wrote: Very strange his kidnappers allowed him to answer his phone and talk about his situation!. looooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 3, 2012 Talaado, Jannaayo 03, 2012 (HOL) − Kooxo hubeysan ayaa maanta oo Talaado ah ku afduubay degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wasiirkii waxbarshada ee maamulka Galmudug, Burhaan Warsame Cigaal. Wasiirka ayaa la sheegay in kooxaha hubeysanay ku weerareen gurigiisa oo ay kala baxeen, iyadoo wasiirka oo qaar ka mid ah saxaafadda la hadlay uu sheegay in laga xiray indhaha meel uu ku sugan yahayna aan la ogeyn. Inkastoo aysan caddeyn sababta afduubkiisa ka dambeysa ayaa haddana wararka qaarkood waxay sheegayaan in wasiirka uu horay u ballanqaaday lacago madax-furasho ah oo lagu sii-daayay arday laga soo afduubtay Waqooyiga Gaalkacyo oo ay ka taliso Puntland bishii lasoo dhaafay. Wararkan ayaa waxay sheegayaan in kooxda afduubka geystay ay ahaayeen koox burcadbadeed ah oo afduubka ku haystay wiilka ardayga ah, isla markaana aysan weli ka helin wasiirka lacagtii uu damiintay, inkastoo warkan uu yahay mid aan si dhab ah loo xaqiijin. Afduubkan ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu horreeyay oo mas'uul ka tisran Galmudug loogu geysto Koonfurta Gaalkacyo, iyadoo ay jireen warar kasoo baxaya saraakiisha ciidamada oo sheegaya in kooxo ku labisan dharka ciidamada ay dhibaatooyin ka wadaan deegaannada ay ka taliso Galmudug. Sidoo kale, afduubkan ayaa wuxuu imaanayaa xilli uu weli taagan yahay muran u dhexeeya mas'uuliyiinta maamulka Galmudug gaar ahaan afhayeenka baarlamaanka iyo madaxweynaha Galmudug, iyadoo ma'suul walba uu sheegay inuu midka kale shaqada ka eryay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 4, 2012 Maaddeey;769905 wrote: Very strange his kidnappers allowed him to answer his phone and talk about his situation!. His bodyguards ahaana maxaad ka ogtahay? Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 4, 2012 ma wuu is qarinayaa baad na leedahay ?? loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 4, 2012 heestii "now you see me, now you don't". Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted January 4, 2012 Puntland iyo Galmudug are so unstable. Ministers being shot in broad day light now this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2012 ^^ Puntland ministers were killed before but Ministers from galmudug were never killed only kidnapped. Quote Share this post Link to post Share on other sites